Hayat
843 posts

Hayat
@HayatLander
Educator,counselor and a great listener.













While the Conservative Party is working hard to take away women’s right to choose, your Liberal government will always defend and protect sexual health and reproductive rights. Full video: youtu.be/hRmU2pOgtAU #InternationalSafeAbortionDay #HerBodyHerChoice

Maalin waa Fahad Garaad oo mar waa hebelkaa Garaad oo habeen waaba Farmaajo Garaad. Kolkaasa dad lagu caayayaa xaafad kale ayaad joogta. @TerraAbdirizak Brother Accountkan in Muuse iyo Hassan Sheikh laga caayo ayaa laysku ogaa ee hadda ma anigii wax ku qori jiray baa layga buufinayaa inta Password kii layga bedeshay.😂 Car abtirso.

@MohamoudGaildon Geeldoonow, waxan isleeyahay ma laha runta waa laga sii fogaan doono haddii aynu sameyno “superstate” uu hoggaamiyo Big Brother innoo sameeya Wasaaraddii Runta!










Alxamdulilaah inaan maanta ku soo dhaweyno Guriga Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil wafti balaadhan oo ay hogaaminayeen Beeldaajiye Ismaaciil Beeldaajiye Yasin, Suldaan Cabdi Ismacil Bobulaar, Wasiir Barre Fatax, cuqaal iyo wax Garaadka kale ee la socday. Aad baanu ugu farax sanahay siyaarada waftigan oo u socdey xoojinta abaabulka difaaca iyo adkeynta nabada iyo iska xakeymeynta dulmiga. Alle ha barakeeyo waftiga dhamaantood. @SSCKhaatumo @IsimadaSsc


Maamulka SSC-Khaatumo oo u jawaabey dhiggiisa Somaliland.@EGaraad_ @GaraadMukhtaar @HoehneVirgil

19 years ayaan warbaahinta ku jiray, this is the worst interview ever! Markaasuu isugu yeedhayaa Saxafi.

Delusion is still very strong among SLanders





