Mukhtar Geeraare retweetledi

Waxan halkan idiinku soo gudbinaynaa Qudbadii uu Wakiilka Somaliland ee Maraykanka iyo Canada, Bashir Goth, u gudbiyey xafladdii Xuska 35 Guuradii la soo noqoshada qaranimada Somaliland ahna tii u horreysa aqoonsiga dabadii, ee ka dhacday Washington iyo nawaaxigeega.
Wakiilku wuxu isla habeenkaa joogay oo uu qudbad la mid ah ka jeediyey Boston.
Indonesia



























