déèqa 🐻

41.2K posts

déèqa 🐻 banner
déèqa 🐻

déèqa 🐻

@dqdelite

Dissent is the highest form of patriotism.

Islamic Republic of Puntland Katılım Ağustos 2013
188 Takip Edilen7.5K Takipçiler
Sabitlenmiş Tweet
déèqa 🐻
déèqa 🐻@dqdelite·
"How does power sustain itself? If you think about it, power is always in the hands of the people who are oppressed—it's in the hands of the governed...they really have power." [part 1/2]
English
2
4
15
0
Abdul-Jabaar
Abdul-Jabaar@AJabaar04·
@dqdelite Waa in kacdoon shacab dhacaa oo loogu soo horjeedo Seedow Daniyow. Qoladii Garowe ee taraha raadin jiray haka faiideystaan fursadan.
हिन्दी
1
0
1
37
déèqa 🐻
déèqa 🐻@dqdelite·
Waxu Deni soo wato waxyar maaha (tagida Xamar baa i qarso noqoneysa). Mucaarad ku sheegi inaga qaban lahana dalki buu ka eryay oo waa duurjoog badi. Ciidanki, baarlamanki, iyo garsoorkina jeebkisay ku jiraan. Rajadu waa shacabka oo damiir iska baadha☝🏾
Indonesia
1
4
6
416
déèqa 🐻 retweetledi
Somali Hermit
Somali Hermit@SomaliHermit·
Life in Ras Asayr
Somali Hermit tweet mediaSomali Hermit tweet media
English
0
11
41
708
Khaliifad Sucaad Ilkocaag
Khaliifad Sucaad Ilkocaag@suad_a62129·
Ereyga in waadix uun laga dhigo weeye, laakin muraadka loo badalay ba waxey aheyd to change maqaamka Dowlada Goboleedka Jubbaland” to “Dowlada Jubbaland” oo more autonomous ah. “Ismaamul bay sii yeelaneysa iyo aayo-katashi inay sameyn karaan hada lagu heshiin qodobadaas” kuma jirin dastuurja JL, dhawaantaan lagu so daray. Hadana for example, Somali State in Ethiopia waa Ismaamul, waana mid Federal ah oo autonomy kaamil ah laheyn, laakin marka la dhaho Dowlad Madaxbanaan (Autonomous Government/State) waa ismaamul oo full autonomy-giisa heysta laakin sovereign aheyn. In kasta Ismaamul xata loo isticmaali karo the later, the former xata waa loo isticmaala… Interpretation-ka kilmadas marka hadba isbadaleyso… Like it was a must “awoodaha autonomously” ilaalsaneyso iyo aayo-katashi Jubbalanders sameyn karaan dastuurkooda lagu helo, hore ugu jirin kuwi hore…
Eesti
1
0
2
42
déèqa 🐻
déèqa 🐻@dqdelite·
Doorkan waxba si ka ah MW Madobe, lkn u maleyn mayo inuu lumiyay aqoontiisi uu cadowga dhulka ula jari jiray. Marka mudane MW dadkaga uga faaiide fursadaha taagan oo samee waxu (JubExit) dastuurkagu ku farayo, waliba mari baarlamanka iyo maxkamada (beri baad u aayi):
déèqa 🐻 tweet mediadéèqa 🐻 tweet mediadéèqa 🐻 tweet media
déèqa 🐻@dqdelite

Dastuurka Puntland/ka 2012 waxa lagu saleeyay ka 🇺🇸 oo aduunka ugu wanaagsan. Taaso macnahedu yahay: maalintay FGS ansaxisay dastuurkeda bay PL heshay madaxbanani buuxda, lana soo noqotay afarti shay eynu wadaageynay (majiro HAL shay ooynu siinay):

Filipino
1
2
3
966
déèqa 🐻
déèqa 🐻@dqdelite·
Mustaqbalka cidi aamini meyso xukumad, ama ummad aan go’aan adkeyn, waxay balan qaadana fulin, waliba waxa oo uu dastuurkenu ina farayo. Intan aqaanay siyasada/PL, wali ma arag warqad ka liidata tay maalinti dhaweyd soo saareen Deni iyo co (what a terrible thing to witness).
déèqa 🐻 tweet mediadéèqa 🐻 tweet mediadéèqa 🐻 tweet media
déèqa 🐻@dqdelite

PuntExit kuba waa intan. Dadbase mooda inaan leenay: aan Cawale 🇸🇴 ooynu keenay katagno, qalinka qarankana u deyno dugaagta. Muhiimadu waa: inaynu dastuurkena ku dhaqano, FGS wiiqno (to the point of being nonexistent), HAL jihana u jeesano (It’s not rocket science, my people).

Filipino
1
2
4
382
déèqa 🐻
déèqa 🐻@dqdelite·
Jubaland kama baqato inay FGS maxkamad saarto iyo inay dacwado kale ka gudbisaba. Marka hadey JubExit si sharci ah ku qaadato, beri waxay noqoneysa ta ugu dooda adkaneysa/fiicnaneysa hadey Somali dib miis u wada fadhiistan ooy u damcan inay dowlad dhistaan. (iga qora).
déèqa 🐻 tweet mediadéèqa 🐻 tweet mediadéèqa 🐻 tweet media
déèqa 🐻@dqdelite

Fili mayo inay KG dacwad ka furayso FGS oo Puntland ta sheegata ‘hooyada’ federalism kuba ilaa hada may dacweyn. Waxa ugu dhaweyd Jubaland oo IC’da ku dacweysay, una sheegtay inay iyagu qayb ka yihiin dhibka. Maad ogtay in qof ay maxkamadi xukuntay aanu tartami karin?

Filipino
0
0
0
273
déèqa 🐻
déèqa 🐻@dqdelite·
@AJabaar04 FGS kasta waxay ka shaqeysay sidii Somalida Ogaden/DDS iyo NFD looga saari lahaa Somalinimada. Mogadishu iyo Hargeisa waxay wali wadaan aarsi, Garowe iyo Kismayo na waxa lagu duray cirbada suuxisada oo ma kala jecla waxa socda, mana arkaan halka loo socdo. 🧵raac
déèqa 🐻@dqdelite

Sanado bay IC’da oo adeegsaneysa Mogadishu iyo Hargeisa wadeen in la baabi’iyo waxwalbo Somali u gooni ah, Somalida inaga maqana la niyad jabiyo si’ay cadow isagu dhiibaan. Garowe iyo Kismayo waxay maanta haystaan fursad aan dib inoo soo mari doonin (seize the moment):

Filipino
3
4
6
369
déèqa 🐻 retweetledi
Iman
Iman@imanmali·
This is why the hotel opposition is utterly ridiculous and a complete waste of everyone’s time, energy, and political oxygen. Traveling to a country 🇹🇷 to mediate your political differences when that same country has already signed an MoU with the very governing entity you claim to oppose is beyond absurd. It is political humiliation disguised as strategy. Let’s be clear: every politician in Mogadishu behaves like an Ottoman subject, yet they still fail to comprehend one simple reality, the Sultan (@RTErdogan) is perfectly satisfied with his vizier, Hassan Sheikh Mohamud, sitting comfortably inside Villa Somalia. Ankara already made its choice long ago. Someone seriously needs to walk into the donkey stable known as Jazeera Palace Hotel and explain to them that begging a patron state to referee your internal disputes while that same patron openly backs your rival is not opposition politics. It is political self degradation.
Iman tweet media
Arlaadi Media@ArlaadiMnetwork

⚡️LATEST: Several #Somali opposition figures have held separate meetings in Ankara with senior Turkish foreign affairs and intelligence officials, according to people familiar with the discussions, at a time when #Somalia’s political landscape remains strained by unresolved questions over electoral timing and the mandate of President Hassan Sheikh Mohamud. The conversations, the sources added, reflected a quiet but growing interest in whether #Türkiye could play a behind-the-scenes stabilizing role in Somalia’s widening political standoff, even as opposition figures expressed unease over #Ankara’s perceived proximity to @TheVillaSomalia amid the ongoing deadlock.

English
5
2
18
10.4K
déèqa 🐻 retweetledi
Dr. Stressed Steminist 🩺
Dr. Stressed Steminist 🩺@ntradsteminist·
Studying abroad in Greece and having to take your roommate to the ER for a broken arm and the nurses going omg I’m so sorry you’re not Greek so we have to charge you and it’ll be a bit expensive I’m so sorry!!! And it was $20 and only two hours of our life
lexi@elextra__

it’s really not until you visit another country that u realize ohhhh ok we are really fucking slumming it in america got it

English
311
13.3K
265.8K
6.3M
déèqa 🐻 retweetledi
Chris Murphy 🟧
Chris Murphy 🟧@ChrisMurphyCT·
Here's how the corruption works: Thursday: RJ Reynolds donates $5M to Trump Saturday: Trump invites RJR execs to Mar a Lago; execs ask to loosen regs on flavored vapes; Trump calls up RFK Jr. and tells him to change it Friday: FDA changes the policy #donation-big-tobacco-vaping" target="_blank" rel="nofollow noopener">nytimes.com/live/2026/05/2…
English
1.6K
21.7K
42.3K
990.8K
déèqa 🐻
déèqa 🐻@dqdelite·
Deni: “anu Xamar baan ku dhashay, ku koray, ku barbaaray. Rag baa halkaa (halkaa = Puntland) i geeyay.” Xanuunkan (nostalgia coupled with pathological altruism) si sahlan loogama bogsado, haduuse helo reer Puntland bartay cilmiga nafsiga way caawin karaan (I think).
déèqa 🐻 tweet media
déèqa 🐻@dqdelite

In meel aanad jecleen/ku dhalan lagugu dhajiyo, waliba labo jeer MW lagaaga dhigo. Halkaad jecleyd, ku dhalatay, kuna riyoneysay inaad maalin uun badbadiso na lagaa sheegto waa wadno xanuun (I almost feel bad for him). Video’yada waa musharaxnimadii 2016:.

Indonesia
3
7
15
2.9K
déèqa 🐻
déèqa 🐻@dqdelite·
Why do I even gnikcuf bother?
déèqa 🐻 tweet media
English
1
0
0
151