Suldaan Seermo

399 posts

Suldaan Seermo banner
Suldaan Seermo

Suldaan Seermo

@Seermoh

“You must be the change you wish to see in the world.”

Присоединился Haziran 2019
223 Подписки675 Подписчики
Закреплённый твит
Suldaan Seermo
Suldaan Seermo@Seermoh·
Waa isku meel laakiin waa kala muuqaal. Waxaa u dhaxaysa labada sawir mudo shan sano ah, waa horumar iyo wax uu qalbigu ku farxo
Suldaan Seermo tweet mediaSuldaan Seermo tweet media
Filipino
1
5
16
0
Suldaan Seermo
Suldaan Seermo@Seermoh·
Midbaa iga qasay yelkeede qiimeya.
Eesti
1
0
4
175
Suldaan Seermo
Suldaan Seermo@Seermoh·
*Daahfur barnaamijka Raad-Raac* Barnaamijka Raad-Raac waxaa inoo daadihin doona saaxibkay Xaaji Qodax, Waxaana marti inoogu ah Ex-Maayar Mohamed Muraad, waxaana diirada lagu saari doona xaalada gobolada bariga Somaliland. FG: Barnaamijkani waa taxane.
Suldaan Seermo tweet media
Suomi
2
9
12
10.6K
Suldaan Seermo
Suldaan Seermo@Seermoh·
Dhulka beel weynta Habar-Jeclo.
Eesti
6
3
21
12.3K
Suldaan Seermo ретвитнул
MR: GB
MR: GB@Oligarchow·
The Aura. 31.May.1988 Gudagalkii Hargeysa, Iyo Guddoomiyihii SNM AHUN, Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo. Fulay badan oo maanta laga fadhiyi la'yahay ayay Xorriyaddu dhibaysaa. Somaliland Guul SNM intii dagaalkaa xaqa ahaa ku shahiiday Allah ha u naxariisto inta noolna sharaf karaamo. #Somaliland #SNM #SSB
Filipino
3
8
30
2K
Suldaan Seermo
Suldaan Seermo@Seermoh·
Waxaas bilaa akhlaaqda ah ayaa police ah oo dal dhan sharftooda iyo policekooda metelaya. Qaladku isaga oo kaliya maaha sidoo kale waxaa lamida oo ka liita ka taliyaha u ah wasiirka ilaa madaxweynihiisa waayo geed walba dheecaankiisa ayuu dhalaa.
Indonesia
0
0
1
67
Suldaan Seermo ретвитнул
Mohamoud Hashi
Mohamoud Hashi@MohamudHAbdi·
عيدكم مبارك 🎊
Mohamoud Hashi tweet media
العربية
11
4
83
1.8K
Suldaan Seermo ретвитнул
CheckMate - Bariga Berbera 🌸✨
Ma hugaamin kartid waddan adigoo leh shakhsiyad daciif ah @Abdirahmanirro raggan mooryaanta ah oo aad soo uruursatay god dheer bay ku rideen rejadii isbeddelka. Waxaad la shaqaynaysaa bam wakhti sugaya inuu qarxo..
Indonesia
4
18
44
2.8K
Suldaan Seermo ретвитнул
MR: GB
MR: GB@Oligarchow·
Just in: 🚨 Jamacadda Central Burco University College, xogteeddii oo kooban waataan. Prof: Saleeban dirir Wuxuu furay makhraati ah in machadka caafimaadka Burco aanu ahayn xarun dowladeed (Government Institution ) wasaarada caafimaadkuna aanay meelna Ka soo gelin , prof saleebaan Wuxuu mudo dheer ahaa gudoomiyaha jaamacada Burco iyo gudoomiyihi tacliinta sare. Dr faadumo Cismaan waa Edna Aadan ta Burco, in la abaalmariyo oo la maamuso ayay u mudan tahay, Waa qofka keli ah Ee dad Tayo leh soo saaray Gobolka Todheer. Bulsho ahaan. khalad ka ugu wayn ee aynu ka galnay Drs Faadumo Cismaan maanta. waa inaynu suurto galinay in shuftada xukuumada Cirro ay ku dhiiradaan oo hunguri ka galo inay dhacaan qof kii ugu miisaanka cuslaa gobolkeen Togdheer. Xaqiiqadu waxa weeye meeshan Somaliland nadaam dawladeed laguma hayo ee koox shufto ah oo dhaqaale doona baa isu bahaystay, waxaana waajib ah in la iska celiyo.
Eesti
1
9
22
2.3K
Suldaan Seermo ретвитнул
Xaaji Qodax_🟩★🟥
Xaaji Qodax_🟩★🟥@SuugaanMal·
"Mudaharaadyo ayaa ka socda ilaa shalay Caadimada Gobolka Togdheer' Dowladdii wax qastay way ka aamusantahay Cajiib. “in shaadh Siyaasiyadeed loo adeegsado Macalimadayada ma ogolin” Ardayda Jaamacada Caafimaadka Burco oo maanta mudaharaad.l
हिन्दी
1
2
6
444
Suldaan Seermo ретвитнул
MR: GB
MR: GB@Oligarchow·
Mooryaan Mooryaan dhashay. Waar guntan ha la iska celiyo.
हिन्दी
8
7
32
4K
Burco Kid
Burco Kid@SNMKIDS·
@Seermoh Nice bro congratulations
English
1
0
3
108
Suldaan Seermo
Suldaan Seermo@Seermoh·
Difaaca qaranku waa Waajib dastuuriya. Runtii sharaf bay ii tahay inaan kasoo muuqano aniga iyo qoorweyntaniba 100k qof ee hormuudka u aha qaranka Jamhuriyadda Barakaysan ee Somaliland. Marka labaaad waxaan hambalyada la wadagaya bulshada nagu xidhan ee marwalba na dhiirigeliya
Suldaan Seermo tweet mediaSuldaan Seermo tweet mediaSuldaan Seermo tweet mediaSuldaan Seermo tweet media
Indonesia
3
2
31
3K
Suldaan Seermo ретвитнул
Xaaji Qodax_🟩★🟥
Xaaji Qodax_🟩★🟥@SuugaanMal·
"Somaliland waxaa la musuq maasuqay oo lawaayay Kaydkii Raaahinka Gobolka Togdheer ee somaliland waxaa la waayay masuulkii Somaliland Halkaa ugu magacownaa oo aan ilaa hada lahaynin Raashinkii Kaydkii yaalay ayaa lala baxay waxaa Baadhis bilaabay Hanti dhawrka somaliland iyadoo lasoo Ganacsato Raashinka Qaar laga soo iibiyay Sideed u arragtaa?
Xaaji Qodax_🟩★🟥 tweet media
Suomi
4
2
15
1.3K
Suldaan Seermo ретвитнул
Xaaji Qodax_🟩★🟥
Xaaji Qodax_🟩★🟥@SuugaanMal·
Ugaaska guud iyo Boqorka Guud🥳
Xaaji Qodax_🟩★🟥 tweet media
Filipino
2
1
26
729
Suldaan Seermo ретвитнул
Mohamoud Hashi
Mohamoud Hashi@MohamudHAbdi·
On behalf of Somaliland's largest oppositional party --KAAH, I strongly condemn Iran’s strikes targeting the Gulf Arab states, particularly the United Arab Emirates, Kuwait, Bahrain, Qatar, and Saudi Arabia. Such actions constitute an act of aggression and a violation of international law and the principles that safeguard the sovereignty of states. I am especially concerned by the harm inflicted on civilian and urban areas, as the damage of the attacks were greatly reduced through successful interceptions. Iran has no legitimate justification to attack neighboring countries with which it is not at war. Expanding the scope of conflict in this manner risks escalating tensions and only creates further hostilities for Iran. Lastly, I extend our solidarity and prayers to civilian populations across the Middle East, asking that God ease their suffering and protect them during this sensitive and challenging period for the region.
Mohamoud Hashi tweet media
English
124
38
233
25.9K
Suldaan Seermo
Suldaan Seermo@Seermoh·
The Oromos who have lived in Somaliland for the last 30 years are citizens.
Suldaan Seermo tweet media
English
0
0
2
289