ทวีตที่ปักหมุด
Suldaan Seermo
398 posts

Suldaan Seermo
@Seermoh
“You must be the change you wish to see in the world.”
เข้าร่วม Haziran 2019
223 กำลังติดตาม674 ผู้ติดตาม
Suldaan Seermo รีทวีตแล้ว
Suldaan Seermo รีทวีตแล้ว

The Aura.
31.May.1988
Gudagalkii Hargeysa, Iyo Guddoomiyihii SNM
AHUN, Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo.
Fulay badan oo maanta laga fadhiyi la'yahay ayay Xorriyaddu dhibaysaa.
Somaliland Guul
SNM intii dagaalkaa xaqa ahaa ku shahiiday Allah ha u naxariisto inta noolna sharaf karaamo.
#Somaliland #SNM #SSB
Filipino
Suldaan Seermo รีทวีตแล้ว
Suldaan Seermo รีทวีตแล้ว

Ma hugaamin kartid waddan adigoo leh shakhsiyad daciif ah @Abdirahmanirro raggan mooryaanta ah oo aad soo uruursatay god dheer bay ku rideen rejadii isbeddelka.
Waxaad la shaqaynaysaa bam wakhti sugaya inuu qarxo..
Indonesia
Suldaan Seermo รีทวีตแล้ว

Just in: 🚨
Jamacadda Central Burco University College, xogteeddii oo kooban waataan.
Prof: Saleeban dirir Wuxuu furay makhraati ah in machadka caafimaadka Burco aanu ahayn xarun dowladeed (Government Institution ) wasaarada caafimaadkuna aanay meelna Ka soo gelin , prof saleebaan Wuxuu mudo dheer ahaa gudoomiyaha jaamacada Burco iyo gudoomiyihi tacliinta sare.
Dr faadumo Cismaan waa Edna Aadan ta Burco, in la abaalmariyo oo la maamuso ayay u mudan tahay, Waa qofka keli ah Ee dad Tayo leh soo saaray Gobolka Todheer.
Bulsho ahaan. khalad ka ugu wayn ee aynu ka galnay Drs Faadumo Cismaan maanta. waa inaynu suurto galinay in shuftada xukuumada Cirro ay ku dhiiradaan oo hunguri ka galo inay dhacaan qof kii ugu miisaanka cuslaa gobolkeen Togdheer.
Xaqiiqadu waxa weeye meeshan Somaliland nadaam dawladeed laguma hayo ee koox shufto ah oo dhaqaale doona baa isu bahaystay, waxaana waajib ah in la iska celiyo.
Eesti
Suldaan Seermo รีทวีตแล้ว
Suldaan Seermo รีทวีตแล้ว
Suldaan Seermo รีทวีตแล้ว

"Somaliland waxaa la musuq maasuqay oo lawaayay Kaydkii Raaahinka Gobolka Togdheer ee somaliland waxaa la waayay masuulkii Somaliland Halkaa ugu magacownaa oo aan ilaa hada lahaynin Raashinkii Kaydkii yaalay ayaa lala baxay waxaa Baadhis bilaabay Hanti dhawrka somaliland iyadoo lasoo Ganacsato Raashinka Qaar laga soo iibiyay
Sideed u arragtaa?

Suomi
Suldaan Seermo รีทวีตแล้ว
Suldaan Seermo รีทวีตแล้ว

On behalf of Somaliland's largest oppositional party --KAAH, I strongly condemn Iran’s strikes targeting the Gulf Arab states, particularly the United Arab Emirates, Kuwait, Bahrain, Qatar, and Saudi Arabia. Such actions constitute an act of aggression and a violation of international law and the principles that safeguard the sovereignty of states.
I am especially concerned by the harm inflicted on civilian and urban areas, as the damage of the attacks were greatly reduced through successful interceptions.
Iran has no legitimate justification to attack neighboring countries with which it is not at war. Expanding the scope of conflict in this manner risks escalating tensions and only creates further hostilities for Iran.
Lastly, I extend our solidarity and prayers to civilian populations across the Middle East, asking that God ease their suffering and protect them during this sensitive and challenging period for the region.

English
Suldaan Seermo รีทวีตแล้ว
Suldaan Seermo รีทวีตแล้ว
Suldaan Seermo รีทวีตแล้ว













