
Ali Samatar
11.7K posts

Ali Samatar
@AliSamattar
Dad, Husband, Journalist Studied Mass Media and financial Control. Interested in Peace and Good Governance.
Ankara, Türkiye انضم Şubat 2020
1.2K يتبع6.9K المتابعون


Fashilka Quwadii Caalamka u faani jirtay oo isku goob ku bas beeshay🤣
قناة الجزيرة@AJArabic
مشاهد لحطام طائرة أمريكية أعلن الحرس الثوري إسقاطها في إيران #الأخبار
Indonesia
Ali Samatar أُعيد تغريده


#Beeshii uu #LaftaGareen ka dhashay ee Hariin oo la ugaadhsanaayo.!!
Shalay Taliye shub wuxu sheegqy in labo nin oo Reerkooda ah aadan madoobe ku gubay Baydhabo isku meel oo lafihii yaalaan Weli.
Filipino
Ali Samatar أُعيد تغريده

#Taliye Shub Madaxaa na furan Lafta Gareen iyo Aadan madoobe midna ma arki karaan Madaxaa na furan waayo waa Qof Dhaqan xun marka koobfur Galbeed lagama rabo.🤣
Suomi

#Jeneral Shub Waanu is badbaadinay Ciidamadiina waxaanu geysanay Awdhiigle Waxaanu sugaynaa Dhawrka Casho Xasan Markuu ku fashilmo Baydhabo Nabadaynteeda waan hubaa inuu ku fashilmaayo kuma nagaan doono.
Xarumihi Wasaradaha ee aanu dhisnay ee Baydhabo reer reer baa loo qabsaday.

Filipino

@AliSamattar @Ramadan70530344 Waa leydin gacmo gacmeynaya ee sodiyargaroba 😂
Filipino


#Update Kooxdii Madaxwayne Xasan u adeegsaday Burburintii Maamulkii Koonfur Galbeed oo Dagaal ka dhex Qarxay.
Haday ogaadeen in Lafta Gareen iyo Madaxwayne Xasan isku dhaceen iyaguna ahaayeen la adeegsadayaal.

Suomi
Ali Samatar أُعيد تغريده

#Hayaay Waar Ka Qabta dee dilye🤣🏃♂️ Janada hadii sidaa lagu gelaayo Ma cadaabtaa cidi geli laheed.? ku yee🤣#KAARtalk @AbdikarimAKaar 🔥🔥
हिन्दी
Ali Samatar أُعيد تغريده

🚨🇮🇷 Absolutely massive explosions seen in Tehran.
Mario Nawfal@MarioNawfal
🚨🇺🇸🇮🇷 BREAKING: Iran's Tasnim News claims a U.S. F-16 was shot down over Iran with images circulating of alleged wreckage. This is unconfirmed and I doubt it is true. If true, that would be four American aircraft hit in 24 hours. Awaiting CENTCOM confirmation. Source: @officialrnintel
English
Ali Samatar أُعيد تغريده










