Mustafe Daqare
12 posts


@ProfHusseinWar Waaqica maanta soomaali ka jira ayaa caynkaasi ah Profuseere, Dhawal iyo Ugaas abdirashiidna waa lagu kalifay dagaalkaasi oo dhulkii ay ab ka ab daganaayeen baa la yidhi ka guura, Maamulkii Ciro-na waa ku raacay arinkaasi, Deetana is difaac iyo naf hurid bay ku dhawaaqeen.
हिन्दी

Saaxiibayaal: maanta waxa aan haystaa Reer Awdal ( iyo Salal). Dagaalo ayaa ka dhexda socda qabiilooyinka dega halkaas qaar ka mid ah. Waxa lagu kaman Reer Awdal in ay ku nool yihiin gobolka keli ah ee Soomaaliyeed ee aan qabiilooyinka ku nooli isdilin wixii ka dambeeyey 1991 kii. Taasi beenowdey. Waxa ay i xasuusiyeen odhaahdii "Goroyo la ogaayoo, haad bay noqotay".
Suldaan Dhawal waxa uu yidhi " waxa aan noqonay Soomaali."
Maya: waxa aad ku biirteen inta qabkii Soomaalida burburisay.
Soomaaligu marka uu tolkii la dagaalamayo, wuu xarago dagaalami jiray. Wax garadkoodu fardo ayuu fuuli jiray oo sidii Salaan Carabay ayuu geeraar ku joojin jiray dagaalka tolka. Xasuusta geeraarkiisii "waar tolkayow colka jooja." Reerkii rag ka dhintay gabdho ayaa la siin jiray si sy dib ugu tarmaan, xididnimadiina u sii socoto.
Dad badan oo aan u hanweynaa ayaan ku dhawahay in aan ka quusto. Waan u hanweynaa Dhawal iyo Ugaas Cabdirashid (Ma aqaan Ugas Mustafe oo waxba ka sheegi maayo,"
Waan u hanweynaa Madaxweyne Cirro iyo ku xigeenkiisa, Maxamed Cali. Waan u hanweynaa Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele.
Aniga xaalkaygu waxa uu marayaa "aan ooyee, albaabka ii xidha", sidii Abwaan Maxamed Ismaaciil.
Filipino

@MediaWararka Shinbir iyo wadhaf kala war la'aa...Wlhi maalinta Samaroon is raaco ee jiho u wada jeedsado badhkiis ama badankiisu khad cas iyo mid cad toona cid hor istaagi doontaa ma jiri doonto..
हिन्दी
Mustafe Daqare أُعيد تغريده

Khaayinkii weli base iyo dhul baan Ethiopia siin bay kaga dhegtay. #NotAnInch. U teg adigu qotidaada. Halkan Waa dhul Soomaaliyeed. Dadkii lahaa baa ilaashanaya: #Awdal, #Somalia
हिन्दी
Mustafe Daqare أُعيد تغريده
Mustafe Daqare أُعيد تغريده

@MediaWararka Shacabku haka foojignaadaan arintaasi... Marwalba in bulshadu digtoonaataa waa muhiim.
हिन्दी

@MohamedSelh Waxa muuqata in danbiyo dagaal oo waawayn oo la isku maxakamadayn doono uu Muuse iyi jabhadiisu meesha ka gaysteen.
Filipino
Mustafe Daqare أُعيد تغريده

#Laascaanood: Xarunta dowladda hoose ayaa burbur xooggan ka soo gaadhay madaafiicda lagu garaacayo magaalada; xilli dagaallo ay ka soconayaan jihooyinka bari iyo galbeed kuwaa oo u dhexeeya #Somaliland iyo xoogagga #SSC-#Khatumo. #Somalia.




Indonesia







