MOGADISHU MUNICIPALITY

1.6K posts

MOGADISHU MUNICIPALITY banner
MOGADISHU MUNICIPALITY

MOGADISHU MUNICIPALITY

@MunicipalityMog

Official Twitter Account of Mogadishu Municipality / Twitter-ka Rasmiga ah ee Dawladda Hoose ee Muqdisho

Mogadishu, Beigetreten Şubat 2015
617 Folgt11.9K Follower
MOGADISHU MUNICIPALITY
MOGADISHU MUNICIPALITY@MunicipalityMog·
Maamulka Gobolka Banaadir oo amar kasoo saaray istecmaalka lacagta Shillin Soomaaliga
हिन्दी
0
0
2
231
MOGADISHU MUNICIPALITY
MOGADISHU MUNICIPALITY@MunicipalityMog·
Madaxweynaha JFS, Md. Xasan Sh. Maxamud ayaa ka qayb galay munaasabadda soo dhoweynta markabka Çağrı Bey, oo si rasmi ah u billaabaya howlaha qodista shidaalka Soomaaliya, taasi oo ah tallaabo qaran oo dalkeenna u horseedaysa horumar dhaqaale, koboc maalgashi iyo fursado shaqo.
MOGADISHU MUNICIPALITY tweet mediaMOGADISHU MUNICIPALITY tweet mediaMOGADISHU MUNICIPALITY tweet mediaMOGADISHU MUNICIPALITY tweet media
Suomi
1
3
10
481
MOGADISHU MUNICIPALITY
MOGADISHU MUNICIPALITY@MunicipalityMog·
Ra’iisul Wasaaraha XFS, Md. Xamsa Cabdi Barre, Duqa Caasimadda Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) & Wasiiro ayaa ka qeyb galay tartanka Orodka Gaaban ee Toddobaadka Ciyaaraha Nabadda & Horumarka, kaasi oo ka tarjumaya rejada wanaagsan ee ku aadan mustaqbalka dalkeena.
MOGADISHU MUNICIPALITY tweet mediaMOGADISHU MUNICIPALITY tweet mediaMOGADISHU MUNICIPALITY tweet mediaMOGADISHU MUNICIPALITY tweet media
Indonesia
1
3
10
329
MOGADISHU MUNICIPALITY
MOGADISHU MUNICIPALITY@MunicipalityMog·
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xarigga ka jaray mashruuca biyo-qabadka Warta Siigaale, oo ay isugu ururaan biyaha ka yimaada 7-degmo, iyadoona wejiga labaad ee mashruucan diiradda lagu saari doono horumarinta deegaanka.
MOGADISHU MUNICIPALITY tweet mediaMOGADISHU MUNICIPALITY tweet mediaMOGADISHU MUNICIPALITY tweet mediaMOGADISHU MUNICIPALITY tweet media
Indonesia
1
9
14
910
MOGADISHU MUNICIPALITY
MOGADISHU MUNICIPALITY@MunicipalityMog·
Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa xarigga ka jaray waddada Sheekh Cali Suufi ee Deg. Hodan. Duqa Muqdisho ayaa sheegay in dib u dhis isku dheeli tiran uu ka socdo Magaalada Muqdisho, dhawaanna la dhisi doonno waddada Warshadaha.
MOGADISHU MUNICIPALITY tweet mediaMOGADISHU MUNICIPALITY tweet mediaMOGADISHU MUNICIPALITY tweet mediaMOGADISHU MUNICIPALITY tweet media
Filipino
2
5
16
777
MOGADISHU MUNICIPALITY
MOGADISHU MUNICIPALITY@MunicipalityMog·
Madaxweynaha Jamguuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sh. Maxamuud ayaa xarigga ka jaray, Waddada laamiga ah ee isku xirta Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha, asigoona tilmaamay in dhismaha Waddadaan ay astaan u tahay dib u soo kabashada iyo horumarka muuqda ee Caasimadda.
MOGADISHU MUNICIPALITY tweet mediaMOGADISHU MUNICIPALITY tweet mediaMOGADISHU MUNICIPALITY tweet mediaMOGADISHU MUNICIPALITY tweet media
Filipino
0
3
10
461
MOGADISHU MUNICIPALITY
MOGADISHU MUNICIPALITY@MunicipalityMog·
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa boqolaal shacab ah iyo Mas’uuliyiin Salaada Ciidul Fidriga kula tukaday Duleedka Degmada Daarusalaam ee Magaalada Muqdisho.
MOGADISHU MUNICIPALITY tweet mediaMOGADISHU MUNICIPALITY tweet mediaMOGADISHU MUNICIPALITY tweet mediaMOGADISHU MUNICIPALITY tweet media
Indonesia
0
3
5
392
MOGADISHU MUNICIPALITY
MOGADISHU MUNICIPALITY@MunicipalityMog·
The Mayor of Mogadishu & Governor of Benadir Region, Dr. Hassan Mohamed Hussein (Muungaab), cast his vote in the Benadir Regional Council Election in Karan District, highlighting the historical importance of this election for the people & the future of governance in the country.
MOGADISHU MUNICIPALITY tweet mediaMOGADISHU MUNICIPALITY tweet mediaMOGADISHU MUNICIPALITY tweet mediaMOGADISHU MUNICIPALITY tweet media
English
5
7
28
1.7K
MOGADISHU MUNICIPALITY
MOGADISHU MUNICIPALITY@MunicipalityMog·
Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa codkiisa doorashada Golaha Deegaanka G/Banaadir ka dhiibtay Degmada Kaaraan, isagoo muujiyay muhiimadda taariikhiga ah ee ay doorashadani u leedahay shacabka iyo mustaqbalka dowladnimo ee dalka.
MOGADISHU MUNICIPALITY tweet mediaMOGADISHU MUNICIPALITY tweet mediaMOGADISHU MUNICIPALITY tweet mediaMOGADISHU MUNICIPALITY tweet media
Indonesia
2
10
32
1.5K
MOGADISHU MUNICIPALITY
MOGADISHU MUNICIPALITY@MunicipalityMog·
Madaxweynaha JFS, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Koobka Tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka G/Banaadir iyo degmooyinka deriska la ah ee Balcad iyo Warsheekh, guddoonsiiyay Degmada Howlwadaag, waxaana munaasadda goob joog ka ahaa Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab).
MOGADISHU MUNICIPALITY tweet mediaMOGADISHU MUNICIPALITY tweet mediaMOGADISHU MUNICIPALITY tweet mediaMOGADISHU MUNICIPALITY tweet media
Filipino
0
2
11
575
MOGADISHU MUNICIPALITY
MOGADISHU MUNICIPALITY@MunicipalityMog·
The Mayor of Mogadishu & Governor of Benadir Region, Dr. Hassan Mohamed Hussein (Muungaab) and the European Union Ambassador to Somalia, Francesca Di Mauro, discussed accelerating support for state-building, stabilization, & reconstruction of the country, especially in Mogadishu.
MOGADISHU MUNICIPALITY tweet mediaMOGADISHU MUNICIPALITY tweet media
English
1
4
20
2.9K
MOGADISHU MUNICIPALITY
MOGADISHU MUNICIPALITY@MunicipalityMog·
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay sanad-guurada 71-aad ee maalinta Calanka Soomaaliyeed (12-ka Oktoobar), oo ah maalin qiimo weyn ugu fadhisa guud ahaan Shacabka Soomaaliya.
MOGADISHU MUNICIPALITY tweet media
Filipino
0
2
14
560
MOGADISHU MUNICIPALITY
MOGADISHU MUNICIPALITY@MunicipalityMog·
Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) & Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya Ambaasadoor Francesca Di Mauro, ayaa ka wada-hadlay dardargelinta taageeridda dawlad-dhiska, xasilinta, iyo dib-u-dhiska dalka, gaar ahaan magaalada Muqdisho.
MOGADISHU MUNICIPALITY tweet mediaMOGADISHU MUNICIPALITY tweet media
Filipino
0
4
12
637
MOGADISHU MUNICIPALITY
MOGADISHU MUNICIPALITY@MunicipalityMog·
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xarigga ka jaray Dugsiga Hoose, Dhexe & Sare ee Waxaracadde oo dib u dhis balaaran lagu sameeyay, si loo horumariyo tacliinta, isla markaana dib loo soo nooleeyo goobaha waxbarashada.
MOGADISHU MUNICIPALITY tweet mediaMOGADISHU MUNICIPALITY tweet mediaMOGADISHU MUNICIPALITY tweet mediaMOGADISHU MUNICIPALITY tweet media
Filipino
0
3
10
652
MOGADISHU MUNICIPALITY
MOGADISHU MUNICIPALITY@MunicipalityMog·
Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) & Kuxigeenka Ergayga QM u qaabilsan Soomaaliya Md. George Conway, ayaa ka wada-hadlay xoojinta iskaashiga istaraatiijiyadeed iyo horumarinta mashaariicda bani’aadamnimo ee loogu talogalay Caasimadda.
MOGADISHU MUNICIPALITY tweet mediaMOGADISHU MUNICIPALITY tweet mediaMOGADISHU MUNICIPALITY tweet mediaMOGADISHU MUNICIPALITY tweet media
Filipino
0
8
20
1.4K
MOGADISHU MUNICIPALITY
MOGADISHU MUNICIPALITY@MunicipalityMog·
Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), oo kulan la qaatay Agaasimaha waaxda geeska afrika ee ururka ALECSO ee Jaamacada Carabta, Md. Zayd Al-sabbaan, ayaa ka wada-hadlay horumarinta iyo fidinta Luuqadda Carabiga oo ah Afka 2aad ee JFS.
MOGADISHU MUNICIPALITY tweet mediaMOGADISHU MUNICIPALITY tweet mediaMOGADISHU MUNICIPALITY tweet mediaMOGADISHU MUNICIPALITY tweet media
Indonesia
0
2
8
305
MOGADISHU MUNICIPALITY
MOGADISHU MUNICIPALITY@MunicipalityMog·
R/wasaaraha XFS Md. Xamsa Cabdi Barre iyo Duqa Caasimadda Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa galabta furay tartanka kubadda cagta ee degmooyinka G/Banaadir, degmada Balcad iyo Warsheekh, iyagoona dhiirri-geliyey in bulshada Soomaaliyeed loo jiheeyo nabadda & isdhexgalka.
MOGADISHU MUNICIPALITY tweet mediaMOGADISHU MUNICIPALITY tweet mediaMOGADISHU MUNICIPALITY tweet mediaMOGADISHU MUNICIPALITY tweet media
Filipino
0
5
10
383
MOGADISHU MUNICIPALITY
MOGADISHU MUNICIPALITY@MunicipalityMog·
Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), & Safiirka Turkiga ee Soomaaliya, Danjire Alper Aktas, ayaa ka wada-hadlay; iskaashiga, khibrad-is-weydaarsiga, xoojinta adeegyada aasaasiga ah iyo taageerida dadaallada dawlad-dhiska Soomaaliya.
MOGADISHU MUNICIPALITY tweet mediaMOGADISHU MUNICIPALITY tweet mediaMOGADISHU MUNICIPALITY tweet media
Filipino
0
8
37
1.1K
MOGADISHU MUNICIPALITY
MOGADISHU MUNICIPALITY@MunicipalityMog·
Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa kafaalo-qaad nololeed iyo taageero mustaqbalka waxbarasho ah ugu yaboohay Caa'isha Aadan Ugaas, oo ku guuleysatay kaalinta 1-aad ee imtixaanka Fasalka 12-aad Dugsiyada sare ee dalka Soomaaliya.
MOGADISHU MUNICIPALITY tweet mediaMOGADISHU MUNICIPALITY tweet media
Filipino
0
7
20
861
MOGADISHU MUNICIPALITY
MOGADISHU MUNICIPALITY@MunicipalityMog·
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa dhagax-dhigay dhismaha Warta Siigaale ee degmada Hodan, taasi oo ah warta ugu weyn caasimadda, islamarkaana biyo-qabad u ah illaa todobo degmo oo ka tirsan magaalada.
MOGADISHU MUNICIPALITY tweet mediaMOGADISHU MUNICIPALITY tweet mediaMOGADISHU MUNICIPALITY tweet media
Filipino
3
8
43
1.7K