State Bank of Puntland

49 posts

State Bank of Puntland banner
State Bank of Puntland

State Bank of Puntland

@stateBankPL

State Bank of puntland Foster price stability and build a robust stable, up to date and sound financial system of Puntland.

Garowe Beigetreten Ekim 2020
0 Folgt105 Follower
State Bank of Puntland
State Bank of Puntland@stateBankPL·
MADAXA BANKIGA ADUUNKA EE SOOMAALIYA OO MAANTA BOOQASHO KU TIMID BANKIGA DOWLADA PUNTLAND
Eesti
0
4
14
0
State Bank of Puntland
State Bank of Puntland@stateBankPL·
Madaxda sare ee Bankiga DPL ayaa maanta kulan la qaatay wafdi ay hogaminayso madaxa Bangiga Addunka ee Soomaaliya Kristina Svensson. Ujeedada socdaalkooda ayaa daaranaa sidii ay ugu kuur geli lahaayeen shaqooyinka mashaariicda Bangiga adduunku ka wado PL
State Bank of Puntland tweet mediaState Bank of Puntland tweet mediaState Bank of Puntland tweet mediaState Bank of Puntland tweet media
Eesti
0
0
3
0
State Bank of Puntland
State Bank of Puntland@stateBankPL·
Sawiro: Dhamaadka xafladii daahfurka dhismaha cusub ee Bankiga DPL
State Bank of Puntland tweet mediaState Bank of Puntland tweet mediaState Bank of Puntland tweet mediaState Bank of Puntland tweet media
Indonesia
0
2
4
0
State Bank of Puntland
State Bank of Puntland@stateBankPL·
Sawiro: Dhamaadka xaflada daahfurka dhismaha cusub ee bankiga Dowlada Puntland
State Bank of Puntland tweet mediaState Bank of Puntland tweet mediaState Bank of Puntland tweet mediaState Bank of Puntland tweet media
Filipino
0
1
6
0
State Bank of Puntland retweetet
SNTV News
SNTV News@sntvnews1·
The President of #Puntland State of #Somalia, Said Deni has today unveiled in #Garowe a newly constructed of region’s central bank as the State is celebrating it’s 23rd anniversary.
SNTV News tweet media
English
1
7
32
0
State Bank of Puntland
State Bank of Puntland@stateBankPL·
‘’ 23 sano ayaan jirnaa waxaan dhisannay Dawlad, waxaan u baahannahay inaan u noolaanno sida Dawladaha Caalamka, waa inaan dhisannaa Hay’adaha Dawladda, Qorshahayagu waa inaan Tayayno Hay’adaha Dawladda’’ Madaxweyne Siciid Deni #statebankPl @Plstatehouse
State Bank of Puntland tweet media
Filipino
0
1
2
0
State Bank of Puntland
State Bank of Puntland@stateBankPL·
‘’ Waxaan si Rasmi ah u daah-furnay Bankiga Dawladda Puntland, waxaan u Mahad celinayaa Maamulka Bankiga & Shirkadda Albashid oo har & habeen usoo jeeday Hirgelinta Mashruucan’’ @SaidAbdullahiDe #DahfurkabangigaPl
State Bank of Puntland tweet media
Filipino
0
2
3
0
State Bank of Puntland
State Bank of Puntland@stateBankPL·
Maanta farxad bay inoo tahay inaa goobjoog u ahaano xafladaan lagu daahfuraayo Bangigga DPL. Waxaan ka mahad celinayaa dadaalkii ay ku bixisay dawladdu iyo shaqaalaha bangiga sida hawl karnimada ah ay shaqadooda u gutaan #PuntlandTurns23 #1Aug
State Bank of Puntland tweet media
Filipino
0
2
3
0
State Bank of Puntland
State Bank of Puntland@stateBankPL·
‘Anagoo ka duuleyna Qorshaha Madaxweynaha ee Teyeyn & Tiigsi waxan balan qadaynaa inan Horumarin dono dhaman Bankiyada DPL Waxan u Mahad celinayna Madaxweyne Deni oo lahaa Hal-aburka Mashrucan sido kalena har & haben na garab taagna’’ Abdirisaq Serar Guddomiyaha Bankiga DPL
State Bank of Puntland tweet media
Suomi
0
1
3
0
State Bank of Puntland
State Bank of Puntland@stateBankPL·
Waxan ku farxsanahay inan markhati ka ahay daahfurka dhismaha cusub ee bangiga Dowlada PL , sidoo kale waxa farxad no ah inan ka gudubnay in lagu shaqeyo warqado loona guuro nidaam casri ah oo online ah. Anisa Abdirahman Agasime kuxigenka Bankiga Dowlada PL #PLstatebank #1Aug
State Bank of Puntland tweet media
Filipino
0
1
1
0
State Bank of Puntland
State Bank of Puntland@stateBankPL·
Wasir xasan shire ‘’ Hogaanka Puntland oo uu ugu horreeyo Madaxweyne Deni waxay ka dhabeyen Qorshihii Madaxweyne Deni ee ahaa Tayayan iyo Tiigsi Bankigana waxa lagu dhisay 100% Canshurta Shacabka, sido kale waxa socda Xarunta Wasaradda Maliyada & Qorsheynta. #PuntlandTurns23
State Bank of Puntland tweet media
Filipino
0
1
2
0