Amanah Insurance

314 posts

Amanah Insurance banner
Amanah Insurance

Amanah Insurance

@AmanahInsurance

A willingness to ‘go the extra mile’ is what gives our firm the competitive edge in dealing with the insurance needs of our clients.

Hargeisa, Burj Omar building Se unió Ekim 2019
61 Siguiendo46 Seguidores
Amanah Insurance
Amanah Insurance@AmanahInsurance·
Caymiska Rarka Xoolaha Nool Ma doonaysaa inaad ganacsiga xoolahaga u samayso qorshe caymis oo dammaanad leh? Amanah Insurance waxay kuu haysa caymis lagu kalsoonaan karo oo daboolaya dhammaan rarka xoolaha nool inta lagu guda jiro safarka. #AmanahInsurance #Caymis #Xoolaha
Amanah Insurance tweet media
Indonesia
0
0
0
2
Amanah Insurance
Amanah Insurance@AmanahInsurance·
Choose @AmanahInsurance as partner for your health and well-being to use your medical insurance card in Kenya.
English
0
0
2
74
Amanah Insurance
Amanah Insurance@AmanahInsurance·
Waxaa tababar ku saabsan hab-maamulka wanaagsan, maareynta macaamiisha iyo shaqaalaha ugu soo gabagabowmay magaalada Nairobi Madaxda qeybeedyada shirkadda. Waxaan aaminsan nahay in shaqaalaheenu yihiin udub-dhexaadka horumarka iyo guulaha aan gaarno. #AmanahStaff #AmanahLeads
Amanah Insurance tweet mediaAmanah Insurance tweet mediaAmanah Insurance tweet mediaAmanah Insurance tweet media
Filipino
0
1
1
57
Amanah Insurance
Amanah Insurance@AmanahInsurance·
Madaxda qeybeedyada shirkadda @AmanahInsurance ayaa tababar la xiriira hoggaaminta tolmoon uga furmay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.
Filipino
0
0
0
27
Amanah Insurance
Amanah Insurance@AmanahInsurance·
Yoolkayagu waa in aan bixino caymis lagu kalsoon yahay oo u furan dhammaan carruur, ciroole, shaqaale, shaqsiyaad, shirkad, dawlad, iyo hay’adba. Waxaan dooneynaa in aan noqono doorashada koowaad ee qofka Soomaaliga ah ee ka fikiraya Caymis kusoo dhaca maskaxdiisa.
Suomi
0
0
1
28
Amanah Insurance
Amanah Insurance@AmanahInsurance·
𝐒𝐢 𝐚𝐚𝐝 𝐮 𝐡𝐞𝐬𝐡𝐨 𝐂𝐚𝐲𝐦𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐈𝐧𝐣𝐢𝐧𝐞𝐞𝐫𝐢𝐧𝐤𝐚: 1. Nagala soo xiriir Marketing@amaanahinsurance.com ama WhatsApp +252611307010 / +252636116113 2. So guudbi nooca mashruuca (dhismo, rakibid, iwm), qiimaha mashruuca iyo qalabka loo isticmaalayo, IWM
Filipino
1
0
0
15
Amanah Insurance
Amanah Insurance@AmanahInsurance·
𝐂𝐚𝐲𝐦𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐈𝐧𝐣𝐢𝐧𝐞𝐞𝐫𝐢𝐧𝐤𝐚 waa caymis loogu talagalay in lagu ilaaliyo mashaariicda dhismaha, qalabka injineerada, iyo mas’uuliyadaha ka dhalan kara dhismaha sida cilad farsamo ama shil. Waxaa qaadan kara shirkadaha dhismaha, injineerada, iyo ganacsiyada
Amanah Insurance tweet media
Filipino
1
0
0
25
Amanah Insurance
Amanah Insurance@AmanahInsurance·
2- So guudbi xogta hooyada sida da’deeda, xaaladeeda caafimaad, waqtiga la filayo dhalmada, 3- Nooca isbitaalka la dooranayo, IWM 4- Samee qiimeyn iyo heshiis 5- Bixi tabaruca caymiska
Eesti
1
0
0
13
Amanah Insurance
Amanah Insurance@AmanahInsurance·
𝐃𝐚𝐫𝐲𝐞𝐞𝐥𝐤𝐚 𝐇𝐨𝐨𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐃𝐡𝐚𝐥𝐥𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 waa caymis caafimaad oo si gaar ah loogu talagalay haweenka uurka leh iyo ilmaha dhasha, waxuuna bixiyaa dhaqaalaha iyo daryeelka caafimaad ey u baahan yihiin, sida hooyadu inteey uurka lee dahay ama dhalmada kadib
Amanah Insurance tweet media
Indonesia
1
0
1
31