Mohamed Said Asahaaf
32 posts

Mohamed Said Asahaaf
@Asahaaf
Down2Earth. Born to aim higher and willing to learn 📚. Broadcaster and a storyteller 🎤 covering stories of the day. #ArsenalFC⚽️.
London, England 参加日 Aralık 2022
55 フォロー中29 フォロワー

Magaalada #London iyo guud ahaan dalka Ingiriiska ayaa waxaa ka socda dabaal-degyo la xiriira guushii ay Xulka Kubadda Cagta #England ay ka gaareen ciyaartii ay 2 - 1 kaga adkaadeen Xulka #Netherlands.
Xulka England ayaa ciyaarta KAMA-DAMBAYSTA ah la ciyaari doona Xulka #Spain.


Filipino


Mohamed Said Asahaaf がリツイート

We are delighted to announce that the 3rd British-Somali Graduation Ceremony is taking place at Hilton London Kensington on the 24th of June 2023. If you have graduated in 2022 or 2023 please contact us via this email. graduation@taloqaran.com. This event is by invitation ONLY.
Kensington, London 🇬🇧 English

Madaxweyne Ku-Xigeenkii hore ee dalka Mareykanka MIKE PENCE ayaa ku biiray liiska musharixiinta Xisbiga Jamhuuriga ee u tartamaya inay noqdaan Musharaxa Xisbiga ee Doorashada Madaxweynaha Mareykanka.
#MikePence ayay tartanka iskaga hor immaan doonaan Madaxweyne #DonaldTrump.

Eesti

Congrats to brother Councillor @KasimAli_1, the newly elected Leader of Kensington and Chelsea Labour.
Kasim is the first British-Somali politician elected to lead an opposition party locally for a major UK political party. This is a milestone achievement for #Somalis in the #UK

English

Magaalada #Hiroshima ee dalka #Japan ayaa waxaa gaaray Madaxweynaha dalka #Ukraine, @ZelenskyyUa.
Waxaana lagu wadaa inuu ka qeyb-galo shirka WADAMADA ku hormaray Warshadaha ee #G7.
Arrimaha saameynta u leh Shirka:
- Dagaalka Ukraine & #Russia.
- Saameynta #China ee Adduunka.


Hounslow, London 🇬🇧 Eesti

Magaalada #Jeddah ee dalka #SaudiArabia ayaa waxaa ka furmay Shirka Jaamacadda Carabta. Shirka ayaa waxaa goob-joog ka ah Madaxweynayaasha WADAMADA #Ukraine iyo #Syria.
Shirka ayaa looga hadlayaa arrimo ay ka mid yihiin: Dagaalka #Sudan iyo xaaladda #Palestine. #ArabLeagueSummit


Filipino

Dagaalka #Sudan oo galay maalintii 11aad. Tirada dhimashada oo gaartay 430 qof, halka dhaawacu yahay 3,700 oo qof (inta imminka la ogyahay).
Qaramada Midoobay oo ka digtay in dagaalka Sudan uu saameyn ku yeelan doono WADAMADA gobolka, Qaaradda #Africa iyo guud ahaan Adduunka.

London, England 🇬🇧 Filipino

Ajaaniibtii ku noolaa dalka #Sudan oo laga daad-gureynayo Garoonka Diyaaradaha magaalada #Khartoum.
Arrintaan ayaa wal-wal ku dhalisay dadka u dhashay dalka Sudan oo ku rajo weynaa in DIBLOMAASIYIINTA dalalka kale ee jooga Sudan ay kala dhex-galli doonaan dhinacyada dagaalamaya.

London, England 🇬🇧 Filipino

Waxaa DOODDA ka soo baxday LABA arrin oo kala ah:
- Qolo tiri Gudoomiye Tumaaye.
- Iyo Qolo tiri Gudoomiye Toosiye.
Marka fikradaha waa la kala duwan yahay, balse waxaan arki doonaa isbadalka ka immaan kara falkii Gudoomiye Madaale. Insha'Allah.
@AbdinasirSola
Prof Abdinasir Ismail “SOLA” PhD@AbdinasirSola
Hounslow, London 🇬🇧 Filipino

LABA kala barisay, kala war la'. Waxaan maqlayaa TUSAALOOYIN waali ah oo in badan oo QURBA-JOOG ah kaga fal-celliyeen falkii Gudoomiye Madaale ee uleynta dhallinyaro lagu eedeeyay falal anshax-xumo ah.
Dood wanaagsan ayaad qabatay @AbdinasirSola. Mahadsanid
Prof Abdinasir Ismail “SOLA” PhD@AbdinasirSola
Hounslow, London 🇬🇧 Filipino






