₿ooskapro

3.6K posts

₿ooskapro banner
₿ooskapro

₿ooskapro

@Booskapro

90% Bitcoin | 10% Stack | Long-Term Investor

가입일 Şubat 2017
316 팔로잉7.7K 팔로워
고정된 트윗
₿ooskapro
₿ooskapro@Booskapro·
90s - Me and my uncle in Mogadishu, Somalia. A moment from that era, simple and real. Thanks to @Gemini for helping me see this photo more clearly, without changing anything.
₿ooskapro tweet media₿ooskapro tweet media
English
3
5
190
12.6K
₿ooskapro
₿ooskapro@Booskapro·
Charles Schwab oo bilaabaya trading toos ah oo Bitcoin ah – retail investors-ka ayaa heli doona access dhowaan. $BTC
₿ooskapro tweet media₿ooskapro tweet media
Indonesia
0
1
4
332
₿ooskapro
₿ooskapro@Booskapro·
☕ Coffee in hand, calm summer afternoon. 🌤 Quiet sky, slow fading light.
₿ooskapro tweet media₿ooskapro tweet media
English
0
0
22
560
₿ooskapro
₿ooskapro@Booskapro·
#Coinbase premium positive mar kale. Tani waxay ka dhigan tahay demand-ka US ayaa soo laabtay , buyers-ku waxay diyaar u yihiin inay BTC ka iibsadaan qiimo ka sarreeya suuqyada kale. Signal bullish ah haddii uu sii socdo. #BTC 🔥🚀
₿ooskapro tweet media
Filipino
0
0
6
328
₿ooskapro
₿ooskapro@Booskapro·
Proud Moment 🇸🇴
₿ooskapro tweet media
English
1
0
22
458
₿ooskapro
₿ooskapro@Booskapro·
@aBayraktar1 , Somalia geleneksel kıyafetini giyerek saygı gösterdi 🇹🇷🇸🇴
Türkçe
0
0
4
256
₿ooskapro
₿ooskapro@Booskapro·
Ra’iisul Wasaaraha XFS @HamzaAbdiBarre oo ka qayb galay Muqdisho Marathon. Mogadishu amni Waaye 🌃 🫡 Xogta Dalka Somalia ,Mahadsanidiin🇸🇴
Indonesia
0
1
14
838
₿ooskapro
₿ooskapro@Booskapro·
No More Portfolio Fees 🙈 2026 Miyaa Lacag Ku Bixin Rabtaa Portfolio Management ? 🙈🤔👀 Casharkii maanta waa cad yahay Wana Free , waxa aad lacag ku bixin lahayd, waa la baran karaa.🔥🔥 Imow Halkan t.me/+CYr9SnjnM7NhM…
₿ooskapro tweet media
Suomi
1
1
34
2.3K
₿ooskapro
₿ooskapro@Booskapro·
Qiimaha lacagtu si aamusnaan ah ayay u qiima dhacaysa. $100 oo maanta ah , berri ma aha isla $100-kii. #Inflation-ku waa canshuur qarsoon oo si tartiib ah jeebkaaga uga goysa.
₿ooskapro tweet media
Eesti
0
0
12
791
₿ooskapro
₿ooskapro@Booskapro·
#Jimcaha: Waa maalin u calaamadsan madax-bannaanida dhaqaale ee Soomaaliya. 🇸🇴✨ Imaanshaha markabka #Çağrı_Bey ee biyaha dalkeenna iyo bilaabista qodista shidaalka waa guul taariikhi ah oo horseedi doonta isbeddel dhab ah. Waxaan bogaadinayaa #hoggaanka Dawladda Federaalka Soomaaliya oo muujisay dhiiranaan iyo aragti fog, si khayraadka baddaheenna loogu beddelo horumar iyo barwaaqo muuqata. Waxaan guushan weyn ugu hambalyeynayaa #Shacabka Soomaaliyeed ee samirka iyo dhabar-adaygga muujiyey; khayraadkan waa mid loogu talagalay in lagu dhiso mustaqbalka ubadkeenna iyo kor u qaadista nolosha muwaadin kasta. Ugu dambayn, mahadcelin iyo ixtiraam hagar la’aan ah waxaan u dirayaa #walaalaheenna dalka Turkiga 🇹🇷. Iskaashigan dhinaca tamarta ah waa markhaati dhab ah oo muujinaya kalsoonida iyo walaaltinimada qotada dheer ee labadeenna qaran ka dhaxaysa. Soomaaliya horay ayay u socotaa, qodista shidaalkuna waa furaha barwaaqada berri. 🇸🇴🤝🇹🇷
₿ooskapro tweet media
Filipino
5
8
48
2.2K
₿ooskapro
₿ooskapro@Booskapro·
Xogta Crypto 24/7 - Falanqeynta $BTC @qanyare01 Waa Da’yar maanta wuxuu soo bandhigay falanqayn BTC oo ay ka faa’iideysteen in ka badan 60+++ Community Kama Jirto Suuqa kaaga soo horeyay, waa community ay ku jiraan macallimiin iyo dad muddo suuqa ku jiray oo si wadajir ah isu dhageysta oo isu taageera. Adigana waa lagu soo dhaweynayaa , fikirkaaga nala wadaag. Kuso Biir 👉t.me/Xogtacrypto
₿ooskapro tweet media
Filipino
3
1
20
1K
₿ooskapro
₿ooskapro@Booskapro·
Xogta Crypto 24/7 – FREE Portfolio Management 🔥 Portfolio lacag lagaga iibiyaa… runta? Badanaa waxa lagaa iibinayo waa wax aad adigu baran karto. 🤔 Maxaad lacag u bixinaysaa? Hadii aad si FREE ah ugu baran karto Xogta Crypto 24/7 • Faham suuqa • Dhiso portfolio adiga kuu shaqeeya • Ka fogow khaladaadka dadka lacagta kaa qaata Dooro caqli… ha dooran kharash. Imow t.me/Xogtacrypto 🚀
₿ooskapro tweet media
Filipino
13
9
32
2.4K
king faahiye
king faahiye@munawar__ahmed·
@Booskapro Midnimo waa meesha indha I gala furtay boospro 🤗
Filipino
1
0
0
65
Diamondz
Diamondz@diamondzstylez·
@Booskapro Naar Naar🔥🔥🔥🔥🔥 waxaane maxeey yihiine lol
Nederlands
1
0
1
109
Abdu A
Abdu A@Abdukadir2017·
@Booskapro Caqliyada ah wax kasta free ayaa lagu helaa yaan lacag lagu bixin ilama aha wax saxan. cilmiga ayaa lacagta ka qaalisan? Wax kasta oo qiima leh waa inaad bixisaa wax u dhigma. FG. kama soo horjeedo in dadka wixi free lagu bari karo lagu baro.
Indonesia
1
0
0
53
₿ooskapro
₿ooskapro@Booskapro·
@Midnimoacademy Dufcaddii 3aad dhowaan way furmaysaa. Dad badan wali way sugayaan waqtiga saxda ah… laakiin runta ayaa ah: waqtiga saxda ah waa hadda. Ha noqon qof daawanaya. Is diyaari, fursaddu waa soo socotaa. Go’aanka adiga ayuu ku jiraa. t.me/+4s0LdfSnbxo4O…
Indonesia
0
1
11
683