Caddaaladda iyo Wadajirka
101 posts

Caddaaladda iyo Wadajirka
@JSPSomalia
Official X Account of the Justice and Solidarity Party (JSP)
Somalia 가입일 Nisan 2025
3 팔로잉182 팔로워

Ururka Cadaalada iyo Wadajirka (JSP) waxa uu dhammaan ummada Soomaaliyeed la wadaagayaa hambalyada curashada bisha barakaysan ee Ramadan. Waxaan Alle ka wada baryaynaa in uu na waafajiyo acmaasha wanaagsan ee Soonqaadka iyo in uu si nabad ahna noogu wada idleeyo.
#RamadanMubarak

Filipino





















