State Bank of Puntland
49 posts

State Bank of Puntland
@stateBankPL
State Bank of puntland Foster price stability and build a robust stable, up to date and sound financial system of Puntland.
Garowe 가입일 Ekim 2020
0 팔로잉105 팔로워

State Bank of Puntland officials today met with a delegation led by World Bank Country Director for Somalia
The purpose of their visit was to observe the work of the World Bank's projects in #PL
@statebankPl @WorldBank @WorldBankAfrica




English

‘’ Shacabku waa inay Aaminan Dawladoda, Dawladuhu waxay wax ku dhisaan Canshurta dadkoda, Shacabku Canshurta ha bixiyan, Waxan ballan qadaynaa inan Bulshada ku celinno’’
Madaxweyne Siciid Deni
#PLStateBank #puntlandTurn23 @Plstatehouse @SaidAbdullahiDe #DaahfurkadhismabangigaPL

Suomi

‘’ Waxaan u baahannahay in Dhaqaaluhu kobco, Ganacsiyada gaarka loo leeyahayna kobcaan’’
Madaxweyne Siciid Deni
@Plstatehouse #puntlandTurn23 #statebankPL

Suomi
State Bank of Puntland 리트윗함

‘’ 23 sano ayaan jirnaa waxaan dhisannay Dawlad, waxaan u baahannahay inaan u noolaanno sida Dawladaha Caalamka, waa inaan dhisannaa Hay’adaha Dawladda, Qorshahayagu waa inaan Tayayno Hay’adaha Dawladda’’
Madaxweyne Siciid Deni
#statebankPl @Plstatehouse

Filipino

‘’ Waxaan si Rasmi ah u daah-furnay Bankiga Dawladda Puntland, waxaan u Mahad celinayaa Maamulka Bankiga & Shirkadda Albashid oo har & habeen usoo jeeday Hirgelinta Mashruucan’’
@SaidAbdullahiDe
#DahfurkabangigaPl

Filipino

Maanta farxad bay inoo tahay inaa goobjoog u ahaano xafladaan lagu daahfuraayo Bangigga DPL. Waxaan ka mahad celinayaa dadaalkii ay ku bixisay dawladdu iyo shaqaalaha bangiga sida hawl karnimada ah ay shaqadooda u gutaan
#PuntlandTurns23 #1Aug

Filipino

Waxan ku farxsanahay inan markhati ka ahay daahfurka dhismaha cusub ee bangiga Dowlada PL , sidoo kale waxa farxad no ah inan ka gudubnay in lagu shaqeyo warqado loona guuro nidaam casri ah oo online ah.
Anisa Abdirahman
Agasime kuxigenka Bankiga Dowlada PL
#PLstatebank #1Aug

Filipino

Wasir xasan shire ‘’ Hogaanka Puntland oo uu ugu horreeyo Madaxweyne Deni waxay ka dhabeyen Qorshihii Madaxweyne Deni ee ahaa Tayayan iyo Tiigsi Bankigana waxa lagu dhisay 100% Canshurta Shacabka, sido kale waxa socda Xarunta Wasaradda Maliyada & Qorsheynta.
#PuntlandTurns23

Filipino





















