
Deni oo ku eedeeyay dowladda federaalka in ay waddo qorshe la doonayo in Puntland gobol-gobol loo kala qeybiyo: Talaado, Abriil 7, 2026 (HOL) - Madaxweynaha Puntland Saciid Deni ayaa si kulul ugu eedeeyay dowladda federaalka Soomaaliya inay wado qorshe… hiiraan.com/news/2026/Apr/…
Filipino