Galmudug Research & Dialogue Center (GRD)

4 posts

Galmudug Research & Dialogue Center (GRD) banner
Galmudug Research & Dialogue Center (GRD)

Galmudug Research & Dialogue Center (GRD)

@GRDSomalia

Galmudug Research and Dialogue Center (GRD) is an emerging leader in the field of Research and Policy Analysis, with a Political Dialogue Platform.

Somalia Katılım Eylül 2022
0 Takip Edilen21 Takipçiler
Galmudug Research & Dialogue Center (GRD)
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa ku soo biiray shirka Taabgalinta Nidaammka Dowladnimada Loo dhanyahay. Madaxweynaha ayaa noo soo xiraya shirkan oo muddo labo maalin ah nooga socday magaalada Dhuusamarreeb ee caasimadda Galmudug. #GRD2023
Galmudug Research & Dialogue Center (GRD) tweet media
Eesti
0
0
1
149
Galmudug Research & Dialogue Center (GRD)
Golaha Wadatashiga Qaranku waxay dhowaan soo jeediyeen in uu dalku aado doorasho qof iyo cod ah. Waxaa hadda socdo dood lagu lafagurayo doorashooyinka guud ee dalka, gaar ahaan suurtagalnimada doorasho qof iyo cod ah, oo ka hirgasha Galmudug. #GRD2023
Galmudug Research & Dialogue Center (GRD) tweet mediaGalmudug Research & Dialogue Center (GRD) tweet mediaGalmudug Research & Dialogue Center (GRD) tweet mediaGalmudug Research & Dialogue Center (GRD) tweet media
Indonesia
0
0
0
102
Galmudug Research & Dialogue Center (GRD)
Waxaa socoto dood ku saabsan taabbagalinta Nidaamka Dowladdnimada loo dhanyahay ee Galmudug, oo lagu faaqidayo hannaanka dowlad-dhiska, dimoqraadiyeynta iyo heshiisiinta bulshada Galmudug. #GRD2023
Galmudug Research & Dialogue Center (GRD) tweet mediaGalmudug Research & Dialogue Center (GRD) tweet mediaGalmudug Research & Dialogue Center (GRD) tweet mediaGalmudug Research & Dialogue Center (GRD) tweet media
Indonesia
0
0
0
71
Galmudug Research & Dialogue Center (GRD)
Waxaa hadda Caasimadda Galmudug nooga furmay madasha Taabbagelinta nidaamka Dowladnimada loo dhanyahay oo lagu soo bandhigayo daraasad ballaaran oo dhawaan laga sameeyay Galmudug, oo ku saabsan hannaanka dowlad-dhiska, dimoqraadiyeynta iyo heshiisiinta bulshada Galmudug. #GRD2023

Filipino
0
0
0
58