
Caymiska Rarka Xoolaha Nool
Ma doonaysaa inaad ganacsiga xoolahaga u samayso qorshe caymis oo dammaanad leh?
Amanah Insurance waxay kuu haysa caymis lagu kalsoonaan karo oo daboolaya dhammaan rarka xoolaha nool inta lagu guda jiro safarka.
#AmanahInsurance #Caymis #Xoolaha

Indonesia






