Bushra Business Bank
414 posts

Bushra Business Bank
@BBBankso
Bushra Business Bank (BBbank) is a commercial bank offering Islamic banking services in Somalia with Sharia guidelines and banking regulations.
Taleh Junction, Maka Road شامل ہوئے Mayıs 2020
6 فالونگ60 فالوورز

Dhamaan 𝗵𝗼𝘄𝗹𝘄𝗮𝗱𝗲𝗲𝗻𝗮𝗱𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗺𝗮𝗮𝗺𝘂𝗹𝗸𝗮 𝗯𝗮𝗻𝗴𝗶𝗴𝗮 waxay macaamiisha u dirayaan hambalyo ku aaddan munaasabadda barakeysan ee 𝗖𝗶𝗶𝗱𝘂𝗹 𝗙𝗶𝘁𝗿𝗶𝗴𝗮. Ciid wanaagsan! Ilaahay ha naga wada aqbalo soonka iyo camalka wanaagsan.
#CiidWanaagsan #EidMubarak
Indonesia

𝐂𝐢𝐢𝐝 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧,
Dhamaan bahda 𝐁𝐁 𝐁𝐚𝐧𝐤 waxay idiin ku hambalyeynayaan munaasabadda 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐮𝐥 𝐅𝐢𝐭𝐫𝐢𝐠𝐚.
𝘄𝗮𝗮 𝗧𝗲𝗮𝗺 𝗕𝗕 𝗕𝗮𝗻𝗸 𝗼𝗼 𝗶𝗱𝗶𝗶𝗻 𝗹𝗲𝗵 𝗖𝗶𝗶𝗱 𝘄𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻
#BBBank #CiidMubarak #CiidWanaagsan #CustomerFirst #Somalia

Indonesia

kafaaideyso 𝗮𝗱𝗲𝗲𝗴𝗮 𝗦𝗪𝗜𝗙𝗧 𝗲𝗲 𝗕𝗕 𝗕𝗮𝗻𝗸, waxaa uu kuu fududeeyay
in lacag lagaaga soo diri karo adigane aad udiri kartid 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗱𝗮𝗮𝗳𝗮𝗵𝗮 𝗱𝘂𝗻𝗶𝗱𝗮 .
#SWIFT
#bbbank
#BushraBusinessBank

Eesti

𝗛𝗶 𝗕𝘂𝘀𝗶𝗻𝗲𝘀𝘀𝗺𝗮𝗻!
Let’s bring your bank to 𝘆𝗼𝘂𝗿 𝗼𝗳𝗳𝗶𝗰𝗲.
Discover the power of 𝗕𝗕 𝗕𝗮𝗻𝗸 𝗢𝗻𝗹𝗶𝗻𝗲 𝗕𝗮𝗻𝗸𝗶𝗻𝗴 —
Fast. Secure. Anytime access.
#BBBank #OnlineBanking #BankFromYourOffice #DigitalBanking #BusinessBanking #BankSmart

English

Gacanta ku maamul dhamaan adeegyadaada maaliyadeed 𝗺𝗮𝗿 𝘄𝗮𝗹𝗯𝗮, 𝗺𝗲𝗲𝗹 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮! 📱
lasoo deg 𝗕𝘂𝘀𝗵𝗿𝗮 𝗠𝗼𝗯𝗶𝗹𝗲 𝗔𝗽𝗽.
𝗵𝘁𝘁𝗽𝘀://𝘀𝗵𝗼𝗿𝘁𝘂𝗿𝗹.𝗮𝘁/𝗩𝘄𝗣𝘄𝟲
𝗵𝘁𝘁𝗽𝘀://𝘀𝗵𝗼𝗿𝘁𝘂𝗿𝗹.𝗮𝘁/𝗶𝗞𝗧𝗴𝟭
#BushraMobileApp #BBBank #DigitalBanking

Filipino

𝗥𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗞𝗮𝗿𝗶𝗶𝗺 dhammaan Ummadda Soomaaliyeed.
U dir lacagtaada si fudud, degdeg ah, oo ammaan ah.
Adigoo adeegsanaya adeega 𝗪𝗲𝘀𝘁𝗲𝗿𝗻 𝗨𝗻𝗶𝗼𝗻, waxaad si kalsooni leh ugu diri kartaa lacag qoyskaaga iyo asxaabtaada meel kasta oo ay joogaan.
#WesternUnion

Indonesia

Bushra Business Bank wuxuu si diiran ugu hambalyeynayaa macaamiisheena iyo guud ahaan ummada Islaamka bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan. Waxaan idiin rajeyneynaa farxad iyo caafimaad ku sooma kuna afura. Ramadaan Kariim! #RamadaanMubarak #BBBANK #ramadan

Indonesia

𝗕𝘂𝘀𝗵𝗿𝗮 𝗠𝗼𝗯𝗶𝗹𝗲 𝗔𝗽𝗽 wuxuu kuu ogolaanayaa inaad
si fudud oo degdeg ah u bixiso biilashaada adigoo jooga gurigaaga ama goobta shaqadaada.
Soo degso 𝗕𝘂𝘀𝗵𝗿𝗮 𝗠𝗼𝗯𝗶𝗹𝗲 𝗔𝗽𝗽 maanta
oo sifudud umaamulo akoonkaada.
#BBBank
#fundtransfer
#MobileBanking
#Bills

Eesti

Macmiil ma ogtahay?
BB Bank 𝗢𝗻𝗹𝗶𝗻𝗲 𝗕𝗮𝗻𝗸𝗶𝗻𝗴 wuxuu kuu oggolaanayaa 𝗕𝗮𝗻𝗸-𝘁𝗼-𝗕𝗮𝗻𝗸 𝗧𝗿𝗮𝗻𝘀𝗳𝗲𝗿 si fudud, degdeg ah, oo ammaan ah
Lacag cadaan ahna looma baahna isticmaal oo kaliya 𝗮𝗱𝗲𝗲𝗴𝗮 𝗢𝗻𝗹𝗶𝗻𝗲 𝗕𝗮𝗻𝗸𝗶𝗻𝗴 ee BB Bank
#BBBank
#OnlineBanking

Indonesia

La Soco Dhaqdhaqaaqa Maaliyadeed ee Akooknkaaga
hada lasoo deg 𝗕𝘂𝘀𝗵𝗿𝗮 𝗠𝗼𝗯𝗶𝗹𝗲 𝗔𝗽𝗽.
#BushraMobileApp
#BBBank
#ViewStatement

Indonesia

Macaamiisheena sharafta leh ku soo dhawoow 𝗔𝗽𝗽-𝗸𝗮 𝗕𝘂𝘀𝗵𝗿𝗮 𝗕𝘂𝘀𝗶𝗻𝗲𝘀𝘀 𝗕𝗮𝗻𝗸, si aad isu diiwaan geliso fadlan raac tilmamahan soo socda
hada laso dag 𝗔𝗽𝗽 𝗕𝘂𝘀𝗵𝗿𝗮 𝗕𝘂𝘀𝗶𝗻𝗲𝘀𝘀 𝗕𝗮𝗻𝗸:
iPhone: apps.apple.com/us/app/bushra-…
Android: play.google.com/store/apps/det…
Indonesia

𝗕𝘂𝘀𝗵𝗿𝗮 𝗕𝘂𝘀𝗶𝗻𝗲𝘀𝘀 𝗕𝗮𝗻𝗸 wuxuu soo kordhiyey 𝗕𝘂𝘀𝗵𝗿𝗮 𝗠𝗼𝗯𝗶𝗹𝗲 𝗔𝗽𝗽 oo kuu sahlaya in aad si fudud uga maamulatid 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗮𝗱𝗲𝗲𝗴𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗻𝗴𝗶𝗴𝗮.
laso dag hada
iPhone: apps.apple.com/us/app/bushra-…
Android: play.google.com/store/apps/det…
#BBBank

Eesti

𝗗𝗵𝗮𝘄𝗮𝗮𝗻 𝗙𝗶𝗹𝗼 𝗪𝗮𝘅 𝗖𝘂𝘀𝘂𝗯
Isbeddel cusub, adeeg cusub iyo khibrad cusub — wax ka duwan kii hore.
Ha moogaan!
#ComingSoon #WaxCusub #BBBank

Indonesia

U dirso lacagtaada si fudud, degdeg ah, oo ammaan ah.
Adigoo adeegsanaya xawaalda 𝗪𝗲𝘀𝘁𝗲𝗿𝗻 𝗨𝗻𝗶𝗼𝗻, waxaad lacag u diri kartaa qoyskaaga iyo asxaabtaada meel kasta oo ay joogaan.
#BBBank
#WesternUnion
#MoneyTransfer
#SendMoney
#SomaliaBusiness
#BankingServices

Filipino

Iska Ilaali 𝗤𝗮𝘁𝗮𝗿𝘁𝗮 𝗟𝗮𝗰𝗮𝗴-𝗾𝗮𝗮𝗱𝗶𝘀𝘁𝗮 Adeegso oo kaliya adeegena 𝗥𝗧𝗚𝗦
𝗥𝗧𝗚𝗦 wuxuu kuu suurtagelinayaa inaad si toos ah, degdeg ah, oo ammaan ah ugu dirto lacag bangi kasta oo dalka ah, adigoon halis gelin lacagtada.
#RTGS
#LacagAmmaan
#BangiyadaDalka

Indonesia

Hel adeeg bangiyeed dhameystiran oo isticmaal adeega Online banking ee BB Bank.
Lasoco dhaqdhaqaaqaada maaliyeed meelkasta oo aad joogtid
#BBBank #OnlineBanking #RTGS #sendmoney

हिन्दी

Ganacsade, lacagtaada udir in ka badan 𝟮𝟬𝟬 𝘄𝗮𝗱𝗮𝗻 si degdeg ah oo ammaan ah.
ka faa’iideyso adeega 𝗦𝗪𝗜𝗙𝗧 ee 𝗕𝘂𝘀𝗵𝗿𝗮 𝗕𝘂𝘀𝗶𝗻𝗲𝘀𝘀 𝗕𝗮𝗻𝗸.
#BushraBusinessBank #SWIFT #MoneyTransfer
#InternationalTransfer #GlobalBanking

Indonesia

𝗕𝗕 𝗕𝗮𝗻𝗸 wuxuu kuu fududeeyay maamulka lacagtaada adigoon booqan xarumaha bangiga.
Hel 𝗢𝗻𝗹𝗶𝗻𝗲 𝗕𝗮𝗻𝗸𝗶𝗻𝗴, 𝗥𝗧𝗚𝘀, iyo 𝗮𝗱𝗲𝗲𝗴𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗹𝗲 oo dheeraad ah.
#BBBank #SmartBanking #NoMoreQueues #FastService #DigitalBanking #EasyBanking #Somalia

Indonesia




