Mustafe Daqare

12 posts

Mustafe Daqare

Mustafe Daqare

@MusDaqare

شامل ہوئے Şubat 2023
51 فالونگ2 فالوورز
Dr Mohamed Hagi
Dr Mohamed Hagi@AmbMohamedHagi·
Shalom to the people and government of Israel; I extend my sincere greetings and look forward to strengthening friendship, mutual respect, and enduring cooperation between our nations.
English
177
181
1.1K
54.8K
Mustafe Daqare
Mustafe Daqare@MusDaqare·
@ProfHusseinWar Waaqica maanta soomaali ka jira ayaa caynkaasi ah Profuseere, Dhawal iyo Ugaas abdirashiidna waa lagu kalifay dagaalkaasi oo dhulkii ay ab ka ab daganaayeen baa la yidhi ka guura, Maamulkii Ciro-na waa ku raacay arinkaasi, Deetana is difaac iyo naf hurid bay ku dhawaaqeen.
हिन्दी
1
0
0
108
Prof Hussein Warsame
Prof Hussein Warsame@ProfHusseinWar·
Saaxiibayaal: maanta waxa aan haystaa Reer Awdal ( iyo Salal). Dagaalo ayaa ka dhexda socda qabiilooyinka dega halkaas qaar ka mid ah. Waxa lagu kaman Reer Awdal in ay ku nool yihiin gobolka keli ah ee Soomaaliyeed ee aan qabiilooyinka ku nooli isdilin wixii ka dambeeyey 1991 kii. Taasi beenowdey. Waxa ay i xasuusiyeen odhaahdii "Goroyo la ogaayoo, haad bay noqotay". Suldaan Dhawal waxa uu yidhi " waxa aan noqonay Soomaali." Maya: waxa aad ku biirteen inta qabkii Soomaalida burburisay. Soomaaligu marka uu tolkii la dagaalamayo, wuu xarago dagaalami jiray. Wax garadkoodu fardo ayuu fuuli jiray oo sidii Salaan Carabay ayuu geeraar ku joojin jiray dagaalka tolka. Xasuusta geeraarkiisii "waar tolkayow colka jooja." Reerkii rag ka dhintay gabdho ayaa la siin jiray si sy dib ugu tarmaan, xididnimadiina u sii socoto. Dad badan oo aan u hanweynaa ayaan ku dhawahay in aan ka quusto. Waan u hanweynaa Dhawal iyo Ugaas Cabdirashid (Ma aqaan Ugas Mustafe oo waxba ka sheegi maayo," Waan u hanweynaa Madaxweyne Cirro iyo ku xigeenkiisa, Maxamed Cali. Waan u hanweynaa Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele. Aniga xaalkaygu waxa uu marayaa "aan ooyee, albaabka ii xidha", sidii Abwaan Maxamed Ismaaciil.
Filipino
13
1
23
3.6K
Mustafe Daqare
Mustafe Daqare@MusDaqare·
@MediaWararka Shinbir iyo wadhaf kala war la'aa...Wlhi maalinta Samaroon is raaco ee jiho u wada jeedsado badhkiis ama badankiisu khad cas iyo mid cad toona cid hor istaagi doontaa ma jiri doonto..
हिन्दी
0
0
0
23
Nabil ali
Nabil ali@MediaWararka·
Gobalka awdal xuduudihiisu waa khad cas ⚔️🚨
Nabil ali tweet media
Eesti
3
2
14
718
Mustafe Daqare ری ٹویٹ کیا
Abadir Haji
Abadir Haji@abadir_haji·
Khaayinkii weli base iyo dhul baan Ethiopia siin bay kaga dhegtay. #NotAnInch. U teg adigu qotidaada. Halkan Waa dhul Soomaaliyeed. Dadkii lahaa baa ilaashanaya: #Awdal, #Somalia
हिन्दी
17
13
45
6.4K
Mustafe Daqare
Mustafe Daqare@MusDaqare·
“Don’t watch the clock; do what it does. Keep going.”
Mustafe Daqare tweet media
English
0
0
2
24
Mustafe Daqare ری ٹویٹ کیا
Nabil ali
Nabil ali@MediaWararka·
Reer awdal s/land ayad tihiin xeebahoogii inta albabada loo wada xidhay ayaa xeebta berbera lagu yidhi meeshu maha borama orad borama ka shaqayso waa mayirka berbera ina cidin ayaa sida ula hadlay Reer awdal cashuurta joojiya hargaysa la geeyo idinkuna maxad la baryotamaysan
Filipino
3
4
11
1.1K
Mustafe Daqare
Mustafe Daqare@MusDaqare·
@MediaWararka Shacabku haka foojignaadaan arintaasi... Marwalba in bulshadu digtoonaataa waa muhiim.
हिन्दी
0
0
0
137
Nabil ali
Nabil ali@MediaWararka·
Sirdonka somalilnd ayaa qorsheegay in ay borama ku dhex dilaan dadka ka dibna ay yidhahdan borama aragaxso ayaa soo gashay shacabku ha foojignadaan
Nabil ali tweet media
Indonesia
27
15
48
8.3K
Mustafe Daqare
Mustafe Daqare@MusDaqare·
@MohamedSelh Waxa muuqata in danbiyo dagaal oo waawayn oo la isku maxakamadayn doono uu Muuse iyi jabhadiisu meesha ka gaysteen.
Filipino
0
0
1
19
Mustafe Daqare ری ٹویٹ کیا
Mohamed Salh
Mohamed Salh@MohamedSelh·
#Laascaanood: Xarunta dowladda hoose ayaa burbur xooggan ka soo gaadhay madaafiicda lagu garaacayo magaalada; xilli dagaallo ay ka soconayaan jihooyinka bari iyo galbeed kuwaa oo u dhexeeya #Somaliland iyo xoogagga #SSC-#Khatumo. #Somalia.
Mohamed Salh tweet mediaMohamed Salh tweet mediaMohamed Salh tweet mediaMohamed Salh tweet media
Indonesia
2
4
19
1.3K