๐€๐๐ƒ๐ˆ๐‘๐€๐‡๐Œ๐€๐ ๐’๐‡๐ˆ๐ƒ๐€๐๐„

135 posts

๐€๐๐ƒ๐ˆ๐‘๐€๐‡๐Œ๐€๐ ๐’๐‡๐ˆ๐ƒ๐€๐๐„ banner
๐€๐๐ƒ๐ˆ๐‘๐€๐‡๐Œ๐€๐ ๐’๐‡๐ˆ๐ƒ๐€๐๐„

๐€๐๐ƒ๐ˆ๐‘๐€๐‡๐Œ๐€๐ ๐’๐‡๐ˆ๐ƒ๐€๐๐„

@Abshidane

๐‘ป๐’‰๐’† ๐‘ป๐’“๐’†๐’๐’… ๐‘ฐ๐’” ๐’€๐’๐’–๐’“ ๐‘ญ๐’“๐’Š๐’†๐’๐’… ๐‘ผ๐’๐’•๐’Š๐’ ๐‘ป๐’‰๐’† ๐‘ฌ๐’๐’…โœจ๐Ÿ“ˆ

Cape Town, South Africa ุงู†ุถู… AฤŸustos 2022
98 ูŠุชุจุน126 ุงู„ู…ุชุงุจุนูˆู†
Crypto Maryooley
Crypto Maryooley@Maryooley7ยท
$BTC All the news๐Ÿ“ฐ๐Ÿ—ž๏ธ & Headlines now... Isbuucaad ee dagaalka๐Ÿชค
Crypto Maryooley tweet media
Crypto Maryooley@Maryooley7

Quick update: xaalada suuqyada - & dagaalada socda Markaan fiirino heerka dagaalada socda & sida ay ugu falceliyeen dhamaan suuqyada dhaqaalaha caalamka... Waxaan dhihi karnaa illa & hadaa~ waa zero majirto wax falcelin ah... Inkasto aan illa & maalmo kahor aan arkayay in suuqyada ay ka falceliyeen, hadana waa arin aanan sax ahayn= UnrealโŒ ๐Ÿชš Sawab aysan ugu falcelin waa in waxwalba udhacaan sida loo qorsheyay suuqyada calamka~ waawaynka ๐Ÿ‹๐Ÿณ illla & hada waa kuwa raacaayo qorshooda ~ oo ah isku beeqaaminta waqtiga โŒš& xlda suuqyada markaasa ay ku sugunyihin. Hadii aan tusaale fudud ka siiyo sida wawaynka suuqa ay ula dhaqmayaan hada~ waa isla tabti August 2025 Markaasa o ay jirtay hubanti la'aan wayn dhanka Macro economicska~ badi majority dadka suuqan kujirana ay filashooyinkoda ahayd in xlda xumaan doonta bishaa August ~ Lkn maxaa dhacay~ in suuqyadi la Pump ๐Ÿš€๐Ÿš€gareeyay โžก๏ธ then daadasho yar ๐Ÿ“‰ markale dhaqaaq kale illa qofwalba ku qancay khalaas in xlda bes halkaasa ku dhamaatay.. Waa arimo aan aad & aad ugu dignay sida waawaynka retailska u khal-khal gelinayan& qorshayaalkooda dambe ee suuqyada ka leeyihin~ illa & mar dambe laguso baraarugay~ ciyaarta wawaynka ay ciyareen~ dagaaladi ka dhex qarxay~ wixi so haray waxay ahayd History qofwalba ka sheekeyay. Hada waa isla sidi ~ iyado dagaalada sii kululaadeen ~ $BTC waxaysi samaynaysaa dhaqaaq sare~ marna ha u qaadan in arintaan Bullish utahay long term ama xita sida meelaha qaar aan ku arkaayo, in Save heaven narrative Halka suuqyadi kale sida Stockska, iyadana aysan ujirin wax dhaqaaq ah & isbadal toona~ fariinta way cadahay waana hal mid ~ Trap ๐Ÿชค later. Intaasa waa dulmar guud xlda dagaalada socda & arimaha suuqa. Guulaysta

Eesti
2
0
10
807
Muhammad Abduweli
Muhammad Abduweli@MAbduweliยท
In shaa Allaah Insha Allaah Tonight we will begin Salaatu Tahajjud at 02:00 AM (Tuesday morning) at Tawheed Islamic Centre. ุฑุจู‘ู†ุง ุชู‚ุจู„ ู…ู†ู‘ุง ุฅู†ู‘ูƒ ุฃู†ุช ุงู„ุณู‘ู…ูŠุน ุงู„ุนู„ูŠู… In shaa Allaah, caawa waxaa Markazka Tawxiid ka bilaabanaya Salaadda Tahajjudka saacadda Marka ay tahay 2:00 habeenimo. Allow Cibaadada naga aqbal oo noo danbi dhaaf.
4
2
9
255
Haji Dahir Abdulahi
Haji Dahir Abdulahi@HajiDahir336605ยท
๐Ÿ”ฅ WAR DEGDEG AH: Bitcoin la qoday (mined) ayaa gaadhay 20,000,000 (20M) $BTC. 1 milyan ee ugu hadhay ee $BTC waxay qaadan doontaa qiyaastii 114 sano si loo qodo. โ›๏ธ๐Ÿ“‰ Tani waxay muujinaysaa sida uu Bitcoin u yahay hanti aad u yar (scarce asset), maadaama wadarta guud ay tahay 21 milyan oo kaliya. ๐Ÿš€ Ninkii $BTC Aruursanin mustaqbakjiisa maaliyadda iyo kaydkiisa ayuu dayacay.
Haji Dahir Abdulahi tweet media
Filipino
2
3
20
863
Berkan
Berkan@cryptostocks247ยท
Waxaa lagu tartamo Waxaa ugu wanaagsan waa arintan, waxaan ku faraxsanahay inaan haysano community saan Kheyrka u jecel I am very proud inaan ka mid ahay
Berkan tweet media
Filipino
3
2
17
515
Crypto Maryooley
Crypto Maryooley@Maryooley7ยท
Quick markets update: Tan & Sabtidii hore 28 February ~ o ahayd marki ugu horaysay ee u qarxay dagaalada udhaxeeya Israel-US Vs Iran.... Waxaan arkaynay, warka naso gaarayo saacad walba ee sheegaaya ~ Gantaalo hor leh o lariday ๐Ÿš€๐Ÿš€ qiic & uurada meel walba isqabsatay ~ dagaal saadaalintiisa ay ahayd in kaliya udhaxayn karo Israel ~ US โžก๏ธ Iran... Balse isku badalay ๐Ÿคž dagaal saf balaaran, kuna fiday badi dalalki bariga dhexe ugu tunka waynaa~ walaalihii carbeedna dhegta dhiigga loodaray!! Su'aasha hortaalay dhamaan suuqyada isbuuca ugu horeeyay dagaalka bilawga ahaa~ sidokalana qofwalba madaxiisa ka guuxaysay waxay ahayd ," Talow side dagaalkaan socda ~ usaamayn karaa suuqyada"? Si walbo isbuucaa 1aad~ warka cabsida leh suuqyada dhaqaalaha caalamka saamayn degenaasho la'aan ah ay ku yeeshen~ hadana isbuuc kaamil ah o dagaalkana socday~ majirin falcelin saamayn o lataaban karo~ si walba o ay saxaafada caalamka u qoreen in ay saamayn wayn jirto. Bal'e waxay u ahayd suuqyada taa cagsigeeda, sida suuqa crypto & stockska~ Isbuuc trade-yo qurux badan ~ aana aragnay $BTC o samayay kudhowaad +17%๐Ÿš€ from 63k - 74k ~ iyadoo kudartay qiimaheeda 11k nadiif ah, $ETH 15%๐Ÿš€ Balse arinka shoogga leh waa marwalba arin saamayn yeelan kartay ~ oo aan saamaynteeda markiiba la arkin, durba waxaa so if-baxa Narrative madhalays~ o gacan ku samays ah:- "Bitcoin "Digital gold. Safe haven. Hedge against chaos." Waa waxaan micno wayn lahayn ~ o badi~ dad aan micno wayn lahayn ay ku hadlaan, iyago raadiya Views & engagement~ halka kuwa kalana ay kaso Copy gareeyaan... Sawabto ah, marwalba dagaalo ka qarxaan bariga dhexe ~ kuna salaysa yahay dagaalka energy ๐Ÿ›ข๏ธ ๐Ÿช” Suuqyada speculative marketska loo yaqaano sida :- Equities-ka & crypto iwm Hantidooda waa kuwa lo socdo hawada lagu dubto. Waawayn-kana ๐Ÿ‹๐Ÿณ fursadaa marwalba ma dayacaan, marka narrative-yada so baxaan Hadda Bitcoin waa kudhowaad โž– 10% ~ halka Stock marketkina lagasaaray Maanta, kudhowaad hal trillion...๐Ÿฉธ Hadaba maxaa isbadalay hada? Koow Marka lagaso tago inaan isbuuci 2aad si galayno ~ o dagaalkana dheeraanayo-karo, arinta kale ee samayn leh waa in qiimihi shidaalka sii sare ๐Ÿ“ˆ kac sameeyay.. Ogow arinka maahan kaad wuu kacay meel Walba ku arkaysay.... Yes qiimaha shidaalka wuusi kacayay tan & marki dagaalada sii socdeenba ~ lkn waxajirta arinkalo xiiso gaaro leh maanta o ah:- Hadii aad lasocotay falanqaynteena YouTube-ka๐Ÿ‘‡ youtu.be/pFyXicfJ78o?siโ€ฆ Arinta muhiimka leh aan tilmaanay waa in saamaynta saxda suuqyada caalamka culays wayn Ku keeni doonta in aytahay marka qiimaha Saliida ๐Ÿ›ข๏ธ sii gaaro $90 Exactly waa waxa maanta dhacay ~ qiimaha shidaalka waa $90, durba suuqyada stocksa Kudhowaad hal trillion Hawada lagu dubta. Maxaan Kugu sheegaya intaan o idil~ waa hal mid โ˜๏ธ Arin badi dadka aad aysan ugu baraarugsanayn, o ah in qiimaha shidaalka maanta u maraayo isla qiimahii saxda ahaa~ maalinta ugu horaysay u Ruushka ku duulay Yukrayn~ sanadki 24 February 2022dii. Illa & ugu dambayn qiimahii shidaalka ku gaaray $130 /๐Ÿ›ข๏ธ. ๐Ÿ•ธ๏ธ 4 sano kadib~ waxaan so gaarnay halkaan , weliba markaan iyado~ guud ahaan dunida ๐ŸŒ hadal- haynteeda % xiisaheeda ugu wayn uu yahay Energy-ga๐Ÿช” Waa arin ay tahay in aadan marna il-duufin adigo raacaaya Narrative-yo bug ah, waayo in aadan hilmaamin wixi ka sareeya $90 qiimaha shidaalka ๐Ÿ›ข๏ธ waa kala wareeg ๐Ÿ’ซ Shift cycle dhab ah~ o ay samayn doonaan suuqyada dhaqaalaha caalamka, magaarayo & wu gaari arinka marnaba maahan, balse waa mucno ma uleedahay go'aan daadashadaada. Si fudud, Daadashada ma istaagi doonto illa oil-ka uuka gaaro meeshiisa ugu saraysay ๐Ÿ” 7 March 2022 - 13 June Macro top 2022. Arinka kale ee exceptionalka aha ee kaso haraayo arimaahaan o ah different scenarios insha'ALLAH ๐Ÿ‘€ updateskeena ๐Ÿฅฌ kale. Guulaysta.
YouTube video
YouTube
Crypto Maryooley tweet media
Filipino
3
0
19
654
๐€๐๐ƒ๐ˆ๐‘๐€๐‡๐Œ๐€๐ ๐’๐‡๐ˆ๐ƒ๐€๐๐„
$BTC waxa suuragal ah in ay ku adkaato inay dib ugu laabato halkii ay shalay gaartay oo ahayd +$74K iyadoo aan laga hoos marin $60K.๐Ÿ“‰ #Abshidane #somalitraders #BtcSomali #Somalia #Africa #Cryptocurrency
๐€๐๐ƒ๐ˆ๐‘๐€๐‡๐Œ๐€๐ ๐’๐‡๐ˆ๐ƒ๐€๐๐„ tweet media
๐€๐๐ƒ๐ˆ๐‘๐€๐‡๐Œ๐€๐ ๐’๐‡๐ˆ๐ƒ๐€๐๐„@Abshidane

#BTC waxa markale suuragal ah in halkaan ay joogto $73K ay ka kala wareegto iyadoo ka hoos mari karta $60K InShAllh.๐Ÿ“‰

Filipino
0
0
0
48
๐€๐๐ƒ๐ˆ๐‘๐€๐‡๐Œ๐€๐ ๐’๐‡๐ˆ๐ƒ๐€๐๐„
#BTC waxa markale suuragal ah in halkaan ay joogto $73K ay ka kala wareegto iyadoo ka hoos mari karta $60K InShAllh.๐Ÿ“‰
๐€๐๐ƒ๐ˆ๐‘๐€๐‡๐Œ๐€๐ ๐’๐‡๐ˆ๐ƒ๐€๐๐„ tweet media
๐€๐๐ƒ๐ˆ๐‘๐€๐‡๐Œ๐€๐ ๐’๐‡๐ˆ๐ƒ๐€๐๐„@Abshidane

#BTC waxwaliba sidii aan ka fileynay ayee ku socdaan Alx ilaahbaa ku mahadsan.๐Ÿ”ฅ

Filipino
0
0
0
74
Haji Dahir Abdulahi
Haji Dahir Abdulahi@HajiDahir336605ยท
Asc. Habeen danbe waxaan si fiican u lafa guri doona Aaska Suuqyadda Maaliyada Gaar ahaan Halbeegyadda Dhaqaalaha kuwaas oo sameeya Suuqayadda Maaliyadda ๐Ÿ“ˆ๐Ÿ“‰ una baaahan inuu qofkasta oo Tradeer ah ama Investor inuu fahan fiican ka haysto. Insha allah waxan rajaynaya wixii iiga baxsan inaan si Hagar laโ€™aan walaala soomaaliyeed inaan la wadaago.
Haji Dahir Abdulahi tweet media
Indonesia
9
7
70
1.8K
Berkan
Berkan@cryptostocks247ยท
Please wax iska baar, wax aqriso, lacagtaada adaa ka masโ€™uul ah, ka hor inta aadan iska wasaqayn lacagtaada Xalaashu ah aduunkaan waa laba maalmo, arsaaq xalaal ah mar walba raadso. Anything that you donโ€™t own the underlying asset no matter what is not permissible is islam, very simple diinteena is not complicated. Boqolaal research and books ayaa laga qorey, think before you take a futures trading, wax iska baar donโ€™t take my word for it. Linkiyadaan hoose aqriso goโ€™aanka adaa iska leh Hadith Even haday shubahaad ay tahay iskaga fogoow, waayo haithka wuxuu ahaa,{Xalaashu way cadahay xaaraantuna way cadahay, waxaa u dhexeeya arimo kale oo shubahaad ah qofkii ku dhaca arintaas xaaraanta ayuu ku dhacay} Xalaashaa kaa badan. Baaritaan culimada Full article economics ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ {In conclusion, a perpetual futures contract contains gharar (uncertainty) because it allows us to sell something we do not own. It also contains maysir (speculation) since it is a zero-sum financial instrument that permits us to exchange something with no value.} ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ academy.musaffa.com/things-about-pโ€ฆ {Most experts provide strong arguments upholding futures trading as haram.}very detailed research please aqriso ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ cryptoummah.com/is-futures-traโ€ฆ ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ forum.islamicfinanceguru.com/t/genuine-quesโ€ฆ Research kale ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ forum.islamicfinanceguru.com/t/genuine-quesโ€ฆ Xitaa binance square ka aqriso ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ binance.com/en/square/postโ€ฆ Research ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ mohammedamin.com/Islamic_financโ€ฆ Videos ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ youtube.com/shorts/YlfQ8wrโ€ฆ
YouTube video
YouTube
Filipino
5
5
47
3K
M.TRADES.SOL
M.TRADES.SOL@mtradesukยท
Bitcoin muxuu sameendoona next ?
M.TRADES.SOL tweet media
English
3
0
13
1.4K
Abdiqani Triple A
Abdiqani Triple A@AbdiqaniTripleAยท
Waxaan isku daba riday hanaan uu raaci karo qof weliba oo raba in uu fahmo crypto from A to Z. Waxa ugu muhiimsan waa Mentality-iga oo ah sidee ayuu qofka uu u fakiri lahaa marka suuqan la joogo, sida loo heli lahaa community Supportive ah iyo Albaabka aan ka geli karno suuqan cusub. Waxaan fahmi doontaa qaabka uu nidaamkan u shaqeeyo kadibna waxaad ka doodi doona oo aanu dhisi doona system crypto ah oo suuqan ku geli karno. Barashadda habka crypto ay u shaqeyso kadib waxaan uruurin doonaa oo hal goob aan isugu keeni doonaa xirfadlayaal kala duwan kuwaas oo dhisi doona nidaam lacag joogto ah aan ku sameyn karno iyo in la ilaaliyo hanyidda walaalaha kale in jeeb shisheeye aysan ku dhicin. Talaabadan ma ahan inan anigu u socdo shaqo abuur ee waa soo afjarid aan rabo inan habkii hore ee aqoonta liidatay, wax soo saar laโ€™idda ina heysata aan wax uga bedeli karno.
Abdiqani Triple A tweet media
Indonesia
47
9
114
11.4K