Berkan

7.5K posts

Berkan banner
Berkan

Berkan

@cryptostocks247

Serial Entrepreneur, Seasoned Cryto,Stocks trader/investor, writer, data analyst, with SS & Environment Degree.

Earth Katılım Mayıs 2010
1K Takip Edilen7.2K Takipçiler
Sabitlenmiş Tweet
Berkan
Berkan@cryptostocks247·
Nagu soo biir Book club goob degan cilmi iyo wax aqris si free ah boqolaal book finance personal growth, naftaada iyo jeebkaada ku hor mari. t.me/+X8UnIusLOfdmY…
Indonesia
10
11
107
87.3K
Berkan
Berkan@cryptostocks247·
Ma rabtaa inaa coin iibsato lacag kuu sameeyo, adigo oo iska iibin, maku daashay DCA, kaalay baro Cashar muhiim ah oo ku saabsan Crypto Staking siduu u shaqaeyo, pros and cons deep dive Maalinta isniinta 25ta May 8:30 pm somali time. Madasha Xogtacrypto 8:30 PM somali time inshaAllah
Berkan tweet mediaBerkan tweet media
Indonesia
1
3
16
396
Berkan
Berkan@cryptostocks247·
Hirgelinta sharciga Clarity act oo maraaya maalmihii ugu danbeeyey Waxaa socda Dagaal weyn, ka hor codeynta khamiista, kooxo kala duwan ayaa mid walba raba in ay push gareeyeen dantooda tii ugu danbeysey maanta Qolada Banking senate ayaa soo bandhigtey sida ay wax u rabaan basically Waxaa ugu weyn dhamaan Bankiyada panic mode ay ugu jiraan waa hadafka ah iney difaacdaan stable coins, ama lacagta faaidada crypto ay bixiso, oo ay rabaan iney waafaqdo lacagaha yar ee intrestga ay ku bixiyaan si lacagta customerska ay ku shaqeysan jireen kumanaan sano u sii socoto aysan is bedelin😳 waxaa kaloo la isku haystaa Defi, self custody, sidoo kale software developers ka sida loola tacaamuli lahaa. 👇👇 banking.senate.gov/imo/media/doc/…
Filipino
0
0
12
370
Berkan
Berkan@cryptostocks247·
Maalinta Khamiista soo socota waa maalin aad ugu weyn reer crypto. The Senate Banking Committee ayaa u codeynaaya on the CLARITY Act, taasoo ka dhigaysa committidii ugu horeysay oo u codeysa a comprehensive U.S. crypto market structure bill. Waa talaabo horseedaysa in la helo sharciyeyn rasmi ah oo aasaasi ah oo horseedi karta hab dhaqan mideysan sida stable coinka, iyo yeildska faaidada iyo dhamaan dhaqaalaha la xiriira loola tacaamuli lahaa.
Berkan tweet media
Filipino
0
0
11
477
Berkan
Berkan@cryptostocks247·
One @Midnimoacademy team practical lessons i tus I taabsii, 👏non stop #free market education everyday, aqoonta suuqan waa free Adiga keligaa baro hadaadan awoodin kusoo biir kumaanka kaa horeeyey Team Midnimo Academy.
Berkan tweet media
Eesti
0
0
15
700
Berkan
Berkan@cryptostocks247·
DYOR 🔥🔥. LINK usbuucyo badan ayaa ku socdey cadaadis downtrend ah oo bottomka taagnaa, Laakin hada waxaa uu u muuqdaa inuu sameynaayo isku day inuu jabsado cadaadiskaas area of $10 level, while reclaiming the 50-day EMA, Taasoo laga yaabo iney bedesho the structure back towards a bullish trend. Momentumka sidoo kale wuxuu taageerayaa dhaqaaqan markaa eegno kor u kaca RSI. Hadii uu isku celiyo uu difaacdo meel ka koreysa $10, markaa waxaa laga yaabaa inaan helno target $12, ka dib $14 ama ka badan. Laakin hadaan ku fail garowno isha ku haay 50 day EMA support levels.
Berkan tweet media
Filipino
0
0
6
488
Berkan
Berkan@cryptostocks247·
Bitcoin has recorded its strongest monthly performance in over a year in April. It closed the month out with a gain of 11.8%.
Berkan tweet media
English
0
0
2
225
Berkan
Berkan@cryptostocks247·
Maanta InshaAllah safarkeenii ayaa inoo bilaabaya new team new class,@Midnimoacademy groupkii afaraad 187 qofood, waxaan baranaynaa deep dive knowledge of the history of money and blockchain no half measures, #read= wax badan ogoow
Berkan tweet mediaBerkan tweet media
English
2
2
30
667
Berkan
Berkan@cryptostocks247·
This is why we do what we do only few understand, lacag wax ka weyn, Waa to inspire a generation, a people investment, waxaa ugu fiican la maalgashto waa in Qof si daacad ah Hagar la’aan ah waxaa awoodo u bartid for free, qofkaa waxaad siisey xirfad noloshiisa wax weyn ka bedeli kara. Nolosha Not everything is a transactional. Boqolaal messages oo kuwan oo kale markaan aragno waa waxaa na dhiiri geliya Maalin walba . @Midnimoacademy
Berkan tweet mediaBerkan tweet mediaBerkan tweet mediaBerkan tweet media
English
0
3
23
685
Berkan
Berkan@cryptostocks247·
@Mohafaatix1 Waa suaal u baahan Baaritaan 🤔
हिन्दी
0
0
0
1
Berkan
Berkan@cryptostocks247·
Decentralisation wax la dhaho ma jirto. Tether ayaa waxay tusisyey aduunka who really runs the dollar stack. Xanibaadii ugu weyneyd in history ayay sameysey marka ay blacklist ku samaysey lacag ka badan $344 million in USDT oo ka dhacdey shabakada TRON. Arintan ma ahan wax caadi ah waa arin muujinaysa awooda iyo cida controlka iyo awooda gacanta ku haysa ayadoo arintan ay dhacdey si wadajir ah oo ka qeyb qaadasho toos ah ay wada sameeyeen TETHER iyo xafiiska Treasury office of foreign asset OFAC. Arintan waxay bixineysaa a signal aad u cad oo waxay na tuseysaa in asset walba oo ku xiran USD dolar in crypto, any blockchain oo ka shaqeeya under any centralised or decentralised wuxuu raba ha ahaado waxaa uu imaanayaa under scrutiny micnaha hadaa taabatid USDT, USDC, iyo dhamaan any stable coin hantidaada Waa la xanibi karaa oo waa la maamulinkaraa oo protocol walba aad ku dhex jirtid waxaa ka awood weyn Washington. Waxaa la yaabka leh ayaa ah just 48 hours ago Justin Sun tron founder ayaa wuxuu sheegey in Tron ay tahay The Most Decentralised Blockchain in the world🤣. Isagoo ku dhega hadlaaya Arbitrum markii dhawaantan ay xanibtey $74 million oo ay la xiriiriyeen sida ay sheegen explotations, ama is daba maris, Maalin ka dib wuxuu soo bandhigey dacwad ka dhan ah Familka trump sida ay u galeen oo lacagtiisa xayireen. Dhacdooyinkan waxay na tusinaayaan ineysan jirin wax la yiraahdo Decentralisation oo aysan jirin xoriyad, oo wax walba ka dhacaaya spacekan crypto ay noqoneyso in lacagtaada lagaa qaadan karo. Waxay rabaan oo excuse ah ha sheegaan.
Berkan tweet media
Filipino
3
1
7
570
Berkan
Berkan@cryptostocks247·
DYOR🔥🔥 Qof walba Solana waxay flash gareyneysaa a rare bullish crossover on the weekly MACD, waa a momentum indicator oo aan inaba saan isugu soo aadin ilaa May 2025. Taariikh ahaan markaan fiirino arintan markay dhacdo mar walba waxay horseedi jirtey kor u kac aad u wanaagsan oo u dhaxeeya 100% to over 800%. Mida kale RSI ayaa wuxuu ku sii darayaa miisaan kale oo aad u weyn waa levels noogu danbeysey inaan aragno bottomkii suuqa ee 2022.
Berkan tweet media
Filipino
1
1
17
568
Berkan
Berkan@cryptostocks247·
Hambalyo Hambalyo team Midnimo Final exams caawa Qof walba ka qeyb qaadanaya Guul InshaAllah
Berkan tweet mediaBerkan tweet media
Filipino
0
0
20
722
Berkan
Berkan@cryptostocks247·
Ku xigeenka madaxa Bankiga ingriiska Sarah Breeden ayaa waxay bixinaysaa digniin toos ah in correction uu soo socdo, Waxay leedahay qiimaha suuqyada are way too expensive. Ereyadeeda waxaa ka mid ahaa "There's a lot of risk out there and yet asset prices are at all-time highs. Waxay raacisey waxaan aragnaa in ay qasab tahay in ay dhacdo adjustment at some point." Way ku saxsan tahay in the obvious sense, suuqyada kor keliya uma socdaan dabcan correction wuu imaanayaa at some point. Laakin waxaa aan arkeyno ayadana aragto waa kuwan.👇 ● Qiimaynta ama valuationka AI ayaa maraya meeshii ugu sareysey, tusaale suuqa Nasdaq ayaa helay bishii ugu fiicneed tan iyo 2020kii, waxaa laga yaabaa inuu ku jiro last leg up before a reset🤷. ● Suuqyada Private credit waxay marayaan a $2.5 trillion near All time high, Waa level waalan, Laakin ogow lama test gareynin sida ay u dhaqmi doonaan ama uga falcelin doonaan in a downturn market, Qof og ma jiro oo sheegi kara. ● Waxaa laga yaabaa in shocks badan suuqyada la kulmaan, Iran, a macro slowdown, the AI bubble bursting, a private credit collapse Laakin ka waran in ay isku mar yimaadaan maxaa dhici kara 🤔. Ilaa iyo Hada suuqyada digniino badan ayay iska indho tireen, Laakin dabcan iska indhirtiskaasi meel ayuu ku istaagi doonaa at some point. Laakin suaasha ayaa ah waa goorma? Hada S&P 500 wuxuu marayaa zone overbought ah waa markii ugu horeysey tan iyo October. Arintan Ma ahan sabab aan u panic gareyno Laakin waa arin u baahan inaan attention fiican siino. #read wax aqri =waxbadan ogow.
Berkan tweet media
Filipino
0
0
5
354
Berkan
Berkan@cryptostocks247·
Jimco wanaagsan. Waa musharaxa madaxa jagada suuqa dhaqaalaha. 🤣
Berkan tweet media
Filipino
7
0
36
1.1K
Berkan
Berkan@cryptostocks247·
@kaledsahal Jagadaada Waa diyaar 🤣
हिन्दी
0
0
1
43
Berkan
Berkan@cryptostocks247·
@AyubGanacs49624 Codkaada hadaa helo waa guuleysanaynaa Legend 🙏🏼
हिन्दी
0
0
1
41
Eng .Ayub
Eng .Ayub@AyubGanacs49624·
@cryptostocks247 Legend dowladaa Musharaxa uthy wa dowlada lamahdiyay juma mubarak
Filipino
1
0
1
51