Abdusalam Salwe

11.8K posts

Abdusalam Salwe banner
Abdusalam Salwe

Abdusalam Salwe

@ASalwe

Federalist for united and stable Somalia. Former PS, OPM, FGS.| Husband and father.

Mogadishu, Somalia Beigetreten Temmuz 2009
943 Folgt47.1K Follower
Abdusalam Salwe retweetet
Mohamed Salh
Mohamed Salh@MohamedSelh·
Koonfurgalbeed: Dowladda Federaalka ayaa saacadihii u danbeeyey ciidamadii u badnaa ku sii wadda Baydhabo, halkaasi oo ay dooneyso in ay ka hortagto Doorashada Dadban ee uu qabanayo Mw Laftagareen, sida uu sheegey Wasiirka Xannaanada Xoolaha JFS, Xasan Eeley oo isaga & mas'uuliyiinta kale ee DFS ay isku uruursadeen degmada Buurhakaba: "Talada KGS ma haysan karo Laftagareen keligii, ciidamada iska soo daba dhacaya isaga ayey tallaabo sharciya ka qaadi doonaan." Guddoomiyaha Baarlamanka KGS, Cali Fiqi oo mar kale sharraxan ayaa muujiyey heerka xaaladdu taagan tahay: "Ciidamada Gorgor oo ay la socdaan saraakiil & hubkii laga heley dowlaha caalamka ayaa la sheegay in ay u socdaan dhanka Baydhabo, ujeeddadu waxay u muuqataa in la tuuro Mw Laftagareen, taas oo khatar gelin karta in xaaladdu isu beddesho iska hor imaad furan." Doorashada KGS ayaa qorshaysan inay qabsoonto todobaadkan, DFS-na waxay qorshaysay in ay isla todobaadkan gasho Baydhabo — waxa dhici kara waxa ay ku xidhnaan doontaa waxa ay yeelaan ciidamada nabad ilaalinta u jooga dalka ee Itoobiya oo iyagu ilaaliya Garoonka Diyaaradaha & Madaxtooyada Baydhabo. ▪︎Baydhabo waxay go'aamineysaa jihada dalka maadaama ay ka soo baxaan xildhibaannada u badan dalka; DFS, mas'uuliyiinteedu waxay u arkaan ka-hortagga Doorashada Dadban ee Laftagareen in ay tahay ka-hortag Doorasho Dadban oo dalka ka qabsoonta & kuraasta deegaannadaas oo aada mucaaridka, Mucaaridka oo mar horeba la safray Laftagareen waxay u tahay doorashadii Dadbanayd oo bilaabatay & tareenkii DFS oo ka joojiyey. #MohamedSalh #Somalia #KGS
Mohamed Salh tweet media
Indonesia
1
6
17
2.5K
Abdusalam Salwe retweetet
Abdirahman Abdishakur
Abdirahman Abdishakur@AAbdishakur·
Hon. @Odowaa is someone I have known for over three decades. Although we stood on different sides, he within the ruling party and I in the opposition, I have always regarded him as a man of principle. Today, through his decision to resign from the position of Secretary General and his membership in the ruling Justice and Solidarity Party, he has reaffirmed that integrity and reputation stand above position and office. His decision reflects courage, clarity, and a profound sense of responsibility. I commend my longtime friend for making a principled and courageous choice. In a political climate where silence is often rewarded and truth comes at a cost, choosing conviction over convenience is never easy. This is not just a personal step it is a moral statement. It reminds us that leadership is not about clinging to office, but about standing firm on values—even when it means walking away. I hope others will find the courage and conviction to act in accordance with their conscience. One cannot claim true political leadership without placing principle above personal interest. Moments like these are when respect and credibility are earned when it becomes clear that values, not positions, define leadership. We stand at a critical political crossroads, where the future direction of leadership will be shaped.
Abdirahman Abdishakur tweet media
English
12
26
126
11.6K
Abdusalam Salwe retweetet
Mohamed Salh
Mohamed Salh@MohamedSelh·
#Somalia: Xoghayihii-guud ee xisbiga xukuumadda Federaalka ee JSP, Xildhibaan Cabdiraxmaan Odowaa ayaa si rasmi ah u shaaciyey in uu ka tegey xisbigaasi, isaga oo sheegey in uu ka soo horjeedo; Dhammaystirka Dastuurka & Doorashooyinka qof & cod oo uu sheegey in aan loo dhammayn Waa mas'uulkii labaad oo ka taga JSP ka dib Mw Laftagareen oo ahaa ku-xigeen.
Mohamed Salh tweet media
Suomi
1
4
25
2.7K
Abdusalam Salwe retweetet
Abdi Aynte
Abdi Aynte@Aynte·
Today, my dear friend and senior MP @Odowaa resigned from his position as a Secretary General of the ruling party JSP, citing fundamental disagreements with President @HassanSMohamud on key policy issues, including federalism, elections, constitutional review and civil rights. This comes only days after the Deputy Chairman of the party and President of Southwest State of #Somalia @Laftagareen also resigned. The exodus from the ruling party is the strongest sign that the empire built over the last four years is collapsing, under the weight of its sheer corruption and nepotism.
Abdi Aynte tweet mediaAbdi Aynte tweet media
English
0
16
76
8K
Abdusalam Salwe
Abdusalam Salwe@ASalwe·
@TheVillaSomalia must stop this madness before it drags the region into a catastrophic state of war. #Somalia #SouthWestState
Mohamed Salh@MohamedSelh

#Somalia: Koonfurgalbeed ayaa rasaas la beegsatay diyaarad siddey wefti ka socda Dowladda Federaalka xilli ay ka degi la haayeen degmada Waajid. DFS ayaa awood ciidan gaysay deegaanno badan ka tirsan Baay, Bakool & Shabeellaha-hoose, iyada oo siyaasiyiinta DFS ee KGS oo maanta Buurhakaba ka hadlay sheegeen in ay geleyaan Baydhabo. Mw Laftagareen ayaa isagu guda-galay doorasho Dadban isaga oo xidhay caasimadda Baydhabo.

English
0
0
0
57
Abdusalam Salwe retweetet
Mohamed Salh
Mohamed Salh@MohamedSelh·
#Somalia: Koonfurgalbeed ayaa rasaas la beegsatay diyaarad siddey wefti ka socda Dowladda Federaalka xilli ay ka degi la haayeen degmada Waajid. DFS ayaa awood ciidan gaysay deegaanno badan ka tirsan Baay, Bakool & Shabeellaha-hoose, iyada oo siyaasiyiinta DFS ee KGS oo maanta Buurhakaba ka hadlay sheegeen in ay geleyaan Baydhabo. Mw Laftagareen ayaa isagu guda-galay doorasho Dadban isaga oo xidhay caasimadda Baydhabo.
Mohamed Salh tweet mediaMohamed Salh tweet mediaMohamed Salh tweet media
Filipino
0
3
14
2.1K
Abdusalam Salwe
Abdusalam Salwe@ASalwe·
#Somali politics is so predictable that there is a sense of Dejavu with every political development. Maalmuhu isu ekaa! ما اشبه اليوم بالامس
Abdusalam Salwe tweet media
0
5
16
5.9K
Abdusalam Salwe retweetet
Mohamed Salh
Mohamed Salh@MohamedSelh·
#Somalia: Khilaaf-siyaasadeed oo u dhexeeya Dowladda Federaalka & #Koonfurgalbeed ayaa soo shaac baxay, iyada Madaxweyne Laftagareen aanu weli soo dhoweyn dhammaystirka Dastuurka iyo doorashooyinka qof & cod. Siyaasiyiinta kGS ee ku jira DFS ayaa qaybtood ka soo horjeeda maamulka Laftagareen, halka qaar kalena difaacayaan sida Senator Adam Abdinaasir oo leh: "Jubbaland & Puntland waxay ka digeen ayaan aragnay..."
Mohamed Salh tweet media
Filipino
0
8
12
2.6K
Abdusalam Salwe retweetet
Xisbiga Xaqsoor
Xisbiga Xaqsoor@XisbigaXaqsoor·
𝐏𝐫𝐞𝐬𝐬 𝐒𝐭𝐚𝐭𝐞𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐗𝐀𝐐𝐒𝐎𝐎𝐑 𝐏𝐀𝐑𝐓𝐘 𝐖𝐄𝐋𝐂𝐎𝐌𝐄𝐒 𝐓𝐇𝐄 𝐎𝐔𝐓𝐂𝐎𝐌𝐄 𝐎𝐅 𝐓𝐇𝐄 𝐂𝐎𝐍𝐅𝐄𝐑𝐄𝐍𝐂𝐄 𝐅𝐎𝐑 𝐓𝐇𝐄 𝐃𝐄𝐅𝐄𝐍𝐒𝐄 𝐎𝐅 𝐓𝐇𝐄 𝐂𝐎𝐍𝐒𝐓𝐈𝐓𝐔𝐓𝐈𝐎𝐍 Xaqsoor Party welcomes the communiqué issued by the Conference for the Defense of the Constitution, held on February 27 in Mogadishu. Xaqsoor Party has repeatedly reiterated its position regarding the unlawful amendments that the Somali government is making to the Provisional Constitution. The Constitution that Somalis provisionally adopted is the one approved in 2012. Any change made to that Constitution completely disregards the procedures clearly outlined in the lawful constitutional framework. Furthermore, Xaqsoor Party concurs with the Conference for the Defense of the Constitution that the constitutional term of Somalia’s Parliament ends on April 14, and that of the President ends on May 15, 2026. On the other hand, Xaqsoor Party adds its voice to the call for the immediate holding of elections in the Federal Member States whose terms have expired, in accordance with the legitimate 2012 Constitution. Finally, Xaqsoor Party welcomes the call for the upcoming national conference intended to deliberate on how to rescue the country from the political uncertainty. ###END###
Xisbiga Xaqsoor tweet media
English
0
5
2
902
Abdusalam Salwe
Abdusalam Salwe@ASalwe·
Join us tonight! 👇🏿
HBN Online TV@HBNonlineTV

Barnaamijka Falanqaynta Jimcaha ee @HBNOnlineTV caawa Waxaan ku lafaguri doonnaa: Soomaaliya: Wadahadallada socda ma dhalin karaan heshiis siyaasadeed iyo doorashooyin loo dhan yahay? Waxaa inoogu marti ah: @ASalwe, Falanqeeya Arrimaha Siyaasadda Soomaalliya & @AdenPR Falanqeeya Arrimaha Siyaasadda Geeska Afrika. Barnaamijka waxaa xiriirinaya @MowliidHaji, la socod wanaagsan caawa 20-ka February 2026, saacadda PM Geeska Afrika haddii ALLE idmo. #FalanqayntaJimcaha #DoodahaHBN @HBNOnlineTV

English
0
1
2
754
Abdusalam Salwe
Abdusalam Salwe@ASalwe·
Since @TheVillaSomalia described its decision as 'UNFORTUNATE,' that carries no less weight than a 'regret' or a full apology — if it isn't weightier. Time to move on!
Abdusalam Salwe tweet media
English
0
0
3
604
Abdusalam Salwe retweetet
Mohamed Salh
Mohamed Salh@MohamedSelh·
#Somalia: Guddiyada wada-hadallada Xukuumadda Federaalka & Golaha Mustaqbalka oo shir farsamo ku leh caasimadda ayaa isku raacay in ajandayaasha shirka madaxda DFS & Golaha Mustaqbalka 1-da Febraayo ay noqdaan; Doorashooyinka, Dastuurka, Midnimada, Dagaallada-xoraynta & Abaaraha.
Mohamed Salh tweet media
Indonesia
1
4
12
2.3K
Abdusalam Salwe retweetet
Mohamed Salh
Mohamed Salh@MohamedSelh·
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si rasmi ah u aqbalay gogosha wada-hadal ee DFS ay ugu fidisey Muqdisho, waxa ayna soo jeediyeen in laga wada-hadlo; Amniga, Midnimada & Doorashooyinka dalka. #Somalia
Mohamed Salh tweet media
Indonesia
1
1
9
1.7K
Abdusalam Salwe retweetet
Harun Maruf
Harun Maruf@HarunMaruf·
BREAKING: Al-Shabaab militants launched a heavy attack on Somali regional forces in Kudhaa Island, 120km south of Kismayo, early Wednesday. In a statement, the group claimed to have captured the area, but there has been no independent confirmation so far. Jubaland regional administration yet to comment on the attack. A local resident said there were heavy casualties as a result of the attack. Kudhaa has been under the control of Jubaland forces for more than ten years and has withstood several attempts by the group to retake it. The area is rich in fishing resources. During its control prior to 2014, al-Shabaab used Kudhaa to export charcoal despite UN sanctions.
English
2
13
64
46.6K
Abdusalam Salwe retweetet
Mohamed Salh
Mohamed Salh@MohamedSelh·
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa berri shir uga furmayaa magaalada Nairobi, iyada oo shir kaasi ay ka qayb-gelayaan Madaxweynayaasha Puntland, Jubbaland & Madaxdii hore oo ka arrinsanaya gogosha wada-hadal ee ay Muqdisho ugu fidisey Xukuumadda Federaalka #Somalia.
Mohamed Salh tweet media
Eesti
5
3
21
4.4K
Abdusalam Salwe retweetet
Abdiaziz Mohamed Jama
Abdiaziz Mohamed Jama@abdiazizmjama·
I don’t usually do shoutouts, but @Aynte deserves all the praise. I haven’t seen a Somali politician or scholar from the south who has such a strong grasp of Somali secessionists and the political dynamics of the region. He was on point in today’s Space. Kudos. @Shirwa @ASalwe
English
3
5
35
4.5K
Abdusalam Salwe
Abdusalam Salwe@ASalwe·
@elonmusk So, if I told you that you were immortal and would live forever, would that bring you peace? I’ve always suspected that stupidity plays a role in making money!
English
0
0
2
287