

Abdusalam Salwe
11.8K posts

@ASalwe
Federalist for united and stable Somalia. Former PS, OPM, FGS.| Husband and father.










#Somalia: Koonfurgalbeed ayaa rasaas la beegsatay diyaarad siddey wefti ka socda Dowladda Federaalka xilli ay ka degi la haayeen degmada Waajid. DFS ayaa awood ciidan gaysay deegaanno badan ka tirsan Baay, Bakool & Shabeellaha-hoose, iyada oo siyaasiyiinta DFS ee KGS oo maanta Buurhakaba ka hadlay sheegeen in ay geleyaan Baydhabo. Mw Laftagareen ayaa isagu guda-galay doorasho Dadban isaga oo xidhay caasimadda Baydhabo.











Barnaamijka Falanqaynta Jimcaha ee @HBNOnlineTV caawa Waxaan ku lafaguri doonnaa: Soomaaliya: Wadahadallada socda ma dhalin karaan heshiis siyaasadeed iyo doorashooyin loo dhan yahay? Waxaa inoogu marti ah: @ASalwe, Falanqeeya Arrimaha Siyaasadda Soomaalliya & @AdenPR Falanqeeya Arrimaha Siyaasadda Geeska Afrika. Barnaamijka waxaa xiriirinaya @MowliidHaji, la socod wanaagsan caawa 20-ka February 2026, saacadda PM Geeska Afrika haddii ALLE idmo. #FalanqayntaJimcaha #DoodahaHBN @HBNOnlineTV









