Mulaaxo
65.9K posts

Mulaaxo
@dunia_work
Register nurse /clinical counselor vocational education &training institute my home 🏠 punt land .
Manila City 가입일 Mayıs 2022
1.8K 팔로잉6.6K 팔로워

Haddi Doorashada Madaxweyne Laftagareen ay dhaqan-gal noqoto, madaxweynaha soo socdo ee Soomaaliya waa Mohamed Abdullahi Mohamed Farmaajo.

Dr Mohamed@MoAbdiyare
Madaxweynaha Soosocdo afartaan musharax midkood ayuu noqonayaa. Cid kale yaan lagu daalin.
Suomi


@HalimaAIGutale HSM Beri markii uu isku shaah shubo yaan warkale laysinka maqlin
Indonesia


@dunia_work Inader soomaaliya waxa kadhaca oo dhan baa xaaraan ah marka in ree kgs gaar loo beegsado waa quursi
Filipino

Doorasha ka hufan ma dhicin oo waliba dhiiga kuma daadan xitaa shinbir xagtin ma gaarin.
Naasir Boobe@NaasirBoobe
Hambalayo horudhac ah : Hambalayo madaxwayne @Laftagareen koonfurhalbeed ayadaa kuubaahan, hogaamiye la mahadiyay dadkiisa u adeega tahay, shicibka ree koonfurgalbee wa ku baraareen hogaamintaada suuban alxaqiiq.@Ugaashassanmad
Filipino

Congratulations to the President of South West State, @Laftagareen , on your election today by the Members of the State Parliament. This election reflects the strong confidence placed in your leadership, vision, and commitment to serve the people with integrity, transparency, and dedication.
I also extend my sincere congratulations to the newly elected @FaqiAlis Speaker of Parliament. I know him to be a very hardworking and capable individual, and I am confident that his continuous efforts, experience, and professionalism will play an important role in strengthening the legislative institution and advancing the interests of the people of South West State.
I wish that your leadership will foster unity, stability, and sustainable development. May you achieve great success and prosperity as you carry out this important responsibility.
Once again, congratulations to the President, the Speaker of Parliament, and the people of South West State on this meaningful and valuable victory.

English

@dunia_work Xassan sheikh started this dumb game marki ahmed madoobe jiirada lagu hayey, ha dareemo xanunkeeda
Eesti

@FaisalAliWarabe @Yuusarsef Qarankii miyaa kkkkk sow Somali lagama buxin
Suomi

Allah Akbar
Hambalyo Madaxweyne.
Ilaahay Waxan baryaya in u xilka ku gu Asturo, kuna Xafido.
Cadaaladana ku waafijiyo
Akhirana ha Elaawin
Amiiin Yaa Allah facebook.com/share/v/1CSnyF…
Indonesia

@HESharifShAhmed @Sadiq4555 Shaah shub iyo 275 MP ha qoro dal laguma hogaayo somalai waa ka gudubtey
Indonesia

Waxaan u hambalyeynayaa madaxda dib loo doortay ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Madaxweyne Cabdicasis Maxamed Xasan (Laftagareen) iyo guddoomiyaha golaha wakiillada KGS Mudane Dr. Cali Saciid Fiqi.
Waxaan sidoo kale boggaadinayaa xubnaha golaha wakiiladda 3aad ee KGS ee iyagana la dhaariyay.
Doorashada KGS waxay meesha ka saartay hubanti la'aantii siyaaasadeed ee hay'addaha maamulka, waxaana sidoo kale ugu baaqayaa maamullada kale ee muddo xileedkoodu dhammaaday inay si deg-deg ah u qabtaan doorashooyinka heer Dowlad Goboleed si looga baxo firaaqa maamul, loogan hortago xasillooni darro baahsan oo saameyn ku yeelan karta amniga Qaranka.
Waxaan dhinaca kale uga digayaa Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaadka yahay Mudane Xasan Sheekh Maxamuud in xalka siyaasadeed uusan ku raadin qoriga caarradiisa, taasoo aan marnaba suuragal ahayn islamarkaana abuuri karta kalsooni darro iyo colaad sokeeye.
Madaxda dowladda dhexe, waxaa maanta u furan hal waddo oo ah inay muujiyaan masuuliyad qaran, dalkana aysan u horseedin qalalaase siyaasadeed oo halis galin kara geedi-socodka dowlad-dhiska iyo hannaanka qori isku dhiibka afartii sannaba mar.

Eesti

@FahadBinYasin @ibra999ks Kkk sidaas baa dal ku hogaainryseen miyaa ? Sorry
Eesti

@LibanIyow @Deeqciroobe Ali ma doonaan Inuu dadkiisa ka boobo doorasho kumana imaan boob iyo shaah shub
Filipino

Ahmed madowe kaa ashaahatay manata waxii ka dhacay beydhabo 😀😁😄😆😁😄😀😆intii o yaqanay wa dhafatay @dunia_work

Indonesia
















