Mulaaxo

67.7K posts

Mulaaxo banner
Mulaaxo

Mulaaxo

@dunia_work

Register nurse /clinical counselor vocational education &training institute my home 🏠 punt land .

Manila City Katılım Mayıs 2022
1.8K Takip Edilen6.7K Takipçiler
Alhaaji  Jama yusuf
Alhaaji Jama yusuf@awduula·
Reer Muxumudkii Habar-jeclo miyaa mise waa kii Warsangeli waa laba muxumud ka @AliSamattar waa habarjeclo!! Katsiga iyo dhaqan xumada waa lakala qaada anana dhibtaa waa aragnaa!!
Indonesia
7
0
6
1.2K
Mulaaxo
Mulaaxo@dunia_work·
Garaadka ummada somaliyeed waa mahadsan tahay ..kaptanka football 🏈 waa mahadsan yahay Guul gobolka Nugaal -Garoowe Sorry team dani -INYOW
Indonesia
1
2
4
237
Mulaaxo retweetledi
Suudanii
Suudanii@sudanii123451·
DEG-DEG: Shaacinta liiska xubnaha ku guulaystay Golaha Wakiillada ee Dawlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya (KGS).
Suudanii tweet mediaSuudanii tweet mediaSuudanii tweet mediaSuudanii tweet media
Eesti
0
3
9
198
Mulaaxo
Mulaaxo@dunia_work·
Waa nala isticmaalay “ waa karama daro halkii ugu hooseysey “
Türkçe
0
1
5
272
Mulaaxo
Mulaaxo@dunia_work·
Kkk team Inyow ee Qardho baa galabta ka baxay ciyaartii …aqoon yahanka kubada cagta baa u soo jawaabey ..guul iyo gobanimo garowe
Mulaaxo tweet media
Indonesia
0
0
0
167
Mulaaxo
Mulaaxo@dunia_work·
Waa kuwaas ciyaal abaarso school iyo reerkii Netanyahu..subaxana alaah
Filipino
3
8
33
2K
Mulaaxo
Mulaaxo@dunia_work·
@abdala_matan Haa lakiin Qofka aan hore u soo guursan waa jalaad diinta noo sheegasa waan project loo soo xawiley WB waxaan Kufsiga ah
Suomi
0
0
0
16
abdala
abdala@abdala_matan·
@dunia_work Ciyaal iyo waxay ahaayeenba waa dadd qaangaadh ah wl. Arintan sida keliya lagu joojin karo waa in ciqaabta ugu adag lagu fuliyaa
Indonesia
1
0
0
82
abdala
abdala@abdala_matan·
Haddii la dili lahaa kuwii kugsiga hore geystay, ma dhacdeyn kufsi danbe. Dulmi, iyo gunnimo weeye in aan waxba laga qaban. Maamulka WQ waa in lagaga aamusin masuuliyad daradaas. Shacabka oo dhan waxaa waajib ku ah inay arintan ka gilgishaan.
Indonesia
4
0
10
651
Mulaaxo
Mulaaxo@dunia_work·
@B19Joshua Yaa ku siiyey ma natanyahu mise engiriis cade kkkkkkk
Eesti
2
0
0
117
Qays 🦌
Qays 🦌@B19Joshua·
Dhalinyarada reer Somaliland haka taxadiraan wararka ay ka faafinayan Lascanod!. Afterall, Lascanod waa magaladeenii, & Magala madaxda Gobolka Sool. Hadii aad rabtid in aad u hadashid qof tacadi loo geeystay, qofka aad u hadlaysid xuquuqdiisa ilaali. 🙏🏽
Eesti
6
1
23
1.4K
Mulaaxo retweetledi
Cunaaye's Institute for Public Policy Research🇸🇴
Hay’adda Tirakoobka Sacuudiga ayaa warbixin ay maanta baahisay waxaa lagu sheegay in Sacuudiga uu shantii sanno ee la soo dhaafay soo dhoofsaday xoolo nool oo qiimahoodu uu gaarayo $5.3 bilyan oo dollar. Warbixintan waxaa kaloo lagu soo bandhigay dalalka ugu badan ee xoolaha u dhoofiya Sacuudiga iyo muddadaa qiimaha xoolaha ay dhoofiyeen; 1. Suudaan , waxay Sacuudiga u dhoofisay xoolo nool oo isku darka shantii sanno ee u dambeysay uu qiimahoodu gaarayo $2.53 bilyan 2. Soomaaliya ayaa sidoo kale xoolo qiimahoodu gaarayo $910 milyan u dhoofisay Sacuudiga. 3. Jordan ku dhowaad $480 milyan 4. Romania ku dhowaad $290 milyan 5. Jabuuti ku dhowaad $270 milyan Credits ✍️ - Iman Jama #SomaliLivestockExport 🇸🇴
Cunaaye's Institute for Public Policy Research🇸🇴 tweet media
Filipino
5
6
43
2.8K
Mulaaxo
Mulaaxo@dunia_work·
@Yaasmii91454794 Abaayo Ilahay ha u naxriisto waa ayaamo barakeysan waan sooma nahey waa u soo duceyn in Ilaahay Fardousa ugu bishaareeyo
Filipino
0
0
1
25
Yaasmiin
Yaasmiin@Yaasmii91454794·
Inaa ilaaha waa ileeyha raajuun 🥲🥲🥲 maanta waa maalin murugo iyo xanuun ee tahay aan la soo koobi kareyn 🥲 waxaa iga baxay aabe qaali ku ahaa nafteeda ku ahaa 🥲 aabe aan aduunka inta saaran dhaafsan lahaa .ilaahay qalbigisa ha u nuuriyo 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 ilaahow Aamiin 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Suomi
33
0
23
2.3K
Mulaaxo
Mulaaxo@dunia_work·
Boorame …
English
1
4
5
273
Mulaaxo retweetledi
Salman Afgub
Salman Afgub@Salman_afgub·
Hambalyo hambalyo Caasimadda Puntland Garoowe oo ku guuley satay koobkii caasimadaha PL ee Caalmiskaad.Reer Qardheedow kubada barashey u bahan tahay. Idin ku weligiin ma koreysan miya ? Weli waxa isu qabtaan in aad Burtinle oo kale tihiin.🇸🇴🕊️
Salman Afgub tweet media
Filipino
2
1
7
969
Mulaaxo retweetledi
ERROR
ERROR@JUGTACULLUS·
MARAAGA LAASCAANOOD 🔥🔥🔥
ERROR tweet mediaERROR tweet media
Filipino
3
4
19
572
Samaale Sareeye
Samaale Sareeye@NadifNof·
@dunia_work Laakiin hada dhiigooda Dhulbahante waa u xalaal, cid dhahi doonta war ka daaya ma jirto. Urur-Saamale iyo sheeko quraafkiina warkeeda daah!
Indonesia
1
0
0
45
Mulaaxo
Mulaaxo@dunia_work·
Ninkaan idoor waxuu taagan yahay inaan yuhud iyo engriis raacno waxaa noo sababy in dhulbahante oo naga adkaadey ee hadaan is difaaci karno ma raaceen gaalo ..
Filipino
2
1
13
607
Mulaaxo
Mulaaxo@dunia_work·
Cuna qabateyn hala saaro ..
Mulaaxo tweet media
Filipino
23
4
29
2.2K
Mulaaxo
Mulaaxo@dunia_work·
Alif mabruuk.. Guul
Mulaaxo tweet media
Indonesia
2
1
6
548