Exist

33 posts

Exist banner
Exist

Exist

@existgone

Gurigeyga 가입일 Haziran 2021
57 팔로잉1.6K 팔로워
B
B@BlSBAAS·
most beautiful eid tradition is that every single eid people who have moved across the globe who I haven't seen for years are always the first to wish me😭❤️
English
2
0
36
778
Exist
Exist@existgone·
@A6Asap If only these politicians would serve the country well🤦‍♂️
English
1
0
2
75
AHMEDNEXTDOOR
AHMEDNEXTDOOR@A6Asap·
Whoever said Dorgu is our Gareth Bale might actually be onto something WTFFFFFF #ARSMAN
GIF
English
1
0
6
908
Exist 리트윗함
Suldan I. Mohamed, MA
Suldan I. Mohamed, MA@SuldanMohamed_·
Bro, look how many tweets this @MarioNawfal guy made on Somalis to insult them in just 24hrs. You can’t tell me he isn’t being paid.
English
909
177
1.5K
105.9K
Exist
Exist@existgone·
@cryptostocks247 Aad iyo aad Ustaad aqoonta dhamaad ma leh, Doqonka ayaa lagu yaqaanaa inuu dhaho, anigaa dhameyay, anigaa keenay iyo anigaa ugu horeyay.
हिन्दी
1
0
3
122
Berkan
Berkan@cryptostocks247·
Suuqaan over 15 years ayaan joogaa maalin walbana waxaan bartaa Weli arday ayaan ahay, that is the truth, it’s a new tech always evolving, weligaa Qof ha u hoos Fariisan, wax aqriso, please adigoo maanta imaaday ayaad hogaamin kartaa, haduu Qof ku dhaho Aniga waan dhameeyey, lafahaaga la carar, FACT, #experiance
Filipino
10
0
97
2.3K
Exist 리트윗함
Berkan
Berkan@cryptostocks247·
Groupkan 111ka qofood ka sokow Waxaa jira arday kale oo 540 kor u dhaafaya oo groupka beginerska ku jira, laba macalin ayaa loo xilsaaray inta laga gaaraayo group 2 in weekly live lessons ay bixiyaan, dadka dhexdhexaadka ah , oo kor u dhaafaya 440 arday howshooda waxay bilaabanaysaa beri wixii ka danbeeya InshaAllah, dadka advanciga ah ee 2440 ka badan ee ku jira Main chanelka iyo only Tested strategies1 Chanel oo ka badan 520 Qof trading strategies oo videos badan ayaa soo socda InshaAllah inoo samra, free @Midnimoacademy Qof walba wuu guuleysanayaa InshaAllah no ego no self intrest caawi walaalkaa Waxaa ilaahay ku baray. Aduunkan waa laba Maalmo. Waa somali families aad noloshooda bedelaysid, don’t forget that.
Filipino
8
3
57
1.6K
Exist
Exist@existgone·
@cryptostocks247 Masuuliyad weyn ayay dusha saarteen ee Ilaahey haka abaalmariyo, Sorry maanta Mashqul yar ayaan galay and I hope inee wax badan idhaafin
Eesti
2
0
1
68
Berkan
Berkan@cryptostocks247·
MashaAllah Asxaabta 5tii macalin waan helney mar dhow jadwalka soo gudbin doonaa markaan hagaajino macalin walba wuxuu qaabilsan yahay ayaan soo gudbin doonaa ilaahay qeyr ha siiyo usoo duceeya InshalaAllah, laakin waa first come basis haduu kaa buuxsamo qeybta kalaa sugeysaa InshaAllah Linkiga iyo jadwalba waan soo dhigi doonaa la soco
Filipino
5
2
36
997
Exist
Exist@existgone·
@cryptostocks247 Dadka qaar ee maanta kugu soo biiray aqoon kuuma lahan marka inaa isbarto waaba loo baahnaay
Eesti
1
0
1
92
Berkan
Berkan@cryptostocks247·
I don’t want Aniga inaa sheego laakin dad badan ma ogo waxaan u taaganay mise gadaal ayay ka yimaadeen Ma ogtahay inaan sameeyey 4 book af soomaali ah oo totaly free ah sanadihii ugu danbeeyey. 1- Macro economics, sida xudunta dhaqaalaha aduunku ay u shaqeyso, waxaa hagaha hogaamiyaha dhamaan dhaqaaqa suuqyada aduunka, sida sicir bararka, Waa maxay CPI, PPI, yield curve, economic cycle, waa maxay cabirka dhaqaalaha aduunka waa maxay monetary policy, fiscal policy. 2- Sida loo maareeyo Qatarta, how to risk manage lacagtaada sidaa u badbaadsan lahayd intaadan ka fikirin lacag kale. Waa maxay noocyada assetska, waa maxay concentration, hedging sidee loo sameeyaa, waa maxay market risk liquidy risk system risk iwm. 3-Blockchain Ebook ka hadlaaya sida uu blockchainka uu u shaqeeyo sida projectska like Etherium Solana ay u shaqeeyaan 4-Technocal analysis.sida technical analysis u shaqeyso, every thing from chart analysis candel patterns, trading strategies waa complete guide af soomaali ah. Oo kuli wada free ah one penny aan ka rabin oo aan juhdi habeeno badan usoo jeedaa oo waqti geliyey oo Hadafkayga keliya uu ahaa dadkeyga iney bartaan dhaqaalaha casriga ah oo keliya oo maalin iyo habeen aan research iyo baaritaan sameynaayey with O intrest taas ka sokow dhiiri gelin iney dadkeena bartaan wax aqriyaan oo boqolaal buugaag qaar Aniga lacag kasoo bixiyey usoo aruuriyey Maalin walba ku dhiiri geliyo iney bartaan caadada wax aqriska group telegram free ah u sameeyey ka sokow daily research market update oo ahayn copy and paste qoraalo baaritaan marketka, dareenka suuqa dhan walba u soo qoro oo Maalin walba idinla wadaago baaritaan qoto dheer ku saabsan suuqaan with real no bluff data, micnaha anigoo aan rabin any favour with no expectation u sameeyo wax walba aan sameeyo ay iga tahay daacad, sida in badan dadka aan arko wataan dan gooni ah marka, ii sheeg hal Qof somali ah suuqaan jooga kale oo intaas sameeyey, oo dan gooni ah aan wadan.🤔 War walba xusuusnow إنما الأعمال بالنيات
Filipino
30
3
78
2.3K
Exist
Exist@existgone·
@cryptostocks247 Micnaha waxaa u fahmay, markaa 5m joogto haduusan candleka ku xirmin outside of the two zone, waxaa macquul eh inuu ku laabto labada zone ee sare ama hoose, Hadiise uu candleka 5m ku xirmo outside of the two zone maalinta kale iska sug Hadey wax iga qaldan yihin iga sax thanks
Eesti
1
0
1
71
Berkan
Berkan@cryptostocks247·
Saan idiin tusin doono priceka maalintaas 70% wuxuu kusoo laabtaa zone kaas aad draw gareysatey, maka waxaa sugeysaa inuu gaaro premetirkaas aad diyaarsatey, marka uu ka gudbo waxaad sugeysaa candle ka 5 minuteska inuu ku xirmo gudaha trendlinekaas marka ka dib confirmationka heshid keliya gelintaanka tradeka waad haysataa TP iyo stop loss mar walba waa 1.3. Badanaa maadaama ay tahay 5min time frame waqti dheer ma qaadanayso to play it out, laakin ha deg degin iska sug waa muhiim inaad raacdid shuruudahaas, saad u jeedid sawriada hoose badanaa wuxuu suuqa u dhaxeynayaa zonekaas haduu suuqa maalintaas ka baxo zonekaas Maalinta kale iska sug hadana raac talaabooyinkaas Maalinta xigta badanaa wuu kuu shaqeynaa inshallah
Berkan tweet mediaBerkan tweet mediaBerkan tweet media
Eesti
4
1
19
843
Berkan
Berkan@cryptostocks247·
Subax wanaagsan DYOR🔥🔥 Waxaan idiin soo gudbinayaa a simple strategy, Waa strategy aad u fudud inaad raacdid, Laakin saa ogtihiin markay timaado suuqaan wax waliba 💯 guaranteed ah ma jiro, how ever Aniga intaan test gareeynaayey Waa mid aad u fiican oo wining rateka uu aad u sareeyo Hadaa rabtid confirmation kale waa ku darsan kartaa laakin badanaa iyada keligeed ayaa shaqeyso waa daily trading scalping strategy, on any asset micanaha wuxuu ku shaqeeyaa asset walba ha ahaado crypto, dahabka, forex, stock, marka let’s goo aa kuu sharxo. A thread 👇👇
Filipino
19
13
70
3K
Misskey ၄၃🇸🇴
Misskey ၄၃🇸🇴@HaboMulaney·
As your fav chef I’m sending this to a lucky mutual 👩🏾‍🍳
Misskey ၄၃🇸🇴 tweet media
English
3
0
11
1.2K
Exist
Exist@existgone·
@HaboMulaney Never eat it together icl but I’ll give it a try
English
1
0
0
21
Misskey ၄၃🇸🇴
Misskey ၄၃🇸🇴@HaboMulaney·
@Existgone Have you never been to Somali restaurants or at someones house as guest? It’s very common to have bariis iyo baradho 😅
Misskey ၄၃🇸🇴 tweet mediaMisskey ၄၃🇸🇴 tweet mediaMisskey ၄၃🇸🇴 tweet media
English
1
0
2
158
Exist
Exist@existgone·
@cryptostocks247 Topic aad muhiim iigu ah ayaan u jeedaa maanta ee mahadsanid sxb
Eesti
1
0
1
37
Berkan
Berkan@cryptostocks247·
Waa buug la yiraaho maaraynta maskaxda ma ahan maaraynta waqtiga 🔥🔥. Markaad bilawdo maaraynta waqtigaaga, waxaad dareemaysaa inaad wax badan qabanayso. Waxaad isticmaasha jadwal, si aadan wax u ilaabin. Waxaad dhisaysaa caadooyin, si aad hawlaha is daba jooga aad dhakhso u qabato. Waxaad baranaysaa fura yaalka noocyada kala duwan ee barnaamijyada aad maalinka sii degsato. Waxaad xataa bilabaysaa inaad “maya” tiraahdo fursadaha qaarkood, si aad ugu faa’iidoysato waqtigaaga. 👇👇 t.me/+X8UnIusLOfdmY…
Berkan tweet media
Filipino
2
1
28
1.2K
Berkan
Berkan@cryptostocks247·
Arthur Hayes Billionairekan 40 jirka ah ee markuu hadlo la dhagaysto waa maxay sheekadiisa, mala socotaa in wiilkan uu suuqa crypto uu kusoo kordhiyey Hal-abuur Maaliyadeed wax badan ka ogow sheekadiisa iyo Safarkiisa Gaarka ah A thread 👇👇
Berkan tweet media
Indonesia
12
1
37
1.7K
Exist
Exist@existgone·
@cryptostocks247 Dhalinyarta suuqa ku cusub iney helaan qof adiga oo kale waa chance fican ee mahadsanid sxb, Dadaalkaaga Ilaahey hakula garab galo
Indonesia
1
0
4
124
Berkan
Berkan@cryptostocks247·
Waxaa jira hal arin soo noqnoqota oo walaalo badana i weydiiyen dhowr jeer, oo walaalo badan raba suuqa iney bartaan isbaaro loo wada dhigtey excuses ahaan iney aqoonta suuqa kala firdhisan tahay hal meel laga helaynin, sidaa daraadeed ay qasab tahay inaad lacag ku barato, hadaba waxaan idiin sheegayaa inaan soo wado a complete guide, from beginning to expert, Waa hal meel aad ka wada heli kartid, waa hagaha keliya aad u baahan tahay from A to Z oo dhamaan wada FREE ah, best technical analysis YouTube channels, ay ku jiraan somali channels, Best websites bixiyo on chain analysis, {kuwa free ah} best market phycology, buugaag free ah, waxa dhan ayaa PDF guide idinku diyaarinayaa InshaAllah ayadoo faahfaahsan with links. And ofcourse all are FREE. Soon InshalaAllah.
Filipino
43
7
98
2.6K
Exist
Exist@existgone·
@cryptostocks247 Cawa Si kore iyo si hoose wax waa u sheegtay ee sheekada si tartiib eh nooga daba gey hadaa xariif tahay😂
Filipino
1
0
1
50
Exist
Exist@existgone·
@cryptostocks247 Yep wax kasto oo la caburiyo mar ayay ooda jabsan doonaan fr😂
Filipino
0
0
1
86
Berkan
Berkan@cryptostocks247·
Hadii aad eegto chartigan hoose oo ah Weekly BTC waxaad arki kartaa in 6 weekly candles isku xiga oo nearly identical bodies oo isku mid ah ay ku xirmeen, $120k👀. Ma jiro candle qiimo ahaan ku furmey ama ku xirmey above $120k korkiisa. Aniga ma ihi Qof expert analyst oo ku xeel dheer deep technical analyst laakin waxaan arkaa inuu jiro price manipulation, waxaa jira in dad ku celinayaan qiimaha BTC inuu ku sii hooseeyo levelakaas, laakin waxaan baraney throughout the history ayaa ah the longer qiimaha la caburiyo the stronger is the breakout, that is why aan aaminsanahay September BTC iney meel dheer gaari doonto iyo ALTSka waaweyn. Please wax Aqrsio
Berkan tweet media
Eesti
2
1
36
1.2K
Exist
Exist@existgone·
@cryptostocks247 😂😂😂dee adaa dhahday hal strategy oo shaqesay aa idin sheegaa ee setup sameso strategy maahan sxb, strategy-ga aad adiga setupka ku sameesatid magaceda nala wadaag iyo ilaha laga heli karo kadib waxaa lagu kabaa dulqaad iyo samir 😂
Indonesia
0
0
2
42
Berkan
Berkan@cryptostocks247·
@Existgone Waa strategy, tan aa sheegaayo🤣, Si fiican ma u aqrisey analysis sameyso setup kaaga diyaarso iska sug, limit orders, iska sug patience
Filipino
1
0
2
25
Berkan
Berkan@cryptostocks247·
Hadaa I weydiiso hal strategy oo aad try gareysey oo ku guuleysatey ii sheeg waa Patience sabar iyo dulkhaad, No deg-deg, no FOMO just be consistently disciplined, mar walba iska sug waad heleysaa high-probability setups.
Filipino
8
3
42
1.3K
Exist
Exist@existgone·
@emrahyavuz_ Do u still trade or it’s not trusted anymore
English
1
0
0
46