Abdikarim Hussein Guled

1.9K posts

Abdikarim Hussein Guled banner
Abdikarim Hussein Guled

Abdikarim Hussein Guled

@AHGuled

Leader of SAHAN Party, former president of Galmudug State of Somalia, former minister of Interior and National Security.

Mogadishu - Somalia Katılım Nisan 2015
130 Takip Edilen35.8K Takipçiler
Abdikarim Hussein Guled
Hambalyo madaxweyne Abdi Aziz Hassan Mohamed (Laftagareen) oo maanta Baarlamaanka Koofur Galbeed mar kale u doorteen madaxweynaha Koofur Galbeed. Waxaan madaxweynaha la doortay iyo shacabka reer Koofur galbeedba u rajeynayaa guul iyo horumar.
Eesti
7
6
32
2.1K
Abdikarim Hussein Guled
Abdikarim Hussein Guled@AHGuled·
Elections in regions with expired mandates are essential to end uncertainty and uphold the constitution. I commend the South West for its leadership and urge free, fair, and timely elections nationwide. Delays threaten stability—the rule of law must come first.
English
1
1
8
706
Abdikarim Hussein Guled
Abdikarim Hussein Guled@AHGuled·
Ciid wanaagsan dhamaan umadda Soomaaliyeed meel kasta oo aad joogtanba. Farxad ku ciidda.9
Eesti
0
0
3
166
Abdikarim Hussein Guled
Abdikarim Hussein Guled@AHGuled·
Midnimada iyo madaxbanaanida dhuleed iyo dadeed ee Soomaaliya waa arin aan laga gorgortami karin, waana in dhamaanteen muxaafid iyo mucaarad aan meel iga soo wada jeesana difaaca Qarinimada.
Abdikarim Hussein Guled tweet mediaAbdikarim Hussein Guled tweet media
Eesti
1
1
1
282
Abdikarim Hussein Guled
Waxaan xalay magaalada Nairobi kaga qeybgalay munaasabadda Baalfurka buugga " Baadigoobkii Nabadda Geeska". Kaas oo uu qoray Amb Mohamed Abdi Afey. Amb. Afey waa masuul qeyb weyn ka soo qaatay dib u heshiisiinta iyo dowlad dhiska Soomaliya muddadii 25ka aheyd,
Abdikarim Hussein Guled tweet mediaAbdikarim Hussein Guled tweet mediaAbdikarim Hussein Guled tweet media
Filipino
0
0
0
309
Abdikarim Hussein Guled
Abdikarim Hussein Guled@AHGuled·
Waxaa noo soo idlaaday wadatashiyo iyo kulamo siyaasaddeed oo muddo usoo socday madaxda ururro, xisbiyo iyo madallo siyaasaddeed oo dalka iyo dadka Soomaaliyeed xilliyo iyo xilal kala duwan ugu soo shaqeeyay. Waxayna isla garteen in ay dhistaan hal xisbi siyaasadeed oo weyn.
Abdikarim Hussein Guled tweet mediaAbdikarim Hussein Guled tweet media
Filipino
0
4
11
1.6K
Abdikarim Hussein Guled
Waxaa wax aad looga xumaado ah dagaalada iyo falalka foolxumida leh ee ku soo noqnoqday degmada iyo deegaanada Wanlaweyn. Waa wax Islaanimada, Aadaminimada iyo Soomaalinimada intaba ka fog in qof nool la gubo oo dab lagu daaro. Waxaana ku baaqayaa in deg deg loo joojiyo.
Filipino
0
0
0
395
Abdikarim Hussein Guled
Abdikarim Hussein Guled@AHGuled·
Africa mourns the loss of a great elder, Raila Odinga. A true veteran and pillar of Kenyan politics, his unwavering belief in democracy & unity leaves an indelible mark. His brave voice will be missed across the continent. Our thoughts are with Kenyan People.
Abdikarim Hussein Guled tweet media
English
0
0
2
406
Abdikarim Hussein Guled
I strongly condemn the terrorist attack on the Jilacow Prison in Mogadishu. This act aims to disrupt the peace & stability we've worked so hard for. We must stand together against terror. We call the government & security forces to remain vigilant against enemy's cells among us.
English
0
0
1
296
Abdikarim Hussein Guled
Abdikarim Hussein Guled@AHGuled·
Waxaan cambaareynaa xariga sharci darida ah ee ay caawa ciidamada dowladdu u geysteen masuuliinta iyo odayaalka kala ah: 1. Ex wasiir Cumar Cali Rooble 2. Xaaji Cali xaaji Iimaan 3. Ganacsade Buraale Falkaas waa fal ka fog dowladnimada, xoriyadda iyo xuquuqda muwaadinka.
Abdikarim Hussein Guled tweet media
Suomi
1
3
3
625
Abdikarim Hussein Guled
Abdikarim Hussein Guled@AHGuled·
Waa cambaareynayaa tacadiyada iyo gadoobfaladda had iyo jeer ay ciidamada dowladda ku sameynayaan dadka soomaaliyeed ee diidan in laga barakiciyo lagana boobo deegaanadooda. Kani waa oday Soomaaliyeed oo 90 jir ah oo si foolxun loo garaacayo, waana arin aan la aqbali karin.
Filipino
0
0
0
151
Abdikarim Hussein Guled
ندين ونشجب بشدة الهجوم الاسرائيلي علي دولة قطر الشقيق، ونحن اذ نشحب وهذا الهجوم نعتبره بانه خرقا للقانون الدولي وعلي سيادة الدولة قطر واستقلالها، كما انه يشكل تهديدا خطيرا علي الأمن والسلم الدوليين.
Abdikarim Hussein Guled tweet media
العربية
0
0
1
126
Abdikarim Hussein Guled
Hambalyo dhammaan umadda Soomaaliyeed munaasibadda Dhalasha Nabigeena suuban Muxamed bin Abdulahi.
Abdikarim Hussein Guled tweet media
हिन्दी
0
0
0
361
Abdikarim Hussein Guled
Abdikarim Hussein Guled@AHGuled·
Today's declaration repeals controversial constitutional changes, restoring the government system. A comprehensive political agreement is still needed for elections, involving all stakeholders, including Puntland, Jubaland and other politician.
Abdikarim Hussein Guled tweet media
English
3
3
17
2.6K
Abdikarim Hussein Guled
Abdikarim Hussein Guled@AHGuled·
Waa wax aad looga xumaado weerarada soo noqnoqday ee ay dowladdu kula kaceyso dadweynaha barakacayaalka ah ee dagay xarumaha dowladda. Dowlad ku takrifasha awoodda waa midda ina dhaxalsiiyay burburka, barakaca iyo colaadda aan damin ee maanta dalkeena iyo dadkeena mudo 35 sano
Filipino
0
0
4
338
Abdikarim Hussein Guled
Abdikarim Hussein Guled@AHGuled·
Hambalyo munaasabada 14 guurada aasaaskii dowlad gobaleedka Soomaaliyeed ee Galmudug oo maanta ku beegan. Waxaan Maalmulka iyo Shacabka reer Galmudug meel kasta oo ay joogaanba la qeybsanayaa farxadda iyo reyraynta munaasabaddaan qaaliga ee ku aadan curashada maamulkeena.
Abdikarim Hussein Guled tweet media
Filipino
2
6
29
1.5K
Abdikarim Hussein Guled
Abdikarim Hussein Guled@AHGuled·
Hambalyo maalinta dhalinyarada Aduunka oo ku beegan maanta. Umad kasta dhalinyaradeeda ayaa u kacda oo isbadal keenta, dhalinteena waxaa laga doonayaa in ay dalkooda u kacaan oo isbadal ka sameeyaan xaaladda fadhiidnimada ah ee ragaadiyey dowlad dhiskeena mudadii 25 sano aheyd
Abdikarim Hussein Guled tweet media
Filipino
2
0
2
382
Abdikarim Hussein Guled
Abdikarim Hussein Guled@AHGuled·
Waxaan xanuunka la wadaagayaa dadkii hantidooda ku waayey dabkii xalay ka dhacay Suuq Bacaad Waa wax laga xumaadoah una baahan in xal waaro loo helo, aafada dab ee ku soo noqnoqday Suuqyada Soomaaliyeed, kuwaas oo khasaar weyn u geysta dhaqaalaha dalka ee awalba iska liicayey.
Abdikarim Hussein Guled tweet media
Eesti
0
0
1
175
Abdikarim Hussein Guled
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa wiilkeyga Hussein Abdikarim Hussein iyo gabadheyda Alia Abdikarim Hussein oo shahaadada darajada 1aad ka kala qaatay TED University iyo Ankara yıldırım Beyazit University ee dalka Turkiga. Waxaan u rajeynayaa guul iyo mustaqbal wacan.
Abdikarim Hussein Guled tweet mediaAbdikarim Hussein Guled tweet media
Türkçe
0
0
2
213