
Madax. Hassan Sheikh card-ka "Waa la igu sooo duulay iyo qadiyadda xafada hala difaaco" so ma isticmaali karo mise Maamul Goboleedyada lee arinkaasi ka shaqeeyaaa!!
Anaga xitaa waxaa nalagu yiri RW #Hamza ayaa nagu soo duulay , oo hala is difaaaco. Waana qaadanag 💯!
Indonesia







