
Abdalla Ismail
1.8K posts

Abdalla Ismail
@AbdallaIsm
Chairman of SNUC | Network Engineer | ICT Professional | Passionate about cybersecurity, cloud & networking | Exploring the future of technology
Somalia Katılım Aralık 2011
101 Takip Edilen1.3K Takipçiler



Maleeshiyaadki Hassan Shiikh oo sii firxanaya marki ay carruur iyo dumar laayeen.
Bulshadi iyo dowladnimadi kun baac ayay isku jirsadeen. Waa kaa hooyadaasu niman hub sita oo sii didaya ay leedahay erya erya tuugada, iyagina ay sii firxanayaan ayagoo dhagar qabayaal ah.
Xaalka Xamar yaal xisaab xabaal ka badan!
Filipino

Joining Hassan Sheikh Mohamud’s so, called dialogue would be a serious political mistake for the opposition.
Any opposition that chooses to align itself with failed leadership risks losing its credibility and the trust of the Somali people.
Somalia needs genuine political reform, accountable leadership, and solutions that unite the nation not another round of empty political maneuvers that repeat the failures of the past.
English

At this stage, I do not believe the opposition should rush into dialogue without clear guarantees, transparency, and a genuine national agenda.
President Hassan Sheikh Mohamud’s last-minute calls for talks appear more focused on political survival and public image than on solving Somalia’s real challenges. Dialogue without trust, accountability, and meaningful commitments risks becoming a political tool rather than a solution for the nation.
The opposition must remain united, politically mature, and focused on protecting the national interest above short-term political arrangements.
English

Hassan Sheikh Mohamud no longer has the political trust or legitimacy to discuss Somalia’s national future.
The opposition gathering on May 10 will be a defining moment. Opposition leaders must stand firm and avoid giving him political space without serious reforms and accountability.
@HassanAKhaire @AAbdishakur @MohamedHRoble
English

Geedkaas waxaa laga yabaa in boqolaal sano jiro.🤔
Abdalla Ismail@AbdallaIsm
Hassan Sheikh Mohamud don’t care about no boundaries, he crosses every line and sees himself as ruthless. How do you explain to your children that a man accused of violence, destruction, and forcing people from their homes is the President of Somalia? He is worse than Al-Shabaab.
Indonesia

Qaxaani aad arkaysaani ma aha mid ku yimid colaad hubaysan laakin waa qax ku yimid colaad magac dowladeed wadata laakin tuuganimo iyo awood sheegasho bilaa sharci ah huwan.
Soomaalidu dowladnimada mar ayay sas ka qaaday kadin marki ay noqotay aalad la isku dulmiyo la iskuna dhibaateeyo.
Colaado sokeeye iyo burbur aad u daran, waxa ay hadana soo tijaabiyeen sanado badan oo bilaa dowlad iyo bilaa nadaam ah. Marki dunidi la yaabtay sida ay bilaa dowlad u noolaan karaan ayay mar kale doorteen in ay dowladnimo ku dhex noolaadaan oo u hoggaansamaan sharci iyo nadaam ay u wada simanyahay.
Nasiib darro waxa ay noqotay in dowladnimadi ay gacanta u gashay dayday iyo mujrimiin, maxariis laawayaal ah, mudankooduna ahaa in ay xabsiyo ku jiraan.
Hadda qof walba oo Soomaali ah waxa ay ka maraysaa allow yaa 2000 dib noogu celiya mar haddiiba dowladnimo Soomaaliyeed sidaan u ekaatay.
Hassan Shiikh dadki waxa uu nacsiiyay wax walba oo wanaag laga filan karay. Sida jiritaanki Dowladnimo iyo nadaamki doorashada qof iyo cod.....
Bal amuurtan eega!
Eesti

Qofki raba in uu arko xumaanta Xassan Shiikh barri ha tago skool polizio iyo laamiga 21 oktoobar!
Carruur xiran dresski ay skolka kaga yimaadeen ayaa laamiga qarkiisa ku hoyanaya. Dumar uur leh ayaa fadhi waagu ugu baryayaa. Waayeel ayaa laamiga dhinacyadiisa daadsan.
Gawaarida loo yaqaan Dameer ayaa saf dheer ku jira laamiga oo dhan oo baraakooyin iyo guryo la bur buriyay raraya.
Muqdisho iyo Hassan Shiikh Mohamuudba haddii foolxumadaan uu Xassan falay ka badbaadaan 15 may kadib. Somalia iyo Xassanba waa nasiib badanyihiin.
Indonesia




