Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

751 posts

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka banner
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

@Agosomalia

The Official Account of the Office of the Attorney General, Federal Republic of Somalia.

Somalia Katılım Şubat 2015
2 Takip Edilen376 Takipçiler
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
Muqdisho, 20 Juun 2026; Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Sulaymaan Maxamed Maxamuud ayaa ku qaabiley Xafiiskiisa Xoghaya Guud ee Golaha iskaashiga Mihnadlayaasha caafimaadka Qaranka.
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka tweet mediaXafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka tweet mediaXafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka tweet mediaXafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka tweet media
Eesti
0
0
2
23
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
Muqdisho, Abriil, 23, 2026, Tacsi: Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Hon. Sulayman Mohamed iyo howl-wadeenada X.X.I.G iyo dhammaan bahda Garsoorka, waxay tacsi u dirayaan qoyska, eheladii, iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Marxuum Abuukaate Tahliil Xaaji Axmed,
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka tweet media
Indonesia
0
0
1
37
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka retweetledi
Sulayman Mohamoud
Sulayman Mohamoud@SulaymanMohamud·
Waxaan guud ahaan umadda muslimka ah, gaar ahaan umadda Soomaaliyeed meel walba oo ay daafaha caalamka ka joogaan ugu hambalyaynayaa munaasabadda Ciidul-fitriga. Waxaan Eebbe ka baryayaa inuu naga aqbalo soonka, salaadda iyo acmaashii wanaagsanayd ee aan bisha barakaysan ee Soonqaad soo wadney.
Sulayman Mohamoud tweet media
Filipino
1
3
6
380
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
Muqdisho, 11 Maarso 2026: Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud, Waaxda Dambiyada Lidku ah Maaliyada, Dhaqaalaha iyo kuwa Danabaysan, ayaa qabtay shirka looga hadlay dardargelinta hawlaha La Dagaalanka Danbiyada Maalgelinta Argagixisada iyo Lacag-dhaqista.
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka tweet mediaXafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka tweet mediaXafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka tweet mediaXafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka tweet media
Indonesia
0
0
0
38
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka retweetledi
Sulayman Mohamoud
Sulayman Mohamoud@SulaymanMohamud·
Today at the 8th Annual Judicial Conference, we reaffirmed our resolve to strengthen the rule of law in Somalia. We reviewed our 2025 performance with honesty, addressed challenges with clarity, and reinforced accountability across the justice sector. A strong judiciary is not optional — it is the foundation of national stability.
Sulayman Mohamoud tweet mediaSulayman Mohamoud tweet mediaSulayman Mohamoud tweet media
English
0
6
9
575
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
Waxaa si guul leh noogu soo dhammaaday Shir Sanadeedka 8aad ee Garsoorka Dalka. Shirka waxaa lagu soo bandhigay soo-jeedinno qoto-dheer, dood-cilmiyeedyo xiiso leh iyo cilmi baarisyo taabanayay nidaamka garsoorka iyo ka hortagga dembiyada. #shirsanadeedkagarsoorka2026
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka tweet mediaXafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka tweet mediaXafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka tweet mediaXafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka tweet media
Filipino
0
0
0
17
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka, Mudane Baashe Yuusuf Axmed, ayaa si rasmi ah u soo xiray Shir-Sanadeedka 8aad ee Garsoorka Dalka, isaga oo u mahadceliyay dhammaan ka-qeybgalayaasha, marti sharafka iyo hay’adaha kala duwan ee ka soo qeybgalay Shirka.
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka tweet mediaXafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka tweet mediaXafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka tweet mediaXafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka tweet media
Filipino
0
0
0
32
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
"Marxaladihii uu soo maray Garsoorka Dalka, maanta waxaan taaganahay heer aan dhihi karno isbaddel aad u ballaaran ayaa jira."
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka tweet media
Filipino
0
0
0
15
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
"Nidaamka ciqaabta marka laga hadlayo, hufnaanta shaqaalaha Garsoorka waxay si toos ah u saameysaa heerka dambiyada, kalsoonida bulshada iyo xasilloonida guud ee amniga." Mudane Hon. Sulayman Mohamed, Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka tweet media
Filipino
0
0
0
13
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
"Caddaalad la’aantu waxay meesha ka saartaa amniga; amniga waxaa lagu helaa oo keliya marka caddaaladdu jirto. Soomaaliya, tan iyo burburkii, waxaan ku jirnay dadaal aan kala go’ lahayn oo lagu soo celinayo caddaaladdii lunta." G. Guddiga Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka Somalia
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka tweet media
Filipino
0
0
0
14
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
Waxaa wax lagu farxo ah in Garsoorka Soomaaliya uu koray, uuna kobcay, waayo waqtiga aan ku soo biirayay oo aheyd 2011 iska daa in shir la qabtee, in laga shaqeeyo waa laga kala dhuuman jiray. S/G Liibaan Cali Yarow, Gudd. Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida

20