Sabitlenmiş Tweet
Cali Yare Cali
334 posts

Cali Yare Cali
@AliYareAli
FRM Deputy Mayor of Mogadishu and Cheif of Security and Political affairs | Fmr. Advisor to the Presidency & office SomaliaPM
Katılım Ağustos 2015
27 Takip Edilen35.9K Takipçiler

Xasanoow Farmaajo wuxuu madaxtooyada ka soo baxay:
1. Isagoo doorasho qabtay, natiijadiina aqbalay
2. Isaga oo heybaddii Soomaali laheyd soo celiyay
3. Aan iibsan hantidii guud ee dalka
4. Baddii Soomaaliyeed inuu soo celiyo ku guuleystay
5. Kursi golaha amniga qaramada midoobay dalbay
6. Dhisay 16,000 oo ciidan tabbobaran ah diyaariyay kuwaas oo weli jooga iyaga oo aan waxba lagu darin
7. Tabbobar ay ku maqanyihiin 5,000 oo askari
8. Ethiopia aanay u yeeran madaxda maamullada
9. Isaga oo eed-laawe ah, lugeynaya, ay xaaskiisa gacmaha is heystaan ayuu ka soo baxay
10. Haddana isagoon qofna dacwo u qabin ayuu dagganyahay guri laamiga saaran.
EE ADIGA MAXAA KUU DHAQAN MAANTA?
1. Hantidii lagugu wareejiyay waad iibsatay
2. Ciidankii 3 guuto waad burburisay.
3. 5-tii kun ee Eritrea hal Urur oo Xarardheere jooga ayaa maanta ka nool
4. Badda lagugu wareejiyay waatan maanta Seylac nalagu heysto.
5. Deni iyo Madoobe Addis Ababa ayay u aadaan si ay Bun uga soo cabaan
6. Dalkii waa kala tagay
7. Qoyskaaga iyo qarankii ayaa isku milmay.
8. Hadal kasta oo aad shalay sheegtay bilcagsigiisii ayaad maanta ku dhaqantay.
Hor-ilaaheey iyo Hiraabnimo haddaan kuugu hiilliyo alleylehe waad ka raysalwasaare roontahay oo isagu kii duruufeysnaa oo uu keensaday waataad adiguniibsatay laakiin kaad adigu keensatay in la is-iibsado xataa isagu maba fahamsana waa kuu faa'iido aad Farmaajo dheertahay.
Eesti

PART (1)
Taariikhda ciidanka xoogga dalka markii koowaad ayaa asbuucaan la diiwaangeliyay in inta guutooyin ciidan ah la feyliyo sarkaal kasta iyo askari kasta la waydiiyo qabiilkiisa–haddii qabiilkiisu noqdo saddexda beelood oo kala ah; beesha Agoonyar ee Abgaal, Mareexaan iyo Habargidirna askarigaas riigada ciidanka laga bixiyo, gaari la saaro kadibna loo sheego in wasaaradda gaashaandhiga loo badalay lagana qaado aqoonsigiisa.
940 iskugu jirta saraakiil iyo askar ayaa safka ciidanka laga saaray saddexdii maalmood ee la soo dhaafay.
Mid kamid ah ciidankaas waaba la dilay magaciisuna wuxuu ahaa Rooble, Beel ahaan Mareexaan ayuu ka soojeeday. Rooble dilkiisa waxaa loo adeegsaday qoriga RBG-ga loo yaqaanno.
Guutada intaas oo musiibo ah ay ka dhacday waa guutada Madaxtooyada ee 77 loo yaqaanno.
Si guud ciidanka Soomaaliyeed waxaa ugu badan saddexda beelood ee kala ah: Abgaal, Habargidir iyo Mareexaan.
Intaas oo dhibaato ah wuxuu madaxweynuhu u marayaa welwel iyo cabsi uu ka qabo in ay abuurmaan ciidanka badbaado qaran ee isagu shalay uu Marinaayo ka hagayay.
Muuqaalkan waa Xasan-kii Marinaayo oo amaanaya maleeyshiyaadkii Badbaado qaran la baxay.
Xasan wixii uu shalay tacbaday xanuunkooda ayuu maanta la taahayaa.
La soco qeybta labaad iyo galabta 04:30PM.
Indonesia

Oo yacni maba lala xishoonayo xataa ee kor ayaaba loo naadinayaa miyaa? "waa dhulkii madaxweyne Xasan Sheekh na siiyay oo ahaa dhulkii kawaan-bari"— kuyeh-waaba ku celcelinayaa ka waran?
Muuqaalkan waxaa kaloo laga garanayaa in bulshadu ku qanacday wacyigelintii indheergaradka culimadu ugu horreysa ee bulshada la faray in aanay iibsan dhulkii hantida danta guud ee la boobay.
Filipino

Labaduba ma wada saxsanaan karaan ee keebaa adiga kula saxan markaa isku daawato labadooda?
BIDHAAMIN:
Madaxweyne Xasan inuu kalmadda Beeso isticmaalay waa ka culustahay haddii uu kalmadda "Lacag" isticmaali lahaa.
Qof Abgaal Cismaan ah hadduu kalmadda "Beesadeyda" kuu adeegsado warkaas waxba ugama danbeeyaan aan ka aheyn dhiig daata.
Laftagareen-na waa mid imtixaan ah "intee ka keentay beesada aan qeybteyda iska bixiyee" ayuu la gole yimid.
Dadka Soomaaliyeed ayaa kala saari doona kooda saxsan iyo kan qaldan.
Suomi

Addis Ababa ayuu saakay u aaday in ay amxaaro la heshiisiiso Laftagareen oo ah muwaadin Soomaaliyeed.
Meesha uu amxaarada u aadayo iyo Mogadishu waxeey isku jiraan 1500 oo KM, laakiin Muqdisho iyo Baydhabo waxeey isku jiraan 240KM kali ah mana awoodo inuu inta tago isagu la soo heshiiyo.
Ninkaas masaafada intaas la eg u dacwo tagay maanta ayaa muddo sannad ka badan inta mowlaca madaxtooyada ka dhex istaago wuxuu bulshada u sheegi jiray in Ethiopia tahay cadowga soo labeeya Eeyaha Naarta.
Kaaga darane qofka uu safarkaas dheer u galayo inuu la soo kulmo waa agaasimaha sirdoonka Ethiopia. Waxaan is waydiiyay sababta uu u diidayo inuu u diro agaasimihiisa sirdoonka iyo kalsooni darrada heerkaas gaarsiisan?
Arrin intaas oo dhan ka sii xanuun badan aan iskugu daro:
Nimanka uu intaas oo gunnimo ah uu dartood u qaadanayo waxba lama qaban doonaan ee taageeradooda Koonfur Galbeed ayay sii xoojin doonaan oo waaba ninka Dooloow aan cashir ka baran.
Ninkaan aan qaraabada nahay waa cowro-qaran anigu cinwaan kale oo la siin karo waa uga soo waayay qaamuuska Soomaaliga.

Filipino

@sadammo36314664 Xishoo iyo doqonyohow sidee isku qabadsiisay?
Indonesia
