Mohamed Said Asahaaf

32 posts

Mohamed Said Asahaaf banner
Mohamed Said Asahaaf

Mohamed Said Asahaaf

@Asahaaf

Down2Earth. Born to aim higher and willing to learn 📚. Broadcaster and a storyteller 🎤 covering stories of the day. #ArsenalFC⚽️.

London, England Katılım Aralık 2022
55 Takip Edilen29 Takipçiler
Mohamed Said Asahaaf
Mohamed Said Asahaaf@Asahaaf·
Magaalada #London iyo guud ahaan dalka Ingiriiska ayaa waxaa ka socda dabaal-degyo la xiriira guushii ay Xulka Kubadda Cagta #England ay ka gaareen ciyaartii ay 2 - 1 kaga adkaadeen Xulka #Netherlands. Xulka England ayaa ciyaarta KAMA-DAMBAYSTA ah la ciyaari doona Xulka #Spain.
Mohamed Said Asahaaf tweet mediaMohamed Said Asahaaf tweet media
Filipino
0
0
1
31
Mohamed Said Asahaaf
Mohamed Said Asahaaf@Asahaaf·
SHIINAHA OO KU DHAGO HADLAY REER GALBEEDKA & RUUSHKA OO NEEFTII KA FUQDAY!
Eesti
0
0
0
144
Mohamed Said Asahaaf
Mohamed Said Asahaaf@Asahaaf·
CABSIDA LAGA QABO DAGAAL SOKEEYE OO KU FAAFA #AFRICA!
Staines-upon-Thames, South East 🇬🇧 Indonesia
0
0
0
50
Mohamed Said Asahaaf retweetledi
Brit-Som Graduation Ceremony
Brit-Som Graduation Ceremony@BritSomGraduate·
We are delighted to announce that the 3rd British-Somali Graduation Ceremony is taking place at Hilton London Kensington on the 24th of June 2023. If you have graduated in 2022 or 2023 please contact us via this email. graduation@taloqaran.com. This event is by invitation ONLY.
Kensington, London 🇬🇧 English
0
2
2
489
Mohamed Said Asahaaf
Mohamed Said Asahaaf@Asahaaf·
Mas'uuliyiinta dalka #India ayaa sheegay in wali la garan la'yahay wajiyada 100 qof oo ka mid ah dadkii ku dhintay shilkii TRAIN-ada ee ka dhacay gobolka #Odisha ee bariga India. Waxayna sheegeen inay sameyn doonaan baaritaan #DNA ah, si loo kala garto meydadka dadka dhintay.
Mohamed Said Asahaaf tweet media
Filipino
0
0
0
34
Mohamed Said Asahaaf
Mohamed Said Asahaaf@Asahaaf·
Madaxweyne Ku-Xigeenkii hore ee dalka Mareykanka MIKE PENCE ayaa ku biiray liiska musharixiinta Xisbiga Jamhuuriga ee u tartamaya inay noqdaan Musharaxa Xisbiga ee Doorashada Madaxweynaha Mareykanka. #MikePence ayay tartanka iskaga hor immaan doonaan Madaxweyne #DonaldTrump.
Mohamed Said Asahaaf tweet media
Eesti
0
0
0
26
Mohamed Said Asahaaf
Mohamed Said Asahaaf@Asahaaf·
Magaalaga #Kiev ee caasimadda dalka #Ukraine ayaa habeenimadii xalay lala beegsaday GANTAALO is-daba-joog ah. Dowladda dalka Ukraine ayaa sheegtay in GANTAALO ay soo rideen ciidamada #Russia ay ku dhaceen qeybo ka mid ah magaalada Kiev, ayna ku dhinteen caruur iyo Hooyadood.
Mohamed Said Asahaaf tweet media
Filipino
0
0
0
96
Mohamed Said Asahaaf
Mohamed Said Asahaaf@Asahaaf·
Congrats to brother Councillor @KasimAli_1, the newly elected Leader of Kensington and Chelsea Labour. Kasim is the first British-Somali politician elected to lead an opposition party locally for a major UK political party. This is a milestone achievement for #Somalis in the #UK
Mohamed Said Asahaaf tweet media
English
1
0
1
147
Mohamed Said Asahaaf
Mohamed Said Asahaaf@Asahaaf·
Dagaalka #Sudan oo galay maalintii 11aad. Tirada dhimashada oo gaartay 430 qof, halka dhaawacu yahay 3,700 oo qof (inta imminka la ogyahay). Qaramada Midoobay oo ka digtay in dagaalka Sudan uu saameyn ku yeelan doono WADAMADA gobolka, Qaaradda #Africa iyo guud ahaan Adduunka.
Mohamed Said Asahaaf tweet media
London, England 🇬🇧 Filipino
0
0
0
60
Mohamed Said Asahaaf
Mohamed Said Asahaaf@Asahaaf·
Ajaaniibtii ku noolaa dalka #Sudan oo laga daad-gureynayo Garoonka Diyaaradaha magaalada #Khartoum. Arrintaan ayaa wal-wal ku dhalisay dadka u dhashay dalka Sudan oo ku rajo weynaa in DIBLOMAASIYIINTA dalalka kale ee jooga Sudan ay kala dhex-galli doonaan dhinacyada dagaalamaya.
Mohamed Said Asahaaf tweet media
London, England 🇬🇧 Filipino
0
0
0
171