Idil Ibrahim

15K posts

Idil Ibrahim banner
Idil Ibrahim

Idil Ibrahim

@Asmaibrahimah

gafkeena iyo geridena allow ha Kulmin.

Katılım Şubat 2024
203 Takip Edilen2.2K Takipçiler
Sabitlenmiş Tweet
Idil Ibrahim
Idil Ibrahim@Asmaibrahimah·
Dacwada iyo Diinta ayuu ku cirraystay Alle abaalkiisa janno haka dhigo. Sheekheena aynu wada jecelnahay.🫶
Idil Ibrahim tweet media
Indonesia
20
37
601
21.9K
Idil Ibrahim
Idil Ibrahim@Asmaibrahimah·
Wax laga naxo o an bulshada Muslim ka ah iyo dhaqan somali an raad ku lahayn ayay ku dhaqaaqen wilashas waxana meshas ka cad in walidka qaarki waxay dhalaan ka koriyan kaliya jir e aney ka korin caqli io diin ahan waxan rajeyna In laso qabto wuxuush yadas Lana mariyo sharciga ✌️
Idil Ibrahim tweet media
Indonesia
0
0
1
29
Idil Ibrahim retweetledi
أذكار
أذكار@pray_azkar·
أذكار tweet media
ZXX
3
169
473
3.7K
Idil Ibrahim
Idil Ibrahim@Asmaibrahimah·
Munaasabadda shaacinta musharaxnimada hogaaminta Hirshabeelle ee Garyaqaan Xil Max’ed C/qaadir Max’ed.
Idil Ibrahim tweet media
Suomi
0
0
0
30
Idil Ibrahim
Idil Ibrahim@Asmaibrahimah·
Zamzameey Allaha nolosha kuu wanaajiyo, Waxbarashadana farxadda ka muuqata wajigaaha ku dhammeyso insha'allah.
Idil Ibrahim tweet media
Indonesia
0
0
2
55
Idil Ibrahim
Idil Ibrahim@Asmaibrahimah·
Aabbaha dhalay eedeysane ku eedeysan dil ka dhacay duleedka Guriceel ayaa wiilkiisa ku yiri: “Aabbe, wiil walaalkaa ah ayaad dishay. Haddii nasiib kuu galo, isaga ayaa lagula duugi doonaa adigana.”
हिन्दी
0
0
1
38
Idil Ibrahim
Idil Ibrahim@Asmaibrahimah·
Gool aa loo shaq shaqayay odayga laakiin guushii ayaaba la waayay
Idil Ibrahim tweet media
Filipino
0
0
0
18
Idil Ibrahim
Idil Ibrahim@Asmaibrahimah·
3 gool ha dhaliyo maanta koox fudud aakusoo aaday. Ficiis ha iska celiyo. Lakin xasuusnoow Messi waa 🐐
Idil Ibrahim tweet media
Filipino
0
0
0
18
Idil Ibrahim
Idil Ibrahim@Asmaibrahimah·
Ninka adduunka ugu hodansan, Elon Musk ayaa hal maalin heley $119.9 bilyan, isaga oo todobaadkanna noqday ninkii u horreeyey ee hantidiisu gaadho Tiriliyan. Hase-yaashee waxa mar kale soo laba-kacleeyey Kibero oo ah nin Kenyan oo ku doodaya uu dhalay Elon ayna sagaashameedyadii
Idil Ibrahim tweet media
Filipino
0
0
0
28
Idil Ibrahim retweetledi
أذكار
أذكار@Azkarrna·
ٰ
أذكار tweet media
العربية
6
188
559
4K
Idil Ibrahim retweetledi
أذكار
أذكار@pray_azkar·
أذكار tweet media
ZXX
1
147
363
4K
Idil Ibrahim
Idil Ibrahim@Asmaibrahimah·
Sawir qalbiga farxad ku beeraya sawirna ka bixinaya marka kartida iyo dadnimada wanaagsan kulmaan in nolosha caqabad walba laga gudbi karo. Allaha guuleeyo labadaan gabdhood qiimaha badan iyo inta la midka ahba ❤️
Idil Ibrahim tweet media
Filipino
1
1
6
216
Idil Ibrahim
Idil Ibrahim@Asmaibrahimah·
Haddaadan garasho laheyn oo garaacasho laheyn ma dunidaad gooni-baar ka noqon.
Filipino
0
0
0
21
Idil Ibrahim
Idil Ibrahim@Asmaibrahimah·
Kaneecadu siday u taqaan xididka dhiigga leh, ayey dumarkuna u yaqaanaan ninka lacagta leh" Abuu Yaasir
Indonesia
0
0
0
21
Idil Ibrahim retweetledi
Omar Artan
Omar Artan@OmarAArtan·
This is my official X account Please Joing me
English
236
173
1.2K
46.1K