BBC News Somali
52.9K posts

BBC News Somali
@BBCSomali
Waa bogga BBC News Somali Twitter. Kala soco wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya iyo caalamka @BBCSomali ama https://t.co/X5PE0T24tW
London, UK Katılım Aralık 2008
39 Takip Edilen624.7K Takipçiler

Walaaca ay abuurtay hanjabaadda Trump ee Iiraan. bbc.in/4bwxAaw
Filipino

Wax yar kaddib markii ay Iiraan weerar ku qaadday Israa'iil iyo dalal kale oo ku yaalla Gacanka Carabta ayaa Sucuudigu waxa uu sheegay in uu soo riday diyaarad aan duuliye lahayn. Halkan ka akhriso faahfaajinta: bbc.in/4ug7Pns
Indonesia

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay nuqulka dastuurka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo in muddo ah uu muran ka taagnaa. Waxa si weyn uga soo horjeeda mucaaradka iyo qaar ka mid ah maamul-goboleedyada. bbc.in/4riKmiY

Eesti

Maraykanka oo markii ugu horreysay u adeegsaday Iran diyaarad aan duuliye lahayn oo u eg "Shahed" bbc.in/4riOPST

Filipino

'Musiibo weyn ayay ku noqon doontaa iyaga' Iiraan oo ka hadashay suurtogalnimada weerar dhulka ah oo lagu qaado
bbc.in/4udTl7w

Eesti

War deg deg ah: Xisbullah oo diginin u dirtay dadka Israa’iil inay ka baxaan meelaha ku dhow xadka bbc.in/40e32oY

Filipino

Turkiga ayaa hadaladiisa ugu dambeeyay ku dhaleeceeyay weerarrada Mareykanka iyo Israa'iil, iyo sidoo kale aargoosiga Iiraan labadaba. bbc.in/3NbpXyg
Filipino

Madaxweynaha Somaliland ayaa caawa kulan afur iyo casho-sharaf isugu jira Madaxtooyada ugu sameeyey culimaa'u-diinka ayaa soo hadal qaaday ictiraafkii ay Somaliland ka heshay Israa'iil. Halkan ka akhriso.
bbc.in/4qZfiVm

Indonesia

Dagaal culus oo ka dhacaya xuduudda ay wadaafaan wadammada Pakistan iyo Afghanistan. bbc.in/4qYW7ek

Indonesia








