Ibrahim Hassan ogle

125 posts

Ibrahim Hassan ogle

Ibrahim Hassan ogle

@Boobe143

✍himilada aad jeceshahay ❤hubaal waad gaari🤔👉ee hankaaga hasareeyo👍

Ankara, Türkiye Katılım Ocak 2025
11 Takip Edilen4 Takipçiler
Ibrahim Hassan ogle
Ibrahim Hassan ogle@Boobe143·
🇪🇺 Meta waxay ogolaansho ka heshay sharciyeeyayaasha EU si ay u tababarto AI models keeda iyadoo la adeegsanayo macluumaadka guud (public content) ee social media platforms ka .
Ibrahim Hassan ogle tweet media
Filipino
0
0
0
17
Ibrahim Hassan ogle
Ibrahim Hassan ogle@Boobe143·
BREAKING: 🇨🇳China ayaa ugu baaqay 🇺🇸US inay si buuxda u joojiyaan canshuuraha . Waxaa muuqata in Trump uu runta ogaaday oo uu Shiinaha liicin waayey kadib markii uu Shiinaha uu markasta jawaab canshuur ah ay ka bixiniyeen mida Maraykanka.
Ibrahim Hassan ogle tweet media
Eesti
0
0
0
26
Ibrahim Hassan ogle
Ibrahim Hassan ogle@Boobe143·
🇨🇳🇺🇸 Shiinaha ayaa sare u qaaday canshuurta uuku soo rogay Mareykanka kana dhigay 125%. Tan lagama filaneen Shiinaha lkn Shiinaha ayaa horey u balan qaaday in markasta ayka jawaabayaan canshuuraha maraykanka.
Ibrahim Hassan ogle tweet mediaIbrahim Hassan ogle tweet media
हिन्दी
0
0
0
10
Ibrahim Hassan ogle
Ibrahim Hassan ogle@Boobe143·
🚨 BREAKING: Maamulaha BlackRock Larry Fink ayaa ka digay "dhaqaaluhu wuu daciifayaa" wuxuuna sheegay in suuqyadu ay hoos u dhici karaan 20% kale, laakiin waxay arkaa fursad iibsi waqti dheer ah iyadoo ay jirto cabsida hoos u dhaca.
Ibrahim Hassan ogle tweet media
Indonesia
0
0
0
15
Ibrahim Hassan ogle
Ibrahim Hassan ogle@Boobe143·
lacagta Yuan ee Shiinaha ayaa hoos ugu dhacay heerkii ugu hooseeya tan iyo 2007.
Ibrahim Hassan ogle tweet mediaIbrahim Hassan ogle tweet media
हिन्दी
0
0
0
12
Ibrahim Hassan ogle
Ibrahim Hassan ogle@Boobe143·
Madaxweyne Trump oo ka hadlay cashuuraha uu soo rogay sida ay dunida u samaysay: "Qiimihii shidaalku hoos ayuu u dhacay, qiimihii cuntada hoos ayuu u dhacay, ribadii hoos ayey u dhacday, sicir-barar dhan ma jiro."
Ibrahim Hassan ogle tweet media
Eesti
0
0
0
14
Ibrahim Hassan ogle
Ibrahim Hassan ogle@Boobe143·
Ninkii Trump ahaa wax badso suu ulahaa asaa shiiqo lugaha la galay Waxaa hoos u dhacay lacagta dollarka. Sidoo kale waxaa sicir barar weyn ka jiraha suuqada marekanka Waxaa qaylo dhaan filaabay maalqabeenadii aduunka Elon ugu horeeyo
Ibrahim Hassan ogle tweet media
Indonesia
0
0
0
15
Ibrahim Hassan ogle
Ibrahim Hassan ogle@Boobe143·
🎂 MAANTA: Satoshi Nakamoto wuxuu noqonayaa 50 sano jir. Waxaa la sheegay inuu dhashay 5-ta Abriil, 1975 — inkasta oo aqoonsigiisu wali yahay sir weyn!🥳
Ibrahim Hassan ogle tweet media
Filipino
0
0
0
13
Ibrahim Hassan ogle
Ibrahim Hassan ogle@Boobe143·
🟥 Trump: “Dhammaan maal-gashadayaasha badan ee imaanaya Mareykanka kuna maal-gelinaya lacag fara badan – siyasaddaydu weligeed isma beddeli doonto. Waa waqtigii ugu fiicnaa ee aad noqon lahaydeen taajiriin, kana taajirsan sidii hore weligeed!”😁
Ibrahim Hassan ogle tweet media
हिन्दी
0
0
0
10
Ibrahim Hassan ogle
Ibrahim Hassan ogle@Boobe143·
Shiinaha ayaa ku dhawaaqay in ay kordhiyeen 34% shanshuuraha badeecadaha Mareykanka. 🇺🇸
Ibrahim Hassan ogle tweet mediaIbrahim Hassan ogle tweet media
हिन्दी
0
0
0
8