Alimahdi jibril Hassan Shiikh

374 posts

Alimahdi jibril Hassan Shiikh banner
Alimahdi jibril Hassan Shiikh

Alimahdi jibril Hassan Shiikh

@CJibriil

Journalist

Hargeisa somaliland Katılım Ekim 2012
653 Takip Edilen1.2K Takipçiler
Alimahdi jibril Hassan Shiikh
Somaliland ayaa dib Somalia ugu celisay 63 ciidamo hubaysan ah oo maalmihii u danbeeyay qas ka dhex waday Laascaanood kuna dhex dhuumanayay shacabka. Ciidamadan oo ka tirsan unuga PSF ee Puntland ayaa isu dhiibay ciidamada qaranka Somaliland kedib markii xogtooda la helay.
Alimahdi jibril Hassan Shiikh tweet media
Eesti
3
15
51
3.4K
Alimahdi jibril Hassan Shiikh
Ciidamada milateriga Somaliland ayaa saaka dib ugu noqday gudaha magaalada Laascaanood, waxayna la wareegeen amaanka iyo gacan ku hayntii. Ciidamo hubaysan oo xalay soo galay ayaa iyaguna dib uga baxay magaalada salaaddii subax. Xaaladda laascaanood waa mid deggen waqtigan.
Alimahdi jibril Hassan Shiikh tweet media
Filipino
2
10
46
4.8K
Alimahdi jibril Hassan Shiikh
Berbera Magaalooyinka waaweyn ee Somaliland waa Magaalada ugu yar, Hadana waa magaalada ugu quruxda badan ugu bilicda iyo bidhaanta wanaagsan, shacabka reer berbera iyo maamulka degmaduba hambalyo ayay mudanyihiin iyo weliba in ay magaalooyinka kale... facebook.com/10000273052448…
Filipino
0
3
8
0