Mohammed ismai

171 posts

Mohammed ismai banner
Mohammed ismai

Mohammed ismai

@CiileyMoha

Waaa i mashul karta lakin ima qaadar kartd farxada alle ii deqay NOLASHA SEDEYDABA MALAHAAN DHADHAN IYO MACAAN NOLAASHA WAA HALGAAN IYO HADAAF

Katılım Ocak 2023
7.5K Takip Edilen885 Takipçiler
Mohammed ismai retweetledi
NISA
NISA@HSNQ_NISA·
WAR SAXAAFADEED Muqdisho, April 21, 2026: Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan 33 dhagarqabe, sidoo kalana lagu burburiyay gaari Cabdi-bile ah iyo xarumo ay gabbaad ka dhiganayeen Khawaarijta, ka fuliyay deegaanka Guulane ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka koowaad ayaa lagu bartilmaameedsaday guri ay ku sugnaayeen horjoogeyaal iyo maleeshiyaad ka tirsan kooxda Khawaarijta ah, halkaas oo lagu dilay 15 dhagarqabe, waxaana la burburiyay xaruntii ay ku sugnaayeen oo ay u qorsheenayeen in ay u adeegsadaan abaabulka maleeshiyaadka iyo maleegidda dhagarta argagixiso. Sidoo kale, howlgallo isxig-xigay oo lagu beegsaday maleeshiyaad ku dhuumaaleysanayay deegaanka Guulane ayaa lagu khaarijiyay in ka badan 18 dhagarqabe, waxaana lagu gubay gaari Cabdi-bile ah oo ay u adeegsanayeen daabulka iyo dhaq-dhaqaaqa maleeshiyaadka, taas oo si buuxda u fashilisay abaabulkii ay wadeen. Howlgalladan ayaa yimid kaddib markii sirdoonka qaranku xaqiijiyay in maleeshiyaad gaaraya 90 xubnood lagu uruuriyay deegaanka si loogu adeegsado falal amniga lid ku ah, waxaana taas xigay tallaabooyin qorsheysan oo lagu wiiqay halistii Khawaarijta. Fadlan muwaadin, wixii khatar amni ah ama macluumaad la xiriira Khawaarijta Al-Shabaab/Daacish la wadaag NISA: 199 / 0770747474 / 0620545454. DHAMMAAD
NISA tweet media
Indonesia
18
9
103
9.3K
Mohammed ismai
Mohammed ismai@CiileyMoha·
AFRICA SOMALIA MOGADISHU SANADKIII 1960 - 2025 Waxa laga jowgaay 65 sanno
Mohammed ismai tweet media
Filipino
0
0
0
68
Mohammed ismai retweetledi
Ahmed Hashi
Ahmed Hashi@Hashi25979Hashi·
@Abdirahmanirro Xeer waliba waxa ka weyn xeer ka dasturiga aad uu coodeyseen. Wixi tas ka hortimada tan dadweynaha aya sareya. Dhibkaan jira Wa wax aad uu fudud ina xaal loo hela. Waxan iisleyahay inad oogtahay.
Filipino
0
1
1
500
Mohammed ismai retweetledi
Cool_Ustaaz ☪
Cool_Ustaaz ☪@Cool_Ustaz·
●》 Six facts about the throne of Allah from the Quran and Sunnah....📚❤️ ●》 Thread 🪡
Cool_Ustaaz ☪ tweet media
English
35
48
204
9.6K
Mohammed ismai retweetledi
Then/Now
Then/Now@xThen_Now·
Birds eye view 🐅
Then/Now tweet media
English
0
7
19
3.1K
Mohammed ismai retweetledi
Security Trybe
Security Trybe@SecurityTrybe·
Security Trybe tweet media
ZXX
2
16
109
7.2K
Mohammed ismai retweetledi
African Union Political Affairs Peace and Security
Day 2 of the 12th High-Level Seminar on Peace & Security in #Africa focused on strengthening Africa’s voice at the #UNSC. Key takeaway: When African coordination starts early, stays united, and follows clear strategic priorities, the A3+ delivers real impact. Going forward, we must consolidate practices, ensure early expert coordination, maintain continuity & champion African leadership on African files—so Africa’s voice remains strategic and indispensable in global governance. #12thOranProcess2025 Presenter: Ms. Selma bakhta Mansouri , Secretary of State to the Minister of Foreign Affairs, in charge of African Affairs. Respondents: • H.E. Amb. Carolyn Rodrigues-Birkett, Permanent Representative of Guyana to the #UN.
African Union Political Affairs Peace and Security tweet mediaAfrican Union Political Affairs Peace and Security tweet mediaAfrican Union Political Affairs Peace and Security tweet mediaAfrican Union Political Affairs Peace and Security tweet media
English
0
8
23
1.2K
Mohammed ismai retweetledi
Kholoud Yusuf
Kholoud Yusuf@kholoudyusuf_·
It was Sacad that refused to let their own cousin lead Somalia, and today they want to talk about wadaninimo. Typical moryaan.
Kholoud Yusuf tweet media
English
0
1
1
271
Mohammed ismai retweetledi
Mohammed ismai retweetledi
Abdulkadir Mohamed Nur
Abdulkadir Mohamed Nur@Amohamednur·
Waxaan maanta booqdey xarunta BBC ee magaalada London, Waagaan yaraa waxaan 5:00 galabnimo ee geeska Afrika odayaasha la dhegeysan jirey BBC Soomaali, Akhyaarta aan Codadkooda xiiseyn jirey waxaa ka mid ahaa Cowke, Cabdisalam Hareeri iyo Cabdulaahi Xaaji. Bal maanta anna aan codeyga tijaabiyo mar hadaan halkaan soo gaarey. Waxaa mahad gaar ah iska leh saxafiyiinta kala ah Cusmaan Black Iyo MM Dhore oo nagu soo dhoweyney xarunta.
Suomi
3
15
57
2.4K
Mohammed ismai retweetledi
Rashid Abdi
Rashid Abdi@RAbdiAnalyst·
#ALERT INTERNATIONAL HUMANITARIAN APPEAL Somaliland is experiencing one of the worst droughts in recent years. Over 250k people have been displaced, and by end of the year this figure could double. Schools have been closed and families are going hungry. I call on states, organisations and charities to help.
Rashid Abdi tweet media
English
13
58
158
18.6K
SONNA
SONNA@SONNALIVE·
Minister of Defence, @AhmedMoFiqi, said at the 3rd National Conference of Somali Scholars: "Since 2023, the #Somali public has clearly recognised the falsehood and deception of the terrorists, understanding their violence has nothing to do with religion."
SONNA tweet media
English
1
2
9
899
Mohammed ismai retweetledi
Greenlife Agribusiness LTD
Greenlife Agribusiness LTD@greenlife_agri·
🌿🤝Greenlife has signed a 1-year MoU with CMC and SOMRADI to strengthen farmers, cooperatives & climate resilience in Mogadishu, Afgooye and Balcad. The first pilot will launch in Hareeri Madow to model cooperative development & CSA adoption across the region. 🇸🇴💚 #Somalia
Greenlife Agribusiness LTD tweet mediaGreenlife Agribusiness LTD tweet mediaGreenlife Agribusiness LTD tweet mediaGreenlife Agribusiness LTD tweet media
Somalia 🇸🇴 English
0
2
5
265
Xaqdhowr_SOM
Xaqdhowr_SOM@Xaqdhowr_SOM·
Sheekhu wuxuu eedeyn dusha ka saaray booliiska, isagoo ku dhaliilay inay ku guuldarreysteen qabashada ka ganacsadaha maandooriyaha. Laakiin adigu yaa kula ah inuu mas’uul ka yahay nabadgelyada bulshada?
Filipino
1
2
12
9.7K