Codka Ubax
837 posts

Codka Ubax
@CodkaUbax
Platform dedicated to discussing ideas that affect our society the most. Art, culture and storytelling. Host @Ismaaciilubax. Support our podcast grow bigger: ↘️
Hargeysa Katılım Kasım 2019
1 Takip Edilen2.1K Takipçiler


Cabsi, murugo, werwer, walbahaar, iskubuuq.. intaasiba waa xaaladaha fudud ee qofka soo wajahi kara, dhanka caafimaadka maanka. Asma Dhamac oo ku takhasustan cilmigan ayaa ka warramaysa.
Ka daawo:
youtu.be/NtsLoc8GI2g
Ka dhegayso:
buzzsprout.com/721491/episode…

YouTube

Indonesia

Waa barnaamijka Fanka & Suugaanta. Waxa ku casuuman Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed".
Ka daawo:
youtu.be/kV9nFSnYZP4
Ka dhegayso:
buzzsprout.com/721491/episode…

YouTube

Filipino

Dagaalka Suudaan ka qarxan sannadkii 2023-kii, sidee ayuu saameeyay dhallinyarada Soomaalida ah ee halkaas wax ka dhigan jirey?
Ka daawo:
youtu.be/f6DVr0jme5k
Ka dhegayso:
buzzsprout.com/721491/episode…

YouTube

Eesti

Waxa dib i noogu bilaabmay barnaamijyadii Codka Ubax. Sannad cusub iyo sannadguurada 5-aad.
ABDI ADDE waa muuqaalsameeye ku shaqaysta telefoonkiisa, muuqaallo qurux badanna soo gudbiya.
Ka daawo halkan:
youtu.be/YyWBxUIxGn8
Ama ka dhegayso halkan:
buzzsprout.com/721491/episode…

YouTube

Suomi

Waa qaybtii 4-aad ee taxanaheenna "Waan Is Guursannay", sidoo kale waa qaybtii u dambaysay ee sheekada Farxaan iyo Rooda. Dhegaysi wacan!
Ka dhegayso Youtube-ka:
youtu.be/8dDmCYN-hyA
Ka dhegayso Podcast-ka:
buzzsprout.com/721491/episode…

YouTube

Filipino

Waa qaybtii saddexaad ee barnaamijkeennii "Waan Is Guursannay". Dhegaysi wacan!
Ka dhegayso Youtube:
youtu.be/o_wx_0xwGJE
Ama ka dhegayso Podcast-ka:
buzzsprout.com/721491/15801673

YouTube

Eesti

Waa qaybtii labaad ee taxanaheennii "Waan Is Guursannay". Dhegaysi wacan!
Ka dhegayso Youtube-ka:
youtu.be/R7-TU85qCn0
Ama ka dhegayso adeegga Podcast-ka:
buzzsprout.com/721491/15762506

YouTube

Eesti

Waa taxane cusub oo la magac baxay "Waan Is Guursannay". Waxa uu xoogga saarayaa qisooyinka dhegaystayaasha ku xidhan Codka Ubax iyo jacaylada guulaystay. Waa qaybtii kowaad.
Ka dhegayso Youtube:
youtu.be/J34I1-Fydcc
Ka dhegayso adeegga Podcast-ka:
buzzsprout.com/721491/15748180

YouTube

Filipino

Waa barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta, waxana maanta ku casuuman abwaanka da'da yar ee Nimcaan "Qays Galbeed".
Ka daawo Youtube:
youtu.be/qEVeJQr5ZV8
Ka dhegayso Podcast:
buzzsprout.com/721491/15329014

YouTube
Filipino

Waa mar kale iyo barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta. Waxa marti ku ah Cabdirisaaq "Xasiliye"
Ka dhegayso adeegga Podcast-ka:
buzzsprout.com/721491/15171246
Ka daawo Youtube-ka:
youtu.be/tyuWD8WBfM8

YouTube
Filipino

Maxaad ka taqaannaa qanjidhka thyroid-ka la yidhaa? Waa Dr. Mariam oo ka warramaysa isbeddelka ku yimaadda qanjidhkan iyo sida uu dadka u saameeyo.
Ka daawo:
youtu.be/SroTo-6TzU0
Ka dhegayso:
buzzsprout.com/721491/15003533

YouTube
Indonesia
Maxaa soo celceliya khilaafyada Soomaalida, taariikh ahaan sidee loo xallin jirey, caqabado noocee ah ayaa se hor taagan in tabashooyinka la xalliyo? Mawduucan waxa aan kala sheekaystay Cabdiraxmaan "Musaabaqo".
Ka daawo:
youtu.be/UPsoWjF3T1E

YouTube
Indonesia



