Daadihiye Citizen Engagement

455 posts

Daadihiye Citizen Engagement banner
Daadihiye Citizen Engagement

Daadihiye Citizen Engagement

@Daadihiye_

Daadihiye is a @Raagsan led citizen engagement program with a set of interconnected activities to connect communities and policymakers. Hotline Number:2224

Mogadishu, Somalia Katılım Ağustos 2022
13 Takip Edilen492 Takipçiler
Daadihiye Citizen Engagement retweetledi
Badra Yusuf Ali
Badra Yusuf Ali@Badrabela·
Balaaayo intay guul guulowgeyd kaa gooyso galideed makaa goyso- Trump Storm
Filipino
0
1
1
648
Daadihiye Citizen Engagement retweetledi
Fahad Yasin فهد ياسين
Fahad Yasin فهد ياسين@FahadBinYasin·
Waan gartaa hoggaamiyeyaasha markii aan arko. Sidoo kale, waana aqoonsadaa nacasyada markii aan arko. Bal qiyaas sida ay mahadho u tahay inuu qof isku darsado labadaas sifo. Haddii aad tahay hoggaamiye, haddana tahay nacas waa arrin musiibo ah, musiibo aad u daran. Waxaa kale oo kasii xun, waliba kasii khatar badan, haddii dadkii ay gacmahooda ku jirtay talada iyo awoodda ay maskaxdooda la baddalo oo ay ku dheeldheelaan nacasyo danahooda gaarka ah ku fushanaya. PAUL KIGAME. MADAXWEYNAHA RWANDA
Filipino
106
128
781
62.6K
Daadihiye Citizen Engagement
#Sanadka cusub ee 2025. Waxaan Alle ka baryayaa in uu nooga dhigo #Sanad barwaaqo, oo aan ku dhamaysanno #nabad iyo xasillooni!. Waxaan Alle ka rajaynaynaa in dhibaatooyinka ka jira dalkeenna ay sanadkan dhammaadaan. #Nabad waarta iyo isku duubni bulshada2025 .
Daadihiye Citizen Engagement tweet media
Indonesia
0
0
1
67
Daadihiye Citizen Engagement
#Dhiirrigelinta muwaadiniinta iyo wadaagga macluumaadka waa aas'aaska xoojinta heshiisyada bulsho ee casriga ah. Marka muwaadiniintu si firfircoon uga qayb qaataan arrimaha jihaynta iyo horumarinta bulshada, taas waxay sahlan in la helo isla xisaabtan iyo is-dhexgal bulsheed.
Daadihiye Citizen Engagement tweet media
Indonesia
0
0
0
56
Daadihiye Citizen Engagement
#Barnaamijka talagelinta bulshada ee Daadihiye ayaa diiradda lagu saarayaa dejinta iyo hirgelinta barnaamijyo lagu hormarinaayo isdhexgalka, wadda shaqeynta bulshada, siyaasad dejiyayasha. #Dowlad iyo shacab wada jira ayaa hormarku ka yimaadaa.
Daadihiye Citizen Engagement tweet media
Indonesia
0
0
2
251
Daadihiye Citizen Engagement
Dhowr maalmood kadib waxaa no soo idlaaday #Tababar aqoon isweydaarsi ah oo diiradda lagu saaraaye, hababka xog ururinta iyo hubinta tayada xogta laga soo ururiyay goobbo kala duwan. Waxaa ka soo qeyb galay tabarkaan dhamaan shaqalaha @raagsan oo kakala yimid meelo kala duwan.
Daadihiye Citizen Engagement tweet mediaDaadihiye Citizen Engagement tweet mediaDaadihiye Citizen Engagement tweet media
Filipino
0
0
4
235
Daadihiye Citizen Engagement retweetledi
Daadihiye Citizen Engagement
#Dagaalada ka dhaca dhulka daaqsinta ah ee Soomaaliya waxaa sababa dhowr arrimood oo kala duwan, kuwaas oo ay ka mid yihiin isbeddelka cimilada, oo keenay abaaro ba'an iyo fatahaado isku xigxiga...2/2
Daadihiye Citizen Engagement tweet mediaDaadihiye Citizen Engagement tweet media
Filipino
1
1
2
136
Daadihiye Citizen Engagement
Daadihiye Citizen Engagement@Daadihiye_·
@Si loo gaaro xasilooni siyaasadeed iyo horumar waara, waa in muwaadiniinta aqoonta iyo wacyiga leh gaaraan go'aamo wax ku ool ah, kuwaas oo lagala tashaday dhammaan bulshada qeybaheeda kala duwan, lana tixgaliyo aragtida dadweynaha. @Hormar iyo xasilooni waara.
Daadihiye Citizen Engagement tweet media
Filipino
0
0
0
12
Daadihiye Citizen Engagement
Daadihiye Citizen Engagement@Daadihiye_·
#MeaningfulEngagement is not just having a seat at the table. Engagement isn't just about citizens listening to leaders. It's about leaders actively seeking citizen input, and then incorporating it into decisionmaking. Decisions should reflect the voices & needs of the community.
Daadihiye Citizen Engagement tweet media
English
0
2
7
515
Daadihiye Citizen Engagement
However, a #digital revolution is reshaping how citizens engage with governments. Imagine a #Somalia where citizens can share local issues directly with local authorities. This would transform citizens from passive #observers to active #participants in shaping their communities.
English
1
0
2
72
Daadihiye Citizen Engagement
Democracy thrives on #participation, but in the past, it often felt like shouting into a void. #Townhall meetings were sparsely attended, policy documents were dense and #inaccessible, and traditional communication channels were limited to many Somalis, making them feel unheard.
Daadihiye Citizen Engagement tweet media
English
1
1
4
222
Daadihiye Citizen Engagement retweetledi
Raagsan
Raagsan@Raagsan·
Meet Ahmed M Elmi! Ahmed began his journey with @raagsan as an intern in 2022, contributing to the @daadihiye_so Citizen Engagement program. During his internship, he honed his skills in both #qualitative and #quantitative research methodologies. #MeetTheTeam
Raagsan tweet media
English
1
2
6
265
Daadihiye Citizen Engagement
Daadihiye Citizen Engagement@Daadihiye_·
@raagsan, iyadoo kaashanaysa #Pegasys Consulting waxay taageero farsamo oo muhiim ah la garab istaagtay xarunta dib-u-xoojinta iyo isku-dubbaridka ee Biyaha Qaranka #Soomaaliya.
Raagsan@Raagsan

@raagsan, in partnership with Pegasys Consulting provides crucial technical backstopping support to the National Water Sector Coordination Facility(NWSF) in #Somalia. We offer expertise in #climatechange adaptation, water resource #management, and #strategic guidance.

Filipino
0
0
1
22
Daadihiye Citizen Engagement retweetledi
Raagsan
Raagsan@Raagsan·
@raagsan, in partnership with Pegasys Consulting provides crucial technical backstopping support to the National Water Sector Coordination Facility(NWSF) in #Somalia. We offer expertise in #climatechange adaptation, water resource #management, and #strategic guidance.
Raagsan tweet media
English
1
2
4
349
Daadihiye Citizen Engagement
Daadihiye Citizen Engagement@Daadihiye_·
Barnaamijka Daadihiye ayaa kor u qaadday wacyigelinta bulshada iyo isku xirka siyaasadda dejiyayasha iyo hay'adaha ka jawaaba musiibooyinka. Daadihiye waxa uu isticmalay farriimaha SMS-ka, baahinta raadiyaha, iyo khadka taleefanka si ay u gaarsiiyan digniinta dadweynaha.
Daadihiye Citizen Engagement tweet mediaDaadihiye Citizen Engagement tweet media
Filipino
0
0
0
72
Daadihiye Citizen Engagement
Daadihiye Citizen Engagement@Daadihiye_·
The #Daadihiye platform epitomizes innovative tech use, fostering #dialogue between communities, policymakers, and disaster response entities. Integrating SMS alerts, radio broadcasts, and a call centre hotline, ensures critical flood #warnings reach those most at risk.
English
1
0
0
48
Daadihiye Citizen Engagement
Daadihiye Citizen Engagement@Daadihiye_·
Citizens can support early warning systems through #CitizenScience by reporting weather conditions and environmental changes. This real-time data enhances the accuracy of early warnings, increasing community awareness and preparedness. #DisasterResponse
Daadihiye Citizen Engagement tweet media
English
1
0
1
105