Dereen shacab

23 posts

Dereen shacab banner
Dereen shacab

Dereen shacab

@DereenS

Mogadishu somalia Katılım Haziran 2018
44 Takip Edilen12 Takipçiler
Dereen shacab
Dereen shacab@DereenS·
@engyarisow #Aad ayaan uga mahadcelinaynaa shaqada aad qabatay Gudoomiye balse ogsonow oo hakuu sheegan #bahda aad kuleedahay social media dhanka Twitter ka in shaqaalaha ay ushaqeeyaan si waafaqsan sharciga shaqaalaha xuquuqdooda kamaqan tahay _hogaamiyaha wangsn trikhda xusta
Indonesia
0
0
0
0
Dereen shacab retweetledi
Abdirahman O. Osman
Abdirahman O. Osman@engyarisow·
Hirgelinta Systemka cusub ee dib u diiwaangelinta Shaqaalaha Gobolka Banaadir oo ah hab casri ah waxuu kaalin mug leh ka qaadan doona tayada shaqaalaha
Abdirahman O. Osman tweet mediaAbdirahman O. Osman tweet mediaAbdirahman O. Osman tweet mediaAbdirahman O. Osman tweet media
Indonesia
9
9
67
0
Abdirahman O. Osman
Abdirahman O. Osman@engyarisow·
Maanta waxaan degmada Hodan ka furnay xafiiskii ugu horeeyey ee lagu diiwaangelinayo gaadiidka Bajaajta iyo BL-ka, ujeedada diiwaangelintan ka dambaysaana waa si ay cashuurta dawladda hoose sare ugu kacdo oo ay u kobocdo, si waxqabad loogu sameeyo
Abdirahman O. Osman tweet mediaAbdirahman O. Osman tweet media
Indonesia
10
10
73
0
Dereen shacab
Dereen shacab@DereenS·
@engyarisow It's great day and we are encouraging our poeople to pay local government taxations via requirements of our great Mayor. But make sure that the system is functioning!!!! Still IAM sure is upgrading !! Wana in lahelaa dad xalinkara sameyn Kara ,systemka bahiyahiisa
English
0
0
0
0
MOGADISHU MUNICIPALITY
MOGADISHU MUNICIPALITY@MunicipalityMog·
The Mayor of Mogadishu @engyarisow held a special meeting with @UNdeClercq discussed on wide range of issues facing the region including security, economic and humanitarian situation. With over 500,000 person displaced in Benadir and growth of urban poor.
MOGADISHU MUNICIPALITY tweet media
English
6
10
42
0
Abdirahman O. Osman
Abdirahman O. Osman@engyarisow·
Iyadoo lagu jiro todobaadka Xoriyadda dalka, waxaan maanta ciidanka Booliska Soomaaliyeed kala qeyb galnay munaasabad ay ku xusayeen maalmaha Xoriyadda
Abdirahman O. Osman tweet mediaAbdirahman O. Osman tweet mediaAbdirahman O. Osman tweet mediaAbdirahman O. Osman tweet media
Filipino
5
4
32
0
Dereen shacab
Dereen shacab@DereenS·
Caawa dareenka shacabka lama qiyaasi karo madaama ay tahay #1 luuliyo hambalyo dhamaan Shacabka soomaaliyeed meelkasto aad joogtaan
Dereen shacab tweet media
हिन्दी
0
0
0
0
Dereen shacab
Dereen shacab@DereenS·
@engyarisow Caawa dareenka shacabka lama qiyaasi karo madaama ay tahay #1 luuliyo hambalyo dhamaan Shacabka soomaaliyeed meelkasto aad joogtaan
हिन्दी
0
0
0
0
Abdirahman O. Osman
Abdirahman O. Osman@engyarisow·
Annagoo tixgelineyna codsiga shacabka ayaa arroorta hore ee Berri 1da Luulyo Shacabku ay ku dabaaldegi doonaan Isbartiibada Banaadir (Koonis Istaadiyam) si loo weyneeyo xornimadeena
Eesti
11
8
84
0
Dereen shacab
Dereen shacab@DereenS·
@engyarisow Dareenka shacabkaaga ujeedadiisa koowaad wain caasimada muqdisho iyo guud ahaan dowlada ay lajaanqaadaan dowladaha kale ee dariakeena ah hadey ahaalaheed horumarinta iyo kobcinta shaqaalaha , ladagaalanka masuqmaasuqa waana halka rakaadisay umadena
हिन्दी
0
0
0
0
Abdirahman O. Osman
Abdirahman O. Osman@engyarisow·
Waxaan Maanta kulan Muhiim ah la qaatay, Madaxa Hay'ada Tana Copenhagen kana wada hadalnay xal waara sidii loogu heli lahaa Barakacayaasha
Indonesia
6
1
43
0
Dereen shacab
Dereen shacab@DereenS·
@engyarisow #Dadaal iyo karti intaba waad leedahay waxaana si dhaba uga turjumeysaa dareenka shacabkaaga lkn Gudoomiye ogalan meynoo in lagu xad gudbo shacabka iyo shaqaalahaba Mahadsanid
Filipino
0
0
0
0
Abdirahman O. Osman
Abdirahman O. Osman@engyarisow·
I had very productive mtg with Erik Bryld, Managing Director of @TanaCphAps & discussed IDP policy, Shelter, Durable Solutions on IDPs +++
Abdirahman O. Osman tweet mediaAbdirahman O. Osman tweet mediaAbdirahman O. Osman tweet mediaAbdirahman O. Osman tweet media
English
3
4
38
0
Dereen shacab
Dereen shacab@DereenS·
@engyarisow #Manta adigaa #Awood uleh oo wax kaqaban karo ahmiyad gaar ahna Sii karo shaqaalaha gobolka banadir in si xaqdaro ah lagu ceyriyo waxaan si dareenleh ,wadaninimo leh kaaga codsaneynaa in dib loo soceliyo xaqooda . Mahadsanid Eng.yariisow
Dereen shacab tweet mediaDereen shacab tweet media
Indonesia
0
0
0
0
Dereen shacab
Dereen shacab@DereenS·
@engyarisow Ugu hiilay shacabkaaga oo garab istaag inta xuquuqdoodu maqan tahay oo dareenka wadaninimo la wadaag kuwa ka dhigtay inay xilkaan dadka ku adoonsadan
Filipino
0
0
0
0
Abdirahman O. Osman
Abdirahman O. Osman@engyarisow·
Waxaan ka qeybgalay barnaamijka Cafis oo ahmiyad gaar ah noo leh. Aan is Cafino, heshiino una istaagno midnimadeena iyo wadajirkeena
Filipino
29
15
172
0
Dereen shacab
Dereen shacab@DereenS·
@engyarisow Midnimada iyo wadajirka waa muqadas lkn shaqaalaha xaqoodii lagabsiiyay ee agaasimaha sh.shaqaalaha iyo maamulkii ka horey ay sameeyeen . Qoysaskoodii ay awoodi wayeen nolol maalmeedkoda bedelkooda lakeenay nin jecleysi maidin cafin doonan
Eesti
0
0
0
0
Dereen shacab
Dereen shacab@DereenS·
@Xafiiska ugu musuq maasuqa badan gobolka banaadir hadanahy #Dareen shacab wain Gudoomiye Yariisoow iyo Rw they're la xisaabtamaan cadaalada lahorkeenaa. Mahadsanid
Dereen shacab tweet media
Indonesia
0
0
0
0