
Sanad-guurada 66-aad ee CXDS, @EUTM_S waxay hambalyo u diraysaa la-hawlgalayaasheena dadaalkooda iyo horumarkooda. Wadajir ayaan u dhiseynaa awoodda iyada oo loo marayo tababar, hagid, iyo talo-bixin—annagoo xoojinayna hay’adaha difaaca Soomaaliya si loo helo mustaqbal ammaan ah.




Filipino



























































