Galmudug State

1.7K posts

Galmudug State banner
Galmudug State

Galmudug State

@Gaalmudug

The official Twitter account of Galmudug State of Somalia Dowlad Goboleedka Galmudug ee Soomaaliya

Somalia Katılım Eylül 2013
514 Takip Edilen1.5K Takipçiler
AS Roma English
AS Roma English@ASRomaEN·
The thoughts of everyone at AS Roma are with all those affected by the shocking terrorist attack in Mogadishu, Somalia today.
English
558
1K
4.2K
0
Galmudug State
Galmudug State@Gaalmudug·
May Allah grant Jannah to those who passed away in Somalia & May Allah make it easy for their families.
English
1
0
1
0
GOAL
GOAL@goal·
Who is Arsenal's greatest player of all time? 🤔
English
843
64
915
0
Galmudug State
Galmudug State@Gaalmudug·
Haddii Golaha shacabku meel mariyeen in qof aan Soomaali aheyn (Ajnabi) uu qaban karo xilka guddoonka Banka dhexe, Maxaa diidaya in Soomaaliya ay yeelato Madaxweyne Ajnabi ah.
Suomi
2
4
5
0
Galmudug State
Galmudug State@Gaalmudug·
Madaxweynaha Dowlada Galmudug Oo Hadiyad Nabadoonimada galu gudooniseeye Shirka Garoowe
Galmudug State tweet media
Eesti
1
0
6
0
Galmudug State
Galmudug State@Gaalmudug·
Sanataro Ka Tirsan Baarlamaanka Aqalka Sare Ee Dalka Ayaa Soo Gaaray Gaalkacyo
Galmudug State tweet mediaGalmudug State tweet mediaGalmudug State tweet media
हिन्दी
0
0
6
0
Galmudug State
Galmudug State@Gaalmudug·
Hanbalyo gudoomiyaha barlamanka Cusub ee Dowlada GALMUDUG
Galmudug State tweet media
Filipino
1
0
1
0
Galmudug State
Galmudug State@Gaalmudug·
Madaxweyne Axmed Du'aalle Geelle, oo Maanta Aqalka Madaxtooyadda Galmudug, ku qaabilay C/kariin Sheikh Muuse (Qalbi dhagax), oo maalmahaan booqasho ku joogay Galmudug.
Galmudug State tweet media
Suomi
0
0
3
0
Galmudug State
Galmudug State@Gaalmudug·
Madaxwaynaha Galmudug Axmed Ducaale Gelle xaaf ayaa yiri " Waxaa jirta maah-maah oranaysa gaajood aad ii baahatide" taas waa ka waynahey haloo sheego. Qolada uu la hadlayo haddii aad Garatay Hoos ku reeb aragtidaada.
Eesti
2
0
3
0
Galmudug State
Galmudug State@Gaalmudug·
Xasan Kheyre; Hanjabaad qaan-gaar ah, kibir gaamuray & Boolo xoofto indha adag ayaa uu maalin kasta Fagaarayaasha lasoo istaagaa!.
Eesti
1
0
2
0
Galmudug State
Galmudug State@Gaalmudug·
146 xildhibaan ayaa cod gacantaaga codka kalsoonida lagala kala laabtay gudoomiye Ali Gacal casir 1 xildhibaan ayaa diiday wax ka aamusana majiraan.
Filipino
1
0
2
0
Galmudug State
Galmudug State@Gaalmudug·
Madaxweynaha Galmudug "Dowlada waa Dowladee waxaa aaminsanahay hadeey inala shaqeeyn weeydana in aysa kaligeed waxba qabaneynin, Wadankana uma baahna kaligii talis kaligii go'aan gaarayo Waxaan ka codsaneynaa Dowlada Dhaxe in aan danta guud la isugu yimaado." Xiritaanka Shirka
Filipino
0
0
1
0
Galmudug State
Galmudug State@Gaalmudug·
War deg deg ah Madaxda Maamul Goboleedyada oo xiriirka u jaray Dowladda Federalka.
Eesti
0
0
2
0
Galmudug State
Galmudug State@Gaalmudug·
Ka maqnaashaha Formaajo, ee Muqdisho, ku soo dhaweynta Xasan, ee Xamar, hadalka Xaaf, e ah; Galmudug ha is ku tashato, ku xiji kan Macallin Maxamuud, ee ah; Galmudug Alle ma ahane, qof kale sugi mee iyo shirka Kismaayo isu geeye, maxaa kuu soo baxaya?!
Indonesia
0
0
2
0
Galmudug State
Galmudug State@Gaalmudug·
Isbadalada laamaha amniga ku dhacay waa la filayay laakiin in Fahad Yasin sirdoonka la geeyo lama filaynin.
Filipino
0
0
1
0