MP Abdibarre Jibril

961 posts

MP Abdibarre Jibril banner
MP Abdibarre Jibril

MP Abdibarre Jibril

@GeesiJibril

Katılım Şubat 2021
1.7K Takip Edilen2.5K Takipçiler
MP Abdibarre Jibril
MP Abdibarre Jibril@GeesiJibril·
ABID MADAXDII SOOMAALIYA SOO MARTAY WAA KUWII UGU LIITAY UGU IMKAAN XUMAA UGU NAXARIISTA DARNAA. SADDEXDA NIN:Ma aysan muujin wax is-cafin ama mas’uuliyad buuxda oo la taaban karo waxay ku eedaysan yihiin in ay sameeyeen falal sababay barakac iyo in dadka qaar ay ka qaxaan deegaannadoodii,qaarna laga soo fagey xabaalihii taasoo keentay khasaaro naf iyo maalba leh. Sidoo kale,waxay si buuxda ugu tunteen sharcigii iyo dastuurka lagu heshiiyey,halka mudnaanta la siin lahaa la dagaallanka cadowga aan si buuxda loo muujin dadaalkiisa. XASAN CIIL-QABE:Waxaa lagu dhaliilayaa inuusan si dhab ah u dhegeysan cabashada shacabka Muqdisho,isla markaana uusan si muuqata uga jawaabin dhibaatooyinka jira. XAMZA MAAHSANE:Ma laha go’aan madax-bannaan oo xooggan,isla markaana saameyntiisa hoggaamineed ay u muuqato mid xaddidan”sida maahmaahdu tilmaamayso, “madiidin qoor ma leh,”taas oo halkan looga jeedo in uusan si buuxda u lahayn awood go’aan qaadasho,isla markaana loo arko shaqsi u nugul saameyn shaqsiyeed.
MP Abdibarre Jibril tweet media
Filipino
1
0
1
148
MP Abdibarre Jibril
MP Abdibarre Jibril@GeesiJibril·
👉 XASAN CIIL QABE WUXUU SHEEGAY IN AAN DALKA SHARCI JIRIN OO ISAGU WAX WALBA KA SAREEYO.
Indonesia
0
0
1
84
MP Abdibarre Jibril
MP Abdibarre Jibril@GeesiJibril·
WAA HEES TILMAAMAYSA DABA DHILIFNIMADA XASAN CIIL QABE IYO SIDUU DADKIISA U DHIBATAYNAYO .1-Maxaa Garka kaa dhigay ❌? 2-Maxaa Gooni ku xiray ❌? 3-Gumeystaha ku daba dhigay ❌? 4-Garo-walaalkaa garab ka dhigo. ✅ 5-Garo-walaalkaa gacal ka dhigo. ✅
Filipino
0
1
4
413
MP Abdibarre Jibril
MP Abdibarre Jibril@GeesiJibril·
BAYDHABO:HANBALYO HANBALYO XASAN CIIL QABE! Doorashadii dhacday ka dib waxaa muuqata in oohin meel la fariistay qalbiguna madoobaaday dhiigkarna ku dhacay?
MP Abdibarre Jibril tweet media
Filipino
1
1
5
296
MP Abdibarre Jibril
MP Abdibarre Jibril@GeesiJibril·
THIS IS A NEW CHAPTER IN HISTORY: THE MAN KNOWN AS ILYAAS?! Hassan Grudge Holder” appointed him as the Ambassador to Tanzania, although his education and experience have not been verified”Claiming to be a Somali ambassador-a position of great prestige-it is unfortunate that hassan Grudge Holder” has used him among his people to organize acts of attacks and bloodshed to be carried out in Baydhabo. After carrying out those activities, he returns to Tanzania, bearing the title of ambassador”This is a tragic matter that will leave behind a dark chapter in history.
MP Abdibarre Jibril tweet media
English
0
3
8
524
MP Abdibarre Jibril
MP Abdibarre Jibril@GeesiJibril·
Doraad dhiiraneydaa,shaley diricsaneydaa,maantana ku dabartoo,dan baa kuu run sheegtee!
Suomi
0
1
4
315
MP Abdibarre Jibril
MP Abdibarre Jibril@GeesiJibril·
HEESTII ALLA MAANTA AYAANTA Hambalyo ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo aad joogtaan iyo guud ahaan Muslimiinta”Waxaan idiin rajeynayaa Ciid wanaagsan munaasabadda Ciidul Fitriga. Ilaahay ha naga aqbalo acmaashii suubanaa ee bisha Ramadaan hana nagu gaarsiiyo bishan bishiida kale caafimaad nabad iyo barwaaqo.
Eesti
1
0
3
228
MP Abdibarre Jibril
MP Abdibarre Jibril@GeesiJibril·
CALI WAJIIS OO MAANTA GACANTA U TAAGEY DASTUURKA XASAN. #Maanta waxaa dhacday arrin muran badan dhalisay, kaddib markii, iyadoo la sheegay in aan la helin kooram sharci ah, haddana la sii waday codbixinta wax ka beddelka Dastuurka ee uu wado Madaxweyne Xasan oo mucaaradku ugu yeeraan Xasan Ciil-Qabe. #Ilo xog-ogaal ah oo ku sugan hoolka Baarlamaanka ayaa tilmaamaya in xubno lagu daray si tirada loo buuxiyo, si codbixintu u hirgasho”Tani waxay abuurtay su’aalo culus oo ku saabsan hufnaanta, sharciyadda, iyo in habraacyadii lagu heshiiyey la ixtiraamay iyo in kale. #Dadka maanta gacanta u taagay Dastuurka waxaa ka mid ahaa nin isku magacaabay Sheekh Cali Wajiis, oo la sheegay inuu isu muujiyey xildhibaan matalaya dan guud”Tallaabadiisa ayaa noqotay mid hadal-hayn badan dhalisay, maadaama ay dad badani u arkaan in ay dhaawacayso kalsoonida lagu qabo hay’adaha sharci-dejinta iyo doorka lagu aaminay. #Ugu dambayn, go’aannada la xiriira Dastuurka waa kuwo masiiri ah oo u baahan wada-tashi ballaaran, kooram sax ah iyo hannaan hufan”Haddii laga leexdo dariiqaas, waxa ka dhalan kara muran iyo kala-qaybsanaan sii fogeeya midnimada iyo kalsoonida shacabka.
MP Abdibarre Jibril tweet media
Suomi
0
0
4
322
MP Abdibarre Jibril
MP Abdibarre Jibril@GeesiJibril·
Members of the Federal Parliament of Somalia have strongly opposed the constitutional amendments being pursued by President Hassan, accusing him of spending millions of dollars on the process.
MP Abdibarre Jibril tweet mediaMP Abdibarre Jibril tweet media
English
1
1
3
294
MP Abdibarre Jibril
MP Abdibarre Jibril@GeesiJibril·
DHAGEYSTA: Waa hees tilmaamaysa in Xasan Ciil Qabe uu Dalkii iyo Dadkii in uu ku noqday sun iyo boog aan dawo lahayn.
Indonesia
2
3
6
463
MP Abdibarre Jibril
MP Abdibarre Jibril@GeesiJibril·
THE HISTORY OF FIQI XUUB CAARO THAT HAS COME TO LIGHT Do you know that the man called Fiqi Xuub Caaro, whom Hassan appointed as Minister of Defense, used to wander around Ceel Buur and Mingis from 1981 to 1984, and then became mentally ill, to the point that his leg was chained from 1984 to 1988 in the town of Ceel Buur? If you think this is false, ask the elders and residents of the Ceel Buur area. Therefore, whenever he appears in the media speaking, he is still mentally disturbed; he is not a sound-minded person.
English
4
7
17
2.8K
MP Abdibarre Jibril
MP Abdibarre Jibril@GeesiJibril·
THIS IS THE PUNTLAND DEFENSE FORCES WHO BROUGHT XASAN CIIL-QABE TO TEARS. 1- I extend my congratulations and appreciation to the President of Puntland, H.E. Said Abdullahi Deni, and the Puntland Defense Forces, who achieved major victories in the battle that eradicated the ISIS terrorist group that came from abroad. 2- These victories have brought Puntland honor, reputation, and security, clearly demonstrating the capability, bravery, and unity of the Puntland Defense Forces. 3- I also strongly condemn a small number of individuals from Puntland who, instead of standing by their own forces, have pursued them with offensive statements and baseless accusations, seeking political gain from a national situation. 4- I specifically condemn H.E. Hassan Sheikh Mohamud, who boasted about the Calmiskaad battle—a battle through which Puntland earned recognition, reputation, and honor. It is unfortunate that a national president seeks popularity based on statements that do not reflect reality, while it is well known the role he played in this matter and the pressures and hardships he previously intended for Puntland.
MP Abdibarre Jibril tweet media
English
0
0
2
265
MP Abdibarre Jibril
MP Abdibarre Jibril@GeesiJibril·
“HASSAN KHEIKH AND HIS GROUP: THE POLITICAL STRUGGLE AGAINST PUNTLAND STEMS FROM ITS SUCCESSES IN COMBATING DAESH, WHILE THEY ACCUSE THE UAE OF SUPPORTING PUNTLAND” The Puntland Defense Forces have presented some of the foreign DAESH detainees captured during the Puntland Counter-Terrorism Operation taking place in Calmiskad. These detainees come from: • TURKEY • SAUDI ARABIA • MOROCCO • ETHIOPIA • SYRIA • TANZANIA These security achievements by Puntland highlight the critical role it plays in combating terrorism, earning the support of international partners.
MP Abdibarre Jibril tweet media
English
3
3
14
3.2K
MP Abdibarre Jibril
MP Abdibarre Jibril@GeesiJibril·
لموضوع: إحاطة عامة حول الوضع في جمهورية الصومال إلى الجهات التالية: • الاتحاد الأفريقي • جامعة الدول العربية • الأمم المتحدة • الاتحاد الأوروبي • حكومة جمهورية تركيا • حكومة مملكة السويد • حكومة الولايات المتحدة الأمريكية • منظمة التعاون الإسلامي • منظمات حقوق الإنسان الدولية • المنظمات الإنسانية والإغاثية الدولية أتقدم بهذا البيان معرباً عن قلق عميق بشأن الوضع السياسي والأمني والإنساني الحالي في جمهورية الصومال الفيدرالية. لقد أقدم الرئيس الحالي، السيد حسن شيخ محمود، على تفكيك الاتفاقات السياسية والتفاهمات الوطنية المتفق عليها سابقاً، مما أدى إلى انزلاق البلاد نحو حالة من عدم الاستقرار وخلق خطر جدي لاندلاع حرب أهلية جديدة. كما توجد مخاوف جسيمة بشأن ما يلي: • استمرار العمليات العسكرية التي تُشن ضد مجتمعات كانت تعيش سابقاً في سلام • الفشل في مواجهة جماعة الشباب بشكل كافٍ، في حين تم إعطاء الأولوية للنزاعات السياسية الداخلية • إساءة استخدام المشاريع المخصصة للفئات الضعيفة والتنمية الاجتماعية • تبديد الدعم المالي الدولي والمساعدات المخصصة للتعافي وإعادة إعمار الصومال، بما في ذلك المناطق التي كانت تعيش في سلام كل هذه القضايا تشكل تهديداً مباشراً للوحدة الوطنية والتماسك الاجتماعي ومستقبل جمهورية الصومال الفيدرالية. لذلك، أدعو بكل احترام الحكومات والمنظمات الدولية المذكورة أعلاه إلى: • الاستجابة العاجلة لهذه الحالة الحرجة • ممارسة الضغط السياسي والقانوني على الحكومة الحالية • وقف أي إجراءات من شأنها أن تؤدي إلى حرب أهلية • دعم مبادئ الديمقراطية والعدالة وحقوق الإنسان وأؤمن إيماناً راسخاً أن التدخل الدولي المسؤول وفي الوقت المناسب يمكن أن يمنع الصومال من الانزلاق مرة أخرى إلى الدمار والنزاع المطول. الكاتب: عضو البرلمان السابق أبدو باري جبريل
MP Abdibarre Jibril tweet media
العربية
2
0
1
256
MP Abdibarre Jibril
MP Abdibarre Jibril@GeesiJibril·
THE INTERNATIONAL ATTACK AGAINST PUNTLAND AND JUBALAND “Turkey and Qatar have directly launched attacks against Puntland and Jubaland, yet the people of Puntland and their elders have the right to independently make decisions regarding these matters. The announcement made tonight to close the ports of Bosaso and Kismayo represents another severe sanction, which undermines the economy, peace, and social development. The Puntland government clearly emphasizes that this international aggression further destabilizes Somalia, and we call for peaceful solutions and dialogue to resolve these issues, rather than creating further tension and conflict. We also strongly urge Turkey and the leadership of Qatar to withdraw their interference in Somalia’s internal affairs, particularly the instigation and meddling orchestrated by Hassan Sheikh, which threatens the unity, peace, and future of the country. This interference is igniting a regional fire that continues to divide Somali communities and must be stopped immediately.”
MP Abdibarre Jibril tweet media
English
1
0
2
203
MP Abdibarre Jibril
MP Abdibarre Jibril@GeesiJibril·
SUBJECT: BRIEFING ON THE OVERALL SITUATION IN SOMALIA TO: • African Union (AU) •Arab League •United Nations (UN) •European Union (EU) •Government of the Republic of Türkiye •Government of the Kingdom of Sweden •Government of the United States of America •Organization of Islamic Cooperation (OIC) •International Human Rights Organizations •International Humanitarian and Relief Organizations I hereby submit a deep concern regarding the political, security, and humanitarian situation currently prevailing in the Federal Republic of Somalia. The current President, Mr. Hassan Sheikh Mohamud, has dismantled previously agreed political accords and national understandings, which has plunged the country into a state of instability and created a serious risk of renewed civil war. There are also grave concerns regarding the following: •Continuous military actions being carried out against communities that were previously living peacefully •Failure to adequately confront the Al-Shabaab group, while priority has been given to political disputes and internal conflicts •Misappropriation or misuse of projects intended for vulnerable communities and social development •Squandering of international financial support and assistance intended for the recovery and reconstruction of Somalia, including previously peaceful regions All of these issues pose a direct threat to national unity, social cohesion, and the future of the Federal Republic of Somalia. Therefore, I respectfully call upon the above-mentioned governments and international organizations: •To urgently respond to this situation •To exert political and legal pressure on the current government •To halt any actions that may lead to civil war •To uphold the principles of democracy, justice, and human rights I firmly believe that responsible and timely international intervention can prevent Somalia from once again descending into destruction and prolonged conflict. Author: FORMER MEMBER OF PARLIAMENT ABDIBAARE JIBRIIL
MP Abdibarre Jibril tweet media
English
0
5
6
574
MP Abdibarre Jibril
MP Abdibarre Jibril@GeesiJibril·
DHAGEYSTA: Xasan Ciil Qabe iyo Fiqi Xuub Caaro-Colaadda ay Puntland la damacsan yihiin waxay u adeegsanayaan shaqsiyaad Reer Puntland oo calooshood la cayaar ah?
Filipino
4
5
21
3.3K
MP Abdibarre Jibril
MP Abdibarre Jibril@GeesiJibril·
🇸🇱 2025 – THE VICTORY OF PRESIDENT DENI & THE PUNTLAND DEFENSE FORCES 🇸🇱 STRONG LEADERSHIP: The President of Puntland, H.E. Said Abdullahi Deni, personally and directly led the war against ISIS terrorism. 🇸🇱 A HISTORIC MILITARY VICTORY: In December 2025, the Puntland Defense Forces completely destroyed ISIS strongholds in the Calmiskaad mountains of Bari Region. 🇸🇱 ELIMINATION OF THE TERRORIST THREAT: Planned assassinations, extortion, intimidation, displacement, and the constant fear imposed by ISIS on the people of Bari Region were brought to an end. 🇸🇱 RELIABLE SECURITY: Puntland has become a secure territory, where civilians have regained stability, confidence, and safety. 🇸🇱 A READY AND NATIONAL ARMY: The Puntland Defense Forces demonstrated competence, bravery, and strong national spirit, ignoring propaganda and insults. 🇸🇱 PROPAGANDA IGNORED: Offensive statements coming from individuals including Xasan “Ciil-Qabe” and Fiqi “Xuub-Caaro,” along with a group from Puntland, had no impact on Puntland’s victories or dignity. 🇸🇱 POPULAR UNITY: The 2025 victory strengthened unity and resilience among the people of Puntland. 🇸🇱 HISTORY IN THE MAKING: The year 2025 will be remembered as the year Puntland stood firm, defended itself, and defeated the terrorist threat that endangered its existence
MP Abdibarre Jibril tweet media
English
0
0
2
207