Sabitlenmiş Tweet
Gool FM
61.2K posts

Gool FM
@GoolFM
Gool FM is the first Somali sports radio station, broadcasting 16 hours of non-stop sports and music!
Mogadishu, Somalia Katılım Ağustos 2012
38 Takip Edilen6.7K Takipçiler

RASMI: Cristiano Ronaldo oo ka qeyb galaya semi-finalka Koobka UEFA Nations League goolfm.net/2019/05/08/ras…
Indonesia

WAR CUSUB: Messi oo la Dagaalay taageerayaasha kooxdiisa Barcelona iyo iyo ilaalada oo soo kala dhex gashay kaddib Xasuuqii Xalay….(Sidee wax u dheceen??) goolfm.net/2019/05/08/war…
Filipino

Mourinho oo weerar culus ku qaaday ciyaartoyda Barcelona, kaddib guuldaradii niyadjabka ahayd ay xalay kala kulmeen Liverpool goolfm.net/2019/05/08/mou…
Filipino

Maxaa dhex maray Suarez iyo ciyaartoyda Liverpool kaddib kulankii Mucjisada ahaa ee Xalay!!?? goolfm.net/2019/05/08/max…
Filipino

Muxuu ka yiri Luis Suarez ceybtii xalay kooxda Barcelona kasoo raacday garoonka Anfield??? goolfm.net/2019/05/08/mux…
Suomi

Madaxweynaha kooxda Barcelona oo faallo ka bixiyay mucjisadii xalay ka dhacday garoonka Anfield goolfm.net/2019/05/08/mad…
Suomi

JAH-WAREER: Barcelona oo garoonkii xalay lagu xasuuqay ee Anfield uga dhex tagtay xiddigooda Messi…(Sidee wax u dheceen??)?) goolfm.net/2019/05/08/jah…
Filipino

HORDHAC : Ajax VS Tottenham? 90-daqiiqo oo geeri ah iyo midkood labadan koox oo iska xaadirin doona caasimada Madrid goolfm.net/2019/05/08/hor…
Indonesia

“Messi ayaa iga dhigay ciyaaryahan wanaagsan” – Jordi Alba goolfm.net/2019/05/07/mes…
Filipino

Real Madrid oo miiska u saartay PSG dalab aan ka noqosho lahayn, si ay kaga hesho Mbappé goolfm.net/2019/05/07/rea…
Filipino

RASMI: Diego Godín oo ku dhawaaqay inuu ka tagayo Atletico Madrid (kooxdee ayuu ku sii jeedaa?) goolfm.net/2019/05/07/ras…
Indonesia

“Xanuun baan dareemayaa waxaana suuro gal ah in….”.- N’Golo Kante goolfm.net/2019/05/07/xan…
Indonesia

Kooxaha Arsenal iyo Tottenham oo si adag ugu dagaalamaya saxiixa xidig ka tirsan Ajax goolfm.net/2019/05/07/koo…
Filipino

Macalin hore ee kooxda Real Madrid ah oo si kulul u weeraray xidiga reer Brazil ee Neymar Jr goolfm.net/2019/05/07/mac…
Eesti

“Uma dabaal dagi doono sida todobaadkii hore, haddii aan gool ku dhaliyo Anfield.”. – Suarez goolfm.net/2019/05/07/uma…
Eesti

RASMI: Tababaraha ku guuleystay abaal-marinta macallinka bisha April ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey. goolfm.net/2019/05/07/ras…
Indonesia

“Waan ka xumahay warbaahinta iyo dadka doonaya in Liverpool ay guul ku dhammaysan doono xilli ciyaareedkan” – Guardiola goolfm.net/2019/05/07/waa…
Filipino

RASMI: Xiddiga ku guuleystay abaal-marinta goolkii ugu quruxda badnaa bishii April horyaalka Premier League oo la shaaciyey goolfm.net/2019/05/07/ras…
Indonesia

Julian Brandt oo hoos u dhigay fursadaha uu ugu biiri karo kooxda Liverpool goolfm.net/2019/05/07/jul…
Eesti
