Hano Academy

2.2K posts

Hano Academy banner
Hano Academy

Hano Academy

@HanoAcademy

Accredited Institution that provides Professional Development Courses; Technical & Vocational Education Training (TVET); Business Incubator/Job Creation

Mogadishu, Somalia Katılım Şubat 2016
421 Takip Edilen3.3K Takipçiler
Hano Academy
Hano Academy@HanoAcademy·
Ku soo dhowow ardayda cusub ee Hano Academy! Waxaad bilowdeen koorsada Solar—tallaabo muhiim u ah mustaqbal ifaya. Guul ayaan idiin rajaynaynaa! #HanoAcademy #SolarTraining
Hano Academy tweet mediaHano Academy tweet mediaHano Academy tweet mediaHano Academy tweet media
Indonesia
0
0
1
44
Hano Academy
Hano Academy@HanoAcademy·
Hano Academy, oo kaashaneysa Hano Business Development Hub, waxay tababar u qabatay ardayda xirfadaha ganacsiga Waxaan diiradda saarnay creativity & innovation si ardaydu u bartaan sida fikradaha cusub loogu beddelo ganacsi guuleysta iyo startups #Entrepreneurship #HanoAcademy
Hano Academy tweet mediaHano Academy tweet mediaHano Academy tweet mediaHano Academy tweet media
Filipino
0
0
0
44
Hano Academy
Hano Academy@HanoAcademy·
Toddobaadkan Caalamiga ah ee Haweenka, Hano Academy waxay taageertaa haweenka ganacsatada Soomaaliyeed! Dhiirrigelin xirfado, hal-abuur, iyo fursado shaqo si ay u noqdaan hogaamiyeyaal guuleysta. #Haweenka #Ganacsiga #HanoAcademy
Filipino
0
0
0
54
Hano Academy
Hano Academy@HanoAcademy·
Hano Academy waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan haweenka Soomaaliyeed meel kasta oo ay jogaan. Waxaan ku amaaneynaa dadaalkiinna iyo doorka weyn ee aad ku leedihiin horumarka bulshada. Haweenka wax bartay waa bolsho wax bartay #InternationalWomensDay #HanoAcademy
Hano Academy tweet mediaHano Academy tweet mediaHano Academy tweet mediaHano Academy tweet media
Filipino
0
0
0
63
Hano Academy
Hano Academy@HanoAcademy·
Dhamaan Muslimiinta, gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed, waxaan ugu hambalyeynaynaa bisha barakeysan ee Ramadaan. Waa bil iimaan, samafal, iyo camal suuban. Allaha ha naga aqbalo acmaasheena. #RamadanKareem
Hano Academy tweet media
Indonesia
0
0
1
97
Hano Academy
Hano Academy@HanoAcademy·
Waxaa Xafiiska Hano Academy si sharaf leh noogu soo booqday Cabdisalaan Yuusuf Aadan, La-taliye Sare ee Arrimaha Qurba-joogta. Waad ku mahadsan tahay booqashada qiimaha leh. #HanoAcademy #Waxbarasho #Dhalinyaro
Hano Academy tweet mediaHano Academy tweet mediaHano Academy tweet mediaHano Academy tweet media
Indonesia
0
0
0
87
Hano Academy
Hano Academy@HanoAcademy·
Qeybta 2aad: Waxaa si guul leh inoogu soo dhammaaday imtixaankii baraatikada (Practical Exam) ee tababarka Renewable Energy. Ardaydu waxay si toos ah u muujiyeen xirfadaha ay ka barteen rakibidda iyo adeegsiga tamarta qoraxda. #HanoAcademy #SolarEnergy #RenewableEnergy #Practic
Hano Academy tweet mediaHano Academy tweet mediaHano Academy tweet mediaHano Academy tweet media
Filipino
0
1
1
96