Zahra Abdulahe

384 posts

Zahra Abdulahe banner
Zahra Abdulahe

Zahra Abdulahe

@HonBundubte

Deputy Chief Whip/Official Member of Parliament for the Federal Republic of Somalia.

Somalia Katılım Mayıs 2022
128 Takip Edilen3.1K Takipçiler
Zahra Abdulahe
Zahra Abdulahe@HonBundubte·
Waxaan maanta ka qeyb galay munaasabad xilka kula kala wareegayeen Xoghayaha joogtada cusub Yusuf Ali Maxamed iyo Xoghayihii joogtada hore C/fitaax C/qaadir, Munasabada ayaa waxa joogey Wasiir Gaashaandhigga, Ahmed Fiqi xubno ka tirsan baarlamaanka labadisa aqal iyo masuliyin!
Zahra Abdulahe tweet mediaZahra Abdulahe tweet mediaZahra Abdulahe tweet mediaZahra Abdulahe tweet media
Indonesia
0
2
8
371
Zahra Abdulahe
Zahra Abdulahe@HonBundubte·
Hal-abuur iyo hadalo cusub oo casriyaysan lama imaan karaan!
Indonesia
1
1
9
971
Zahra Abdulahe
Zahra Abdulahe@HonBundubte·
Kulankii guddiga joogtada ah ee maanta ayaa lagu dheeriyey 3 wasiir kuxigeen iyo xildhibaan golaha shacabka. Hambalyo ayaan leeyahay wasiirada cusub iyo Xildhibaan Abdiqadir Mohamed Nuur(Jamac) oo la dhaariyay xildhibaan golaha shacabka!
Zahra Abdulahe tweet mediaZahra Abdulahe tweet media
Indonesia
0
4
7
320
Zahra Abdulahe
Zahra Abdulahe@HonBundubte·
Wafdi ka socday Dalka Turkiga uu hoggaaminayey Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Dabiiciga Mudane Alparslan Bayraktar ayanku soodhaweynay airporka. Wasiirka ayaa u mahadceliyay dadka Somaliyed soo dhawaynta milgaha leh isaga oo cabirey Markabka Cagri Bay iyo shaqada shidaalka!
Zahra Abdulahe tweet mediaZahra Abdulahe tweet mediaZahra Abdulahe tweet mediaZahra Abdulahe tweet media
Indonesia
0
2
25
690
Zahra Abdulahe
Zahra Abdulahe@HonBundubte·
Waxaan Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa guusha taariikhiga ah ee maanta laga gaaray dhameestirka dib u eegegista iyo wax ka badalka Dastuurka Dalka. Waxaa sharaf ii ah inaan kamid noqday Baarlamaanka 11aad ee ku dhiiraday wax ka badalka iyo qabyo tirka Dastuurka Dalka!
Zahra Abdulahe tweet mediaZahra Abdulahe tweet mediaZahra Abdulahe tweet mediaZahra Abdulahe tweet media
Indonesia
11
11
83
2.7K
Zahra Abdulahe
Zahra Abdulahe@HonBundubte·
Dastuur dhameytiran Hambalyo!
Zahra Abdulahe tweet media
हिन्दी
33
35
245
11.4K
Zahra Abdulahe
Zahra Abdulahe@HonBundubte·
Xilligii doorashada ayaan aad ugu baraarugey muhiimada ay leedahay dhamaystirka waxka bedelka dastuurka, maadaama musharax kasta qudbadiisa aad ugu nuuxnuuxsadey muhiimada dhameyta dastuurka. hadan xili kale u helo fursad wax looga bedelayo qodobo la saluugey diyaar ayaan y ahay!
Zahra Abdulahe tweet media
Eesti
18
31
142
9.6K
Zahra Abdulahe
Zahra Abdulahe@HonBundubte·
Ramadaan mubaraak umdda islaamka isla sidaas dhamaan shacabka Soomaaliyeed!
हिन्दी
0
2
7
781
Zahra Abdulahe
Zahra Abdulahe@HonBundubte·
Xildhibanada 2 Aqal ee Baarlamaanka Federaalka oo yeeshay kulan wadajir ah ayaa loo qeybiyey warbixinta soojeedimaha Wax-kabeddelka cutubyada 5-ilaa 9 iyo Warbixinta Faahfaahinaysa soojeedimo kooban oo ku saabsan wax-kabeddelka Qodobbada 49, 50, iyo 54 ee cutubka 4aad Dastuurka!
Zahra Abdulahe tweet mediaZahra Abdulahe tweet mediaZahra Abdulahe tweet mediaZahra Abdulahe tweet media
Indonesia
2
8
31
1.3K
Zahra Abdulahe
Zahra Abdulahe@HonBundubte·
Waxaan hambalyaynayaa madaxda la caleema-saaray iyo guud ahaan shacabka reer Waqooyi Bari. Magaalada Laascaanod ee Casimadda Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari waxa shalay ka dhacdey Munaasabadda Caleemo-saarka oo ey ka qeybgaleen madaxada qaranka, mamulka Galmudug iyo safaarado!
Zahra Abdulahe tweet mediaZahra Abdulahe tweet mediaZahra Abdulahe tweet mediaZahra Abdulahe tweet media
Filipino
0
14
61
2.5K
Zahra Abdulahe
Zahra Abdulahe@HonBundubte·
Qeyb ka mid ah Xildhibaanada 2 aqal ee JFS oo laascaanood u yimid caleemasaarka ayaa booqosho ugu tagay madaxweyne Abdulqadir Aw-Ali(Firdhiye) ugu mahad celiyay soodhaweynta diiran ee ey ka heleen reer Waqooyi Bari!
Zahra Abdulahe tweet mediaZahra Abdulahe tweet mediaZahra Abdulahe tweet mediaZahra Abdulahe tweet media
Eesti
0
0
9
506
Zahra Abdulahe
Zahra Abdulahe@HonBundubte·
Ragga laxaha sii dhowrayow dhaqasho waa geela Bal aan magaalada Laascaanood dibada uga yar baxno meel aan ka fogeyn er ah duleedka magaalada!
Zahra Abdulahe tweet media
Filipino
0
0
4
238
Zahra Abdulahe
Zahra Abdulahe@HonBundubte·
Runtu hadey mudh ka qadhaadh tahay waala sheegayaa War-murtiyeedka maanta aan ku qabanay Muqdisho anagoo ah Xildhibaanada iyo Wasiirada dawlada dhexe kumatala Maamulka WBari iyo Awdal difaaca, Midnimada iyo Qaranimada JFS. Kala Goynta dalka waa Khiyaamo Qaran!
Zahra Abdulahe tweet mediaZahra Abdulahe tweet mediaZahra Abdulahe tweet mediaZahra Abdulahe tweet media
Indonesia
1
0
7
276
Zahra Abdulahe
Zahra Abdulahe@HonBundubte·
Ma jiro doono dal dambe oo si fudud iskaga xadgudbi doono dalka kale. Soomalidu waa dad walaalo ah waxkasta oo dhacana dhexdooda ka xalisan kara! Isra’el dib u noqosho kaliya ayaa u furan in kasta ay yahuud yahiin!
Zahra Abdulahe tweet mediaZahra Abdulahe tweet mediaZahra Abdulahe tweet media
Filipino
13
11
58
2.2K
Zahra Abdulahe
Zahra Abdulahe@HonBundubte·
Doorasho garan waa ah waxaa ka fiican inaad xaqaaqa hesho oo aad aragto dadka cudeynaya, adna aad codeyso!
Zahra Abdulahe tweet media
Filipino
4
12
36
1.3K
Zahra Abdulahe
Zahra Abdulahe@HonBundubte·
Thank you shacabka gobolka Banaadir!
Zahra Abdulahe tweet media
Indonesia
1
9
45
969
Zahra Abdulahe
Zahra Abdulahe@HonBundubte·
Codkaagu waa muhiim ururka aad ku qanacdo u codee!
Zahra Abdulahe tweet media
हिन्दी
0
6
23
887
Zahra Abdulahe
Zahra Abdulahe@HonBundubte·
Hadalheyntu waa sharaf hambalyo Soomaalia!
Zahra Abdulahe tweet mediaZahra Abdulahe tweet mediaZahra Abdulahe tweet mediaZahra Abdulahe tweet media
Indonesia
0
4
18
692
Zahra Abdulahe
Zahra Abdulahe@HonBundubte·
Farxad iyo nabad ku codeeya saaka Muqdisho waxay la tartameysaa caalamka!
Filipino
4
20
152
5.9K