Abdulkadir Osoble Ali
228 posts

Abdulkadir Osoble Ali
@HonOsoble
Somali Federal Parliament member and member of the Foreign Relations Committee (FRC) of the Federal Parliament of Somalia| Leader @Ilaysparty


All relevant stakeholders should have a say in changes to Somalia’s federal and election systems. Decisions taken without broad based support will lack legitimacy and distract from pressing security challenges.

Dalka Soomaaliya oo idil sharciyad buuxda oo dastuuri ah waxaa haysta Madaxweynaha Federaalka Xasan Sheekh, wuxuuse dhaawacayaa sharciyadiisa haddii uu dhaqangal ka dhigo dastuurka cusub. Madaxweynaha Puntland Saciid Deni iyo Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe oo midna dib loo doortay, midna ku jira muddo xileedkiisii, ayaguna sharciyad ayay haystaan. Balse, Muuse Biixi, Axmed Qoorqoor, Cabdicasiis Laftagareen iyo Axmed Madoobe waa madax IDMAN, mana lahan awood daatuuri ah.

















