Sadia Yasin Samatar

40 posts

Sadia Yasin Samatar banner
Sadia Yasin Samatar

Sadia Yasin Samatar

@HonSadiaSamatar

This is my official Twitter account as the 1st Deputy Speaker of the House of People of the Federal Parliament of Somalia.

Somalia Katılım Mayıs 2022
22 Takip Edilen7K Takipçiler
Sadia Yasin Samatar
Sadia Yasin Samatar@HonSadiaSamatar·
𝐂𝐈𝐈𝐃 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐑𝐀𝐊 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗨𝗺𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗠𝘂𝘀𝗹𝗶𝗺𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮
Sadia Yasin Samatar tweet media
Indonesia
0
0
7
136
Sadia Yasin Samatar
Sadia Yasin Samatar@HonSadiaSamatar·
𝗕𝗼𝗴𝗮𝗱𝗶𝗻 𝗦𝗮𝘅𝗶𝗶𝘅𝗮 𝗗𝗮𝘀𝘁𝘂𝘂𝗿𝗸𝗮 🇸🇴 Waxaan bogaadinayaa, saxiixay Dastuurka. waxay xoojinaysaa dowladnimada, sharciga, iyo rajada shacabka Soomaaliyeed ee mustaqbal leh.
Sadia Yasin Samatar tweet media
Indonesia
2
7
41
1.3K
Sadia Yasin Samatar
Sadia Yasin Samatar@HonSadiaSamatar·
Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Farxad Leh! 🌸 Maanta waxaan u dabbaaldegaynaa awoodda, geesinimada, iyo guulaha haweenka adduunka oo dhan. waxay door weyn oo muuqata ka qaataan dhismaha qoysaska, bulshooyinka, horumarka dalalka. #MaalintaHaweenka #8Maarso #AwooddaHaweenka
Sadia Yasin Samatar tweet media
Indonesia
2
6
11
333
Sadia Yasin Samatar
Sadia Yasin Samatar@HonSadiaSamatar·
𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐰𝐞𝐲𝐧 𝐚𝐡 𝐢𝐧 𝟏𝟒 𝐬𝐚𝐧𝐨 𝐤𝐚𝐝𝐢𝐛 𝐚𝐲 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚, 𝟎𝟒-𝟎𝟑-𝟐𝟎𝟐𝟔, 𝐬𝐮𝐮𝐫𝐭𝐨𝐰𝐝𝐚𝐲 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐦𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐬𝐭𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚.*𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐮 𝐦𝐚𝐡𝐚𝐝𝐜𝐞𝐥𝐢𝐧𝐚𝐲𝐧𝐚𝐚 𝐈𝐥𝐚𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐨𝐨 𝐬𝐮𝐮𝐫𝐭𝐚 𝐠𝐞𝐥𝐢𝐲𝐞𝐲.*
Suomi
8
16
76
5.4K
Sadia Yasin Samatar
Sadia Yasin Samatar@HonSadiaSamatar·
🇹🇿🤝🇸🇴 Congratulations to President Samia Suluhu Hassan on her re-election. She embodies wisdom, integrity, and women’s leadership in Africa. Congratulations @SuluhuSamia Somalia–Tanzania ties grow stronger.
Sadia Yasin Samatar tweet media
English
0
1
3
589
Sadia Yasin Samatar
Sadia Yasin Samatar@HonSadiaSamatar·
🇸🇴 Congratulations to the newly elected members representing #Somalia in the East African Legislative Assembly (EALA)! A historic step strengthening Somalia’s role in the #EAC and advancing regional political, economic, and social cooperation. 🌍🤝 #SomaliaInEALA
Sadia Yasin Samatar tweet media
English
0
1
7
587
Sadia Yasin Samatar
Sadia Yasin Samatar@HonSadiaSamatar·
Tacsi & Cambaarayn. Dhacdadii Dagalka ee Dhahar waa murugo laga baaqsan karay. Daadinta Dhiig shacabka ha la joojiyo. Deni ha ka waantoobo daadinta dhiigga. Alla ha u naxariisto intii dhimatay, hana bogsiiyo dhaawacyada #Dhahar #Nabad
Filipino
1
0
3
786
Sadia Yasin Samatar
Sadia Yasin Samatar@HonSadiaSamatar·
𝗘𝗜𝗗 𝗠𝗨𝗕𝗔𝗥𝗔𝗞 | Eid al-fidri, Taqaballahu Minna wa'minkum salihal A'mal. EID MUBARAK!
Sadia Yasin Samatar tweet media
Eesti
0
2
7
716
Ayaanle Hussein Abdi
Ayaanle Hussein Abdi@ha_noolaato·
Haddii ilaah laga baqaayo “Oday Xasan Xamar nabad waa ka dhigay, Xarakadina xoolo la’aan waa dhigay Xarbina waa ku qaaday” Ninki Xil ama xoolo odayga ka rabay isageey u taal, laakin ninki xarago rabay Xamar waa nabad.
Ayaanle Hussein Abdi tweet media
Filipino
110
58
365
22.7K
Sadia Yasin Samatar
Sadia Yasin Samatar@HonSadiaSamatar·
Congratulations to my brother, H.E. Mahamoud Ali Youssouf, on his election as Chairperson of the African Union Commission. Somalia looks forward to continued collaboration for a united and prosperous Africa. A new era for Africa begins today. #AUCElection
Sadia Yasin Samatar tweet media
English
0
3
11
1K
Sadia Yasin Samatar
Sadia Yasin Samatar@HonSadiaSamatar·
Alleh ha u naxariisto Sen. Mohamed Cali Yusuf(Gaagaab), waxaan tacsi la qaybsayaa dhamaan qoyskiisi, Labada Gole ee Baarlamanka iyo dhamaan umadda Soomaaliyeed. Alleh samir iyo iimaan haka siiyo.
Sadia Yasin Samatar tweet media
Filipino
0
0
1
267
Sadia Yasin Samatar
Sadia Yasin Samatar@HonSadiaSamatar·
Waxaan tacsi tiiraanyo lehna u dirayaa qoyska, qaraabada, Qaranka iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday, Alle ha u naxariistee, Guddoomiyihii Hore ee BJSF Prof. Maxamed Sh.Cusmaan Jawaari. Waxuu ahaa saxiibkey goonida Waxuuu ahaaaa nin nabada jecel Samirbadan.
Sadia Yasin Samatar tweet media
Suomi
0
3
9
1.2K
Sadia Yasin Samatar
Sadia Yasin Samatar@HonSadiaSamatar·
𝗘𝗜𝗗 𝗠𝗨𝗕𝗔𝗥𝗔𝗞 | Eid al-Adha, Taqaballahu Minna wa'minkum salihal A'mal. EID MUBARAK!
Sadia Yasin Samatar tweet media
Eesti
4
5
17
1.2K
Sadia Yasin Samatar
Sadia Yasin Samatar@HonSadiaSamatar·
Somalia elected to the UN Security Council! 🇸🇴 Proud of our nation's resilience & strength. A hard-fought battle, finally realized. We'll represent Somalia & Africa on the world stage for 2024-25. #Somalia #UNSecurityCouncil #Africa
English
1
2
14
1K
Sadia Yasin Samatar
Sadia Yasin Samatar@HonSadiaSamatar·
Waxaan halkan uga hambalyeynayaa dhamaan Labada aqal BJSF,in howshii Dastuurka oo waqtiga lawada galiyey guul ay ku dhamatay. Sidoo kale, waxaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed ku bogaadinayaa sida hagar la’aanta ah ee ay u garab istaageen horu socodka Dawladdnimada Soomaaliyaed.
Sadia Yasin Samatar tweet media
Indonesia
29
14
133
9.7K
Sadia Yasin Samatar
Sadia Yasin Samatar@HonSadiaSamatar·
I commend the national army and security agencies for arresting Mr. Ali Maalam Dawood, who is accused of killing the late Luul Abdul Aziz. We hope that justice will be served for the late Luul, and the Somali people appreciate his peaceful protest against this cruel act.
English
0
0
1
648
Sadia Yasin Samatar
Sadia Yasin Samatar@HonSadiaSamatar·
INNAA LILLAAH WA INNAA ILEEHI RAAJICUUN. Rabi naxriistiisa jano haka waraabiyo Walal Khadiija Mohamed Diiriye, dhamaan qoyskeedi, Xukumadda ehelkeedi,Golaha Shacabka iyo dhamaan umadda Soomaaliyeedna samir iyo iimaan Allaha haka siiyo.
Sadia Yasin Samatar tweet media
Indonesia
8
1
22
2.9K
Sadia Yasin Samatar
Sadia Yasin Samatar@HonSadiaSamatar·
Proudly joined PM Hamza & Deputy Second Speaker Abshirow tonight to celebrate Somalia's historic debt relief! A victory for unity & progress. 🇸🇴✨ Grateful for the support of Parliament, Senate, & all Somalis. Together, we'll build a brighter future! #DebtFreeSomalia
Sadia Yasin Samatar tweet mediaSadia Yasin Samatar tweet mediaSadia Yasin Samatar tweet mediaSadia Yasin Samatar tweet media
English
1
7
43
3.3K