
Ciidul Adxaa Mubaarak 🌙
Waxaan dhammaan ummadaha Muslimiinta ah, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed, ugu hambalyeynayaa munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa.
Waxaan Alle SWT ka baryayaa inuu ciiddaan ciiddeeda nagu gaarsiiyo caafimaad, nabad, bashbash iyo barwaaqo, isla markaana uu dalkeenna ku gallado horumar iyo isku duubni.
Ciid wanaagsan dhammaantiin.

Indonesia















































