Ms Dastuur
421 posts


@Mohameddharoor @imanmali @Plstatehouse Wax badan baad ciin daaqdey maanta lagu yaaba Armey Beerta ceelhare ki roontahay
Indonesia

Shalay waxaan Boosaaso ka baxay 12:30 duhurnimo anigoo ku sii jeeda Badhan. Waxa xusid mudan in salaaddii Casar aan ku tukaday Badhan lafteeda, magaalo waagii hore lagu gaadhi jiray 7 saacadood ama ka badan.
Markii aan hawshaydii dhammeystay, waxaan dib uga soo dhaqaaqay Badhan 9:00 fiidnimo, anigoo Boosaaso ku soo laabtay 11:00 habeenimo.
Tani waxay marag cad u tahay sida ay waddooyinku u beddeli karaan nolosha bulshada. Haddii waddada Ceel-Daahir–Ceerigaabo ay si buuxda u gaarto Ceerigaabo, waxaa hubaal ah in isu socodka dadka, ganacsiga iyo adeegyada bulshada uu noqon doono mid aad uga fudud kana dhaqsiyo badan sidii hore.
Horumarku wuxuu ka bilaabmaa waddo wanaagsan.
W/Q Aamiin Maxamed Jaamac.
Filipino

@JibrilQoobey Inta Dani bin hemithi joogo ihaanada waa nagu socon
Indonesia

Update?
Reer Puntland kor utaaga Madaxiina.
Markii Somalidu ahayd Beelaha,waxaan ahayn Boqortooyooyin taliya.
Markii Somalidu Qaran noqotay,waxaan ahayn curadkooda.
Markii qarankii burburayna,waxaan ahayn kuwii sababay dib usoo kabashada.
Nidaam,ayaa noo dhisan,taladeenu ku urursan tahay oo noqday mid ilaaliya doorkeena curadnimo iyo horumarkeena bulsho ayna ku hirtaan Caruurteena.
Marna ma dhicin in dhinaceena dhulka la dhigo oo siyaasiyan aan noqono Seeri-B ama shacab la xukumo.
Somalida,waxaan la rabnaa wanaag,midnimo iyo Dowladnimo.
Qalbigernu,waa nadiif aan xumaan ku mashquulsanayn oo aaminsan in lays qaato oo lays aqbalo oo lawada dhisto Qaran nawada matala oo aan qolana lagu dulmin.
Guud ahaan Dhulka iyo Dadka Somalida,waxaan la rabnaa wanaag.
Sideedaba,waxaa mar walba jira Qof loolan ku ah Umada masiirkeeda oo haldoorkeeda isku dhereriya una nugul adeegsiga cadowgeeda,waana kuwa hada naloo isticmaalayo,waase iskaga filan nahay.
Xasan Shiikh waxba nama yeeli karo,waa ka adag nahay oo maleh awood uu anaga nagula loolamo oo Dayniile,ayuu soo afjari lahaa haduu awood hayo.
1.Hankiisii Somaliya uu ka lahaa,ayaan ka hor istaagnay.
2. Xamar,ayaan kula dhex dirirnay.
3. Diblomaasiyiintii shisheeye,ayaan uga adkaanay.
4.Dhexgalkii uu damcay in uu PL ku sameeyo Afar Sano kadib oo ay ka baxday ku dhawaad $15-Milyan waxba ugama hirgelin mana ufulin qorsha kasta uu ka lahaa.
Hadal haynta baraha bulshada ee kooxda Xasan maalgelinayso ujeedka laga leeyahay,waa in la khaldo ra'yi caamka bulshada.
Waa hubaa in Mw Deni yahay hogaamiye aragti leh,han leh oo hogaamin kara hadafkeena gaar ahaaneed iyo midka guud ee Somaliyed.
JQ.

Eesti

@DekBinanle Deeq wuxuu ku nool yhy alternative reality. Kulahaa ha qabyaaladeyn. Oo meeshuba qabiil bay ku base gareesan thy including sida loo magacabow taliyayaasha. Samawade is right u need to be careful
Filipino

@DekBinanle MR Daatuur kkk baroorta Waraaq ku soo qor aan aheyn tan dani
Indonesia

Ciidamada Difaaca Puntland ayaa galabta loo diray inay xoojiyaan ammaanka xuduudaha Puntland, si loo adkeeyo difaaca loogana hortago khataraha ka iman kara gudaha iyo dibaddaba.
Mohamed Hassan@Mohameddharoor
Saaka ciidamo Puntland oo hub culus wata ayaa loo diray Mudug, kuna wajahan Gaalkacyo, Jariiban iyo Garacad. Puntland way ka gudbi doontaa caqabaddan.
Indonesia

@JibrilQoobey Mulkiilayasha PL waaye waxii qaldan waa leyska qaban
Indonesia

Update?
Magacaabidii Xasan Shiikh uu Jimcaale umagacaabay,waxa loogu yeero ( Taliska 54-Aad),ayaa dhaliyay khilaaf dhexdooda oo gaaray kala tag kooxdii barakacayaasha reer PL ee Xamar.
Ilmo Diyaano?
Maxamuud Diyaano ayay urabeen booska Jimcaale,waase ka diiday Xasan oo wuxuu qaatay Jimcaale,taasoo dhalisay in Ilmo Diyaano ku yiraahdaan Xasan..( Ciidan aan leenahay Jimcaale ma hoos keenayno).
Qolooyin R.Bari ah?
Kooxdan,waa koox iska diciif ah oo sheegta in 60-Askari ujoogto Aaga Carmo,kuwaasoo uu horboodo Nin lagu magacaabo Maxamuud Mashruuc,iyaguna,waa ka hor yimaadeen magacaabista Jimcaale.
Kooxda Firdhiye?
Iyaguna,waxay wateen Cabdi Madoobe in booskaa loo dhiibo,waana ka hor yimaadeen Jimcaale magacaabistiisa.
Aaran-jaan?
Mulkiilihii Aaran-jaan oo lagu magacaabo Maxamuud Shido,waa diiday Jimcaale,wuxuuna ku adkaystay dagaal Jimcaale ku jiro qayb in uusan ka noqonayn.
Jimcaale?
Waxa ugu weyn ee lagu diidan yahay,waa Sadex qodob oo kala ah.....
B.Fulaynimo.
T.Hunguri xumo.
J.Adkaysi yari.
Xasan,wuxuu Mahad iyo Xamse ku amray in uu isku keeno kooxda oo Jimcaale ay wada taageeraan,waase ku filnaan waayeen,taas,ayaana keentay in Xasan laftigiisu kulan iskugu yeero uu ku dhexdhexaadinayo,balse dood deer kadib is afgarad macno leh lama gaarin,waana ka gadmi waayay Xasan Talye Jimcaale.
JQ.

Filipino

@AliSamattar Nimnakka tolka nahay ee dhulnbte nio walida ma qabeen mise haday washeen😀 anigu siday wax u rabaan fahmi weyay suldaan
Bal nin jidka garoowe iyo lascnod qori dable la waregaya manu isagu is gubayn!🙃
Filipino

@MOHAMED5494887 @AliSamattar Dhulbahante hadaan jirin gunimad ku noolaan laheyd
Eesti

@AliSamattar Inaad dadka ku celisaan Somaliland sultan hadii kale Ayaan waydin dhibaayaan 😂
Indonesia

@AliSamattar Waxaa lagu daweeya in Wagner Gruop iyo RSF uu wato laga dhigo loona tarxiilo ….
Filipino















